Sign in to follow this  
Nomadic Activist

More KILLINGS in Galkacyo and the president calls Muqdishu unsafe!!!!

Recommended Posts

Magaalada Gaalkacyo oo maanta lagu dilay sargaal sare oo ka tirsan ciidanka Puntland.

Gaalkacayo

War goordhow nooga soo direy wariyaheena magaalada Gaalcayo in lagu dilay maanta sargaal sare oo ka tirsan ciidanka Puntland kasoo loo diley aano qabiil oo u dhaxeeyo laba beel oo maali mahii u dambeeyey ka dhaxeeyey is u gaarsi

 

Magaalada Gaalkacayo oo hadda uu ku sugan yahay madaweynaha Soomaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa dhabar jab weyn ku ah madaxweynaha oo asagu maal mahaan abaari jirey in magaalada Muqdisho ay ka jirto amaan xumo gaamurtay asagoona hadda u caali la magaalada uu ku dhashay dadkiisana ay ku badan yihiin in uu ku soo celiyo amaan tasoo ku tusayso in ay isaga mid yihiin Soomaliya oo idil amaan xumida ayadoona si wadajir ahna loo xalina aysan xasileynin Soomaliya

 

Bishaan gudaheyd ayaa magaalada Gaalkacayo lagu dilay dad kor u dhaafayo 10 ayadoona aysan jirin cid loo soo xirey fal danbiyeedka ay galeen tasoo ku tusayso in yasan ka jirin magaaladasi amaan leysku haleyn karo.

 

Magaalada gaalkacayo iyo Muqdisho ayaa isaga mid ah u xaglinta micnadaradaah ee loo adeegsanaayo Qabiilka

 

 

Cadulaahi Karshe Gaalkacayo Dayniile

 

Ku noqo beejka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Askari ka tirsan ciidamada booliiska oo maanta lagu diley magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo - 12.July.2005 Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta lagu diley magaaladaas, askari ka tirsan ciidamada booliiska ee gobolka, kaas oo lagu magacaabo jirey Daahir Qooje.

 

Marxuumka dhintay ayaa ka mid ahaa askar booliis ah oo la dhigay dugsiga Cabdullaahi Binu Cabbaas, si ay u kala dhex galaan kooxo isku haystey lahaanshaha dhulka uu ku fadhiyo dusgigaasi.

 

Koox dabley ah oo ka mid ahayd dadka dhulka sheeganaya ayaa rasaas oodda kaga qaadday askarigaas oo isla goobtaas ku qur baxay.

 

Taliyaha ciidamada booliiska qaybta Mudug, Aadan Nuur Qaal ayaa u sheegay weriyaha SBC ee magaalada Gaalkacyo, Saadiq Cabdi Guumbe in askariga dhintay uu ka mid ahaa askar la geeyey halkaas, si ay uga hor tagaan shaqaaqo halkaas ka dhacda balse rag dabley ah ay rasaas ku fureen askartii.

 

Dilkan ayaa qayb ka ah dilal is daba joog ah oo beryahan ka dhacayey magaalada Gaalkacyo inkasta oo ay jiraan dadaallo xool leh oo lagu sugayo amniga magaaladaas.

 

Saadiq Cabdi Guumbe

SBC Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

I think the safety he is talking about and the crime that has happened in G-town are entirely different from one another.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho is unsafe and dangerous, that is a fact, and regardless what happens in the other parts of the country. Anybody who disputes otherwise can't be taken rationally.

 

However, this has nothing to do why not "Honourable" C/laahi Yuusuf Axmed shouldn't be in that capital. He wanted violently to be a president of the republic and was chosen, albeit not universally by Soomaalis; I am sure he knew the risks exactly as they are now. Kowtowing to Sanaawi and avoiding the capital, Muqdisho, won't get you anywhere, Mr. President.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this