Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: powerful opposition takes shape....

Recommended Posts

Latest headlines from the south...

 

New GovernmentThere has been some movement on the ground since the inception of Sharif Ahmed’s government, there is talk of the formation of an Islamic emirate government in the south run by Al Shabaab, Hizbul Islaam and sponsored by powerful forces in the Gulf regions.

There are negotiations going on in Marka led by Xasan TurkI.

 

Hizbul Islam has gained much ground in the capital taking over various districts in the city and holding the important district of Afgoyee to the south. They have issued a clear message to the new government that any encroachment on their territories in the capital will not be tolerated.

 

Al Shabaab carried out a devastating attack on AMISOM forces killing up to 11 soldiers and injuring another 15.

 

 

Duke..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumada Daarul Hijreyn oo laga dhisayo magaalada Marka >>>>

Xafiiska Warqabadka

Muqdisho - Xukuumad loogu magacdaray Daarul Hijreyn oo qaban qaabadeeda laga wado magaalada marka, ayaa soo ifbaxaya, kadib markii inta badan ururada diidan Dowlada uu Hogaamiyo Sheik shariif ay halkaa kusii qul qulayaan.

 

Wadaadka caanka ah ee Sheik hassan Turki oo isagau ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay dhisi doonaan maamul slaami ah oo ku balaarsan dhammaan geeska Afrika, iyada oo marka hore Somaliya laga hirgelin doono wejiga hore ee Xukuumada Daarul Hijreyn.

 

Ilaa iyo hadda waxaa socda shirar gogol xaar ah oo lagu qaban qaabinayo shirweynihii asalka u noqon lahaa dhismaha xukuumada ay kooxahani ugu magac dareen Daarul Hijreyn ama Baladul Hijreyn oo iyana la magac hayo, waloow ayan jirin labada magac mid haatan ay go'aansadeen.

 

Sida muuqata qaban qaabada gogol xaarka shirweynaha dhismaha xukuumadan ayaa ku socda si xoowli ah, waxaana sida la filayo loogu talagalay in xukuumada ay hogaamiyaan Sheik Shariif, iyo Ra'iisul Wasaare Omar Abdirashiid loogaga hortago.

 

Biladul Hijrateyn) oo loola jeedo dhulkii ay usoo hijroodeen Asxaabtii uu hogaaminayay Jacfar Bin Abi-Daalib (R C), Dhulkaas oo ka kooban Somaliya iyo Ethiopia

 

Allidamaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xisbul Islaami oo isku fidiyey qeybo muhiim ah oo kamida magaalada Muqdisho, ugana digey ciidamada dowladda iney ku soo dhowaadaan.

 

(23-02-2009)Dhaqdhaqaaq millitari ayaa beryihii ugu dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho si weyn uga wada ururka Xisbul Islaam oo ay ku bohoobeen dhowr urur-diimeed, waxaana ciidamo ka amar qaata Xisbul Islaam ay buux-dhaafiyeen degaanada dermooley, Suuqa Xoolaha, Huriwaa, Towfiiq, Jidka Warshadaha, Xaafadda Gubta, iyo qeybo kamida degmada Daynille, waxaana Ciidamadaasi haatan isku fidiyeen qeybo kamida xamar jadiid iyo Hodon.

 

Ciidamada Xisbul islaam oo Saldhig weyn ku leh degmada Afhooye ayaa waxay ku soo faafeen degaano ka tirsan Ceelasha biyaha, waxayna si taxader leh ula wareegayaan goobo muhiim ah oo magaalada iyo nawaaxigeeda ku yaala.

 

Sheekh Xasan Mahdi oo u hadlay Xisbul Islaam, ayaa sheegay ineyan ururkoodu cidna duulaan ku ahayn oo ay yihiin urur nabadeed, hase yeeshee wuxuu ka digey in daan-daansi loola yimaado, wuxuuna carrabka ku adkeeyey ciddii soo haweysata goobaha ay magaalada ka joogaan iney cawaaqib xun kala kulmi doonaan.

 

Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa culeyka ugu weyn ee horyaala uu yahay kooxaha Islaamiyiinta ah ee ay beri ahaayeen far iyo faraanti, balse haatan dhiigiisa baneystay heshiis ay la heshiiyaan iska daaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Is that what is happening on the ground or what those like Allidamaale fantasize about?

 

 

Separate reality from fantasy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke, those close to the Islamists have said Al Shabaab/Islamist have entered a phase where they send Islamists of Puntland and Somaliland origin back to their regions. The Islamists now believe the time is right to start campaign in the north.

 

The men had contacts in Puntland and Somaliland for months now and are supposed to prepare the underground foundation for the materialized movement there.

 

Have you heard anything?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Xisbul Islaam oo digniin udiray ciidamada dawladda Soomaaliya.

23. februar 2009

 

Muqdisho(AllPuntland)- Afhayeenka Ururka ay isku raaceen oo ay dhisteen Afar Urur oo ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee la yiraahdo Xisbul Islaam ayaa Digniin culus udiray Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo uga digay in ay ku soo dhawadaan ama soo galaan deegaanada ay Maamulayaan ciidamada ka amar qaadanaya dhinacyadan.

 

Afhayeenka Ururkaasi Sheekh Xasan Mahdi ayaa shaaca ka qaaday in ay arkayaan dadaalo ay wadaan dad uu ku sheegay in ay ka tirsan yihiin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay doonayaan in ay ciidamo keenaan deegaanada ay ka taliyaan Ururadooda, wuxuuna sheegay in hadii aan laga tagin talaabooyinkaasi oo aan laga guurin ay u arkaan mid ka soo horjeeda amaanka dalka Soomaaliya.

 

" Anaga ayaa maamuleyna deegaanada aan maamulna waadna la socotaan, waxaana goobaha aan joogno meelaha dhow dhawaanahaan aan arkeynay ayadoo la leeyahay ciidan ayaa la keenayaa, waxaana uaragnaa in looga soo horjeedo amaanka deegaanadan" Ayuu yiri Afhayeenka Kooxdan oo ku sheegay talaabooyin ciidan lugu keenayo deegaanadaasi kuwa dagaal looga dalbayo.

 

Xasan Mahdi wuxuu sidoo kale soo qaaday wada hadal ay la furaan Xukuumada Soomaaliya wuxuuna taasi ku sheegay mid aan marnaba Maskaxda galeyn ilaa ay Toobad keenaan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka udhigaye Afhayeenka Kooxda, wuxuuna sidoo kale sheegay in aysan ayagu cidna weerar ku qaadeyn.

 

" Wada hadal ma jiro, Culumada ma timid nagama codsan in aan la hadalno dawladda Shariif Sheekh Axmed, mana la hadleyno waayo waad garan karnaa waxyaabaha ay sameeyeen, waayo waxa ay ku dhaqaaqeen talaabooyin aan u aragno in ay ka soo horjeedaan Diinta Islaamka" Ayuu hadalkiisa raaciyey Afhayeenka Xisbul Islaamiya.

 

Digniintan ka timid Xisbul Islaamiya ayaa ku soo beegmaya xili ay dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay cabsi ka qabaan in ay dagaalo dhexmaraan dawladda Soomaaliya & Ciidamada Ururada ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo sheegay in ay hada muuqdaan Sawiro muujinaya in ay dagaal dhici karaan, hadii aan wax laga badalin sida ay wax ku socdaan.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

11 askari oo katirsan Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM oo lagu dilay weerar

Posted to the MOL February 22, 2009, 2:05 pm

 

Mogadishu, Somaliya:- Kow iyo toban askari ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Midwoga Africa ee kusugan magaalada Muqdisho ayaa manta kugeeriyooday qarax ay la beegsadeen kooxda Alshabaab ee kasoo horjeeda cidaamada nabad ilaalinta.

 

Qaraxaan ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 15 askari , waxayna dhammaan ka tirsan yihiin ciidamada kasocda dalka Burundi.

 

Qaraxaan oo shida la sheegay ahaa mid ismiidaamin inkastoo ay saraakiisha AMISOM ay shegeen inuu weerarkani u ahaa hoobiyaal lagu soo tuuray xarunta ay daganyihiin.

 

Qaraxaan ayaa waxa uu kusoo aaday xilli ay Midowga Africa ay qorshaynayaan inay ciidamo horleh usoo diraan dalka Somaliya. Wuxuu sidoo kale kusoo aadaya maalmo kadib markii ay Culimada Somaliyeed ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho kana soo saareen go’aamo ugu baaqaya ciidamada midowga Africa inay dalka uga baxaan 120 maalmood, halka ay ugu baaqeen koxaha dagaalamaya inay sidoo kale weerarada ka joojiyaan ciidamada nabad ilalinta inta ay dalka ka baxayaan.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

I only see AllIdamale, AllPuntland etc.

 

 

As I said:

 

Is that what is happening on the ground or what those like Allidamaale/Allpuntland fantasize about?

 

Separate reality on the ground from fantasy of ex-TFG/AY supporters

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal adeer, I have not heard anything new, they have attacked the North before so I don’t doubt they will try again, but their energy now is entirely on the south and they have vacated much of the central areas they held to local warlords and Ahlu Sunna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meiji adeer, if you cant handle the news dont read it. The suicide bombing alone testifies that there is no truce, the groups are positioning themselves.

 

Also Dalkanews.com is a big supporter of the clan courts and the Sharif..

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Islamists now believe the time is right to start campaign in the north

Gabbal, saxiib I don't think these groups have the bottle to wage war in Puntland and Somaliland, they can excute some henious terrorist actions such as the one few monthes ago, but they can not do there what they have done in the south, and I'll tell you why not.

 

First to wage a succesfull gurrilla war you need a fan base or supporters who will hide you and your weapons, and who will give you food and medicine.

 

Secondly Puntland defeated these groups in 1991 and know them very well.

 

And thirdly Puntland's Ulamaa are very smart and wise people such as Sh.A/Kadir Gacameey who always stands against anyone who threatens the peace.

 

So Rest in Peace, Puntland is in safe hands inshalah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke if you hear anything keep us updated.

 

Nabad, you don't know who is part of thise movement. It could be your own brother or next door neighbor. One thing I do know now is that they have started implementing that part of the plan. Already many men of Puntland and Somaliland origin are being sent back north.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GABBAL. Your right it could be my brother or neighbour next door, but as I said the vast majority in Puntland want peace, and they will deal harshly anyone who'll try to rock the boat.

 

Yes there could be brain washed young kids here and there, and they can throw a bomb here and there,but to organise a land invasion south style and capture whole cities is almost impossible. we had simmilar situation in 1991 as well and they were dealt with harshly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Gabbal:

Duke, those close to the Islamists have said Al Shabaab/Islamist have entered a phase where they send Islamists of Puntland and Somaliland origin back to their regions. The Islamists now believe the time is right to start campaign in the north.

 

The men had contacts in Puntland and Somaliland for months now and are supposed to prepare the underground foundation for the materialized movement there.

 

Have you heard anything?

HEHEHEHEHE i think YOU ARE scaryING THEM HEHEHEHE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this