Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Lower Shabele: The Islamic Administration distributes zakaat to the poor and needy

Recommended Posts

Maaddeey   

MMA,sxb Comment-iga dambe hadda leen arkay, anigana adigaan kula yaabanaa, sida aad sawirka u jahwareerisay,Magaalada waa Marka Caddeey dadka degganna waad taqaannaa ee sawirka been ha ka sheegin!.

 

Markii qofku gaaro heer uu cadawgiisa wanaagga uu leeyahay u qiro ayuu xornimo gaaray.

 

Meel Moderator-keeda saan yahay KABBIR CALEYHAA ARBACA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meeshaan cadownimo iyo waxaas kama jirto. Ima yaqaanaan kuwaas madaxa duubtay, anigana ma aqaani dadkaas. Reerkeygana ma leynin, anigana waxba kama dilin, ee marka wax keenaayo cadownimo iska yar.

 

Kaas hadduu Soomaali yahay, anigana ma'ihi marka.

 

N.B. - I am just sharing my opinion, meel kale iyo si kale ha u qaadan. It is just an opinion of mine. If you happen to support cawaantaan madaxa duubtay, whom I believe are the worst group Soomaaliya had ever seen in those trying times of last two decades. Just another opinion of mine before sii saniftid. They are not malaa'ik lasoo diray, as some of their ardent supporters believe so.

 

You have a right to support them, I too equally have a right to oppose and oppose I will always remain. Marka no need aad u saniftid, duqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Although I have developed a soft spot for Alshabaab because of their good initiatives such as this and the peace in the regions they control, I have become very anti-voilence as the years past, and that would be my problem with them, they very violent group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Its like calling Hammas 'very violent'!.

there's this Arab saying

قال الحائط للوتد لم تشقني؟ قال: سل من يدقني

 

it roughly translates like this:

'The wall complained to the wood: why you piercing on me?, It (the wall) said: Ask the one hitting me!'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

"Rabiyoow Raxmanoow Soomalida u roonoow"

 

Abti, I'm disappointed runtii. 2009kii waa la soo dhaafey, ambulance aad igu soo dhejisey threadka kalena waan kaa sugaayey, ileen wax kale meesha ma yaalee.

 

Waxaan ku weydiistey, inaad i tusto Rooboow, Shaangole, Dheerow ama Qalafoow oo dadka dhibaateysan caawinaaye. (Zubeyr maba la arkee)

 

Sida tartanka quraanka, dollarka caruurta ugu tuuraayaan, bal i tus ayagoo dadka u baahan wax siinaayaa. I challenge you to show me ayagoo isbitaalka dadka dhaawacmey dartood soo booqanaaye.

 

Intaas maka soo bixi kartaa?

 

Mar labaad ku noqo and give me something concrete to work with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

We have to think of our future, South is for southerens

Jisaar ha noqonin, Ambulance bilaash miyaa?. Hadda kadib wixii wanaag ah ood aragto waa inaad ka mahad celisaa, haba iska yaraadeene.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Originally posted by Maaddeey:

quote:We have to think of our future, South is for southerens

Jisaar ha noqonin, Ambulance bilaash miyaa?. Hadda kadib wixii wanaag ah ood aragto waa inaad ka mahad celisaa, haba iska yaraadeene.
Qarxis.com yaa Sheikh Maaddeey..Lol

 

:D - Oops,anigu naa waa sii qarxinaya!. It must be the sheytaans are already out!..Looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this