Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu:Continuing fued leaves 1 dead and 4 injured....

Recommended Posts

Gaalkacyo: Hal qof ayaa ku geeriyooday 4 kala dhaawac ayaa soo gaaray rasaas iswaydaarsi ka dhacay duleedka Gaalkacyo

- Wednesday, July 20, 2005 at 19:20

 

Gaalkacyo(AllPuntland)- Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maanta rasaas isku waydaarsaday ciidanka Puntland oo ilaalinayay nin maxkamadda ciidanku ku xukuntay dil iyo malleeshiyo doonaysay inay ninkaasi faraha loo soo galiyo , rasaastaasi oo muddo daqiiqado ah xawli kusocotay ayaa markii danbe qabowday kadib markii malleeshiya beeleedkii ninka doonaysay ay u suurto gashay inuu gacantooda soo galo .

 

Xaaladda Ammaan ee magaalada Gaalkacyo ayaa caadi ah aydoo wax dareen ah uusan ka jirin magaalada Gaalakcyo , rasaasta ayaa markii hore ka bilaabatay meel kayara durugsan magaalada , taasi oo sahashay in dadku aysan laba socon rasaasta la is waydaarsaday

 

Cusbitaalka magaalada ayaa la keenay 4 qof oo qaba dhaawacyo fud fud iyo mid kamid askarta ammaanka ee Puntalnd oo rasaastii la iswaydaarsaday ku dhintay.

 

Sidii ay wax u dheceen ayaa waxaa baaritaankeeda ku jira ciidanka booliska ee magaalada Gaalkacyo , kuwaasoo sheegay inay waqtiyada soo socda saxaafadda u warami doonaan.

 

Magaalada Gaalkacyo uma muuqato in dadku ay ka anfariirsan yihiin xabadihii dhacay , waxayse ay wali ku kala mashquulsan yihiin shaqooyinkooda caadiga ah ..

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

@Magaalada Gaalkacyo uma muuqato in dadku ay ka anfariirsan yihiin xabadihii dhacay , waxayse ay wali ku kala mashquulsan yihiin shaqooyinkooda caadiga ah ..

 

Really?

 

That city always had and continues to have contagious affliction of defying law and order. Clannish pride compounded with deep intolerance and ignorance caused that poor city of Mudugh desert fortune of development and progress. With its volatile politics and explosive tribal tensions, Gaalkacyo remains to be the dark spot in what supposed to be a bright star of sort in the gloomy south.

 

Security and political stability are chief blessings of Allah indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this