Sign in to follow this  
General Duke

The schizophrenia of Dayniile.com

Recommended Posts

Are the webmasters of Dayniile.com and their boss man, sponsors feeling the strain? Talk about confused, we don’t like the roadblocks but we love its owner.

 

Habdhaqanka beelaha USC oo ka xun kan Itoobiyaanka .

Muqdisho

 

Beelaha USC oo ah kuwa baday maanta in ay sidaan noqota Soomaliya kadib markii ay ku habsadeen hanti waxii ay laheyd Soomaliya hadan aan ku dhargin wali sii baahan ayaa xiliwalba dacaayada ka dhigtay Axmaaro ayaa dalka qabsaneysa iyo hadalo daciif ah marka bal aan wax yar fiirino hab dhaqanka beelaha USCda oo ah waxaan lagu sifeyn karin qof bini´´aadan ah sababtoo ah qofka Bini´´aadanka ah mar uun buu wax kartaa lakiinse beelaha USCda ma ha kuwa raba in ay wax gartaan sababatoo ah mar waxey soo gashanayaan dhar culuma mar dhaqan Isbaaro marna dhaqan Ganacsato oo intaba aysan ku dhaqmeynin.

 

Marka aad eegta dhaqanka Maxakamada Islaamka Muqdisho waxaa kugu soo dhacaaya may dadka bad badshaan oo culuma ahaan wax u qabtaan hadan mar arkeysid wax ay qabanyaan sababtoo dadka dhibka ku haaya Soomaliya ama Muqdisho waa kuwa ay ka soo jeedaan heeb ahaan kuwa umada nafta u keenay hadan waxba kama qabtaan iskabadaa in ay wax qabtanee Isbarada ay ku siisaidiyeen dadka Muqdisho wana dhib aan loo heynin xal hadal muslin leh dhaqan muslina aan lagu arkeynin ..

 

Qofka Muslinka markuu yaaba waxuu u cararaa waa Islaamka ama culumada hadaba hadii aanba laga heleynin hab dhaqan suuban beelaha USCda ayaa loo cararayaa miyeena keeneynin in naf laga raadiya Itoobiyaanka maxaa yeelay qof haduu ku rafadinya ama uusan arxan kuu sameyneynin iskuma kaa dhama Soomali iyo Itoobiyaan mid kuu yahay.

 

 

Is ku soo wada dooba waxaa iska cad maanta in loo hiiliyey beelaha USC ayagoo maqaalin ugu jira Axmaaro laga fakiyey markii laga bad badiyeyna la soo istaagay in ay wali u sii dhigtaan isbaaro shacabkii Soomaliyeed ee u hiiliyey hadaba yaa u kala gar qaadi doona Axmaarka raba in ay liqda beelaha USC iyo Xildhibanadii rabay in ay bad badiyaan, masa ahaan doonaan beelaha USC kuwa og abaalka ay u galeen xildhibaanda Soomaliyeed .

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

The above article perfectly illustrates the lies being propagated by the warlords and their media. They admit to the problem in Mogadishu although they blame the clan. Yet they want the government to move into Mogadishu as soon as possible, without addressing the problem at hand. For all the “Amxara†talk the peace above highlights the suffering and disillusionment even mouth pieces like Dayniile have with the status quo of the capital and its surroundings.

 

However in a short space of time they go back to asking the usual nonsence,†why are Abdullahi and Geedi avoiding Mogadishu and what’s wrong with Mogadishu, do they hate the clan of Mogadishu? Typical

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL Dayniile.com webmasters must be a bunch of potheads. How can you switch objectives back and forth so much? Anigu waxay ila tahay ragaan inay iska qoraan hadba wixii ay damacsanyihiin ama wixii ay suuqa ka maqlaan. But, for their entertainment value, they deserve a belated Oscar nomination.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dayniile.com wararkoodu waa degdeg mar kasta, ragga hago shabakadan dayniile waa rag khubara ah oo garanayo damaca gali karo shakhsiga akhristaha ah taasoo ah "warar fara badan in maalinle la soo saaro"

 

laakin waa niman full time ka shaqeeya websiteka, so mararka qaarkood la yaab malahan iney warar aan jirin soo tebiyaan ama wax un niyyadoodu kusoo dhacdey daabacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Looool at schizophrenia, i think that is the right diagnosis general duke. or it could be a bunch of kids trying to play games with the dayniile readers hehehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beelaha USCda oo la layahay meel u roon oo aan ka aheyn in ay Sooamliya oo idil isbaaro u sii dhigtaan

 

gurigiishacabka.jpg

 

Muqdisho

Sida aan la socona muda shan iyo tobonsano waxaa afduub loogu jiraan beelaha USCda oo ayagu isbaara dhigtay hal boowlihii shacabka Soomaliyeed sidii casimadiid dalka iyo dhulbereedkii ay kuwada noolaan jireen dhamaan umada Soomaliyeed .

 

waraabe.jpg

 

 

Beelaha USCda ayaa leysku dayey in mar uun la qanciyaa si foodada u dayaan ayadoo dhor mar oo shir Soomaliyeed la qabtay la siiyey hogaanka ugu sareeya ee Soomaliya tasoo keentay in ay isku aqoonsadaan wadanka sii galiyaan bur bur uusan ka soo waqsan karin 50 sano hadii aad booqata faras magaalahii magalada Muqdisho indhahaada ilma ayaa ku soo joogsanaya sidii ay u galeen waxaad isleydahay ma Gaalo iyo Muslin ayaa ku dagaalay halkaan ,hadaba maxaa helay wax garadka beelaha USCda mise sidaan ayeey modeen nolo mase sida wax loo xukuma aysan wax ka garanenin sababtoo ah macquul ma ah in mar walboo leesku dayaa in xal loo helo Soomaliya ay bilabaan fooda hor leh ayagoo adegsanaya wax magarato aan damiir wadaninimo aan laheyn,ayagoona hal qabsi ka dhigtaa wadankii Axmaaro ayaa loo gacan galiyey ayagoona ah kuwa ka daranba Axmaarada maxaa yeelay hadii aad diido in dalka uu yeesho maamul soo celiya kala danbeenta soo u sahlanaaneyso in kuwii aad cadoga ku sheegeysay ay si sahal ah ku soo galaan wadanka ileen adigaaba ka dhaqan xun Axmaarada.

 

Mucshida ugu daran oo aan daawa looga layahay hab dhaqanka beelaha USC ayaa ah Isbaarada maxaa yeelay waxa dhigta Isbaarada Culmadii wadanka ayagoo hugsan magaca Maxkamada Islaan , Siyaasiyiintii rabay in ay wax xukumaan iyo odayaashii laga sugaaya xalka marka meel ay isbaaro dhigteen dadkii xalka laga suagayey maxaad ka sugee wax magardkoodii .

 

luahaha.gif

Bal arag gabartaan yar siday u galeen dagaalada u dhaxeeya beelaha USCda dhaxdooda

 

 

Tan ugu daran oo ah mar walboo wax la yagleelo waxey la imanayaan wax kale oo aysan ku dhaqmeynin bal eeg 29 qodob ay soosareen Xildhibanadii ku abtirsanayey beelaha USC sida ay u quruxbadan yihiin iyo sida aan loo fulineynin marka ay sidaan tahay dadoow ayaa u kala gar qaadi doona beelha USC iyo shacabka Soomaliyeed oo mar uun sugayey xal laga helaa qeybaha ay daganyihiin dadka ku abtirsadaa beelaha USC ase sii jiri doonaa hamiga beenta ah ee beelaha USC waa jawab lagaa sugaya diga

 

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

USC criticizing USC! Failure after failure has forced the USC to disintegrate - because the Promised Land was not in sight. How many times were they given the top post? How many times did they fail? And how long will Somaliwayn put up with USC failures, esp in matters of re-building nation-state when they can't even agree to peacefully co-habit Muqdisho?

 

XOOGSADE needs to read this self-reflection. Facts on the ground far outweigh any supposed prejudice people might have about Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Suffering from another attack of selective reading, I see!

 

Of course self-criticism is healthy, especially on the part of the USC - one of the last groups in Somali political factions that hasn't mastered the art of 'the pen is mightier than the sword' yet. In fact, I think you haven't mastered it either, with all your boastful talk of how you and your super army will attack Garoowe! I seem to remember you saying something to that effect or am I mistaken? All in all, a good dose of self-criticism by webmasters of Dayniile.com - a well-known USC mouthpiece.

 

Perhaps next week, they can focus on the mighty USC - and how it once dominated Somali territory and politics. Or maybe even profile the exciting career of a warlord! But I'm sure, JUMATATU, you of all people know all the gory details about the careers of the 'mujahids' you believe in so much.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this