Sign in to follow this  
Liqaye

waa waqti haboon inay O.N.L.F ka soo degaan geedka

Recommended Posts

Liqaye   

waa waqti aad iyo aad ugu haboon, inay ka soo degaan geedka gaaban ee ay mudada badan saaran yihiin,sababta oo ah waxaynu nahay sidii Qof mayd u yaalo,qof mayd u yaalaana fadhi uma eka balse waa inuu u xaydtaa qiima kasta oo ay ku kacayso,iyo raadin xoog kasta uu ku aasto maydka u yaala.

 

Waxaan og soon nahay midnimo la diidaa inay dad keena iyo dalkeena Somaali Galbeed dib u sii ridayso,jabhado badan oo abuurmaa waxay dhaawac badan u leeyihiin xoriyada dhulkeena, iyo is raaca dad keena,waxan sidaa u leeyahay in dhaw garatada O.N.L.F ayaa halhays ka dhigta,hadii aadan taageersanayn O.N.L.F samayso Jabhad oo dhinacaga ka dagaalan,xageen ka dagaalamaa ,ma laba dal baa jira hal baan ogaa Ethiopia haysato? dooda kale ee in dhaw garatada O.N.L.F ay ku doodaan ayaa waxay tahay,magacan anagu dhulka uma aanan bixin ee istic maar ayaa bixiyey ,sidaa daraadeed hadan is tic maalo magaceeena SOOMALI GALBEED waxay Qadiyada noqonaysaa dhibaato dhex taala Jamhuuriyada Soomali iyo Ethiopia, sidaa daraadeed waa inaad samaysataa Jabhad ood dhinacaga ka dagaalantaa.

 

Ma laba dalbaa jira hal dal baan ogaa oo Ethiopia haysato ? waa nasiib daro mana dagaalami karo qof aan u bislayn is raacinta dadkisa, nimaan diyaar u ahayn inuu wax ka tago si wax ugu hagaagan ,halkaan waxaa inooga soo baxaya in kuwa u ololaynaya O.N.L.F aanay diyaar u ahayn inay xoroobaan balse ay carqalad ku yihiin xoriyada Soomaali Galbeed,umad kasta oo u dagaalanta xoriyadeeda waxay diidaan magaca uu is ticmaar ugu yeedho waxay ku doodan magacooda,iyo meesha ay ku yaalaan,hal kan kuma kobi karo balse aan tusale yar idinku soo qaado dhulka inogu dhaw anoon idin fogayn ,wadan ay nu walaalo dhaba nahay ,ayuu isticmaarkii fransiisku u bixiyey COTE SOMALI FRENCAIS xeebta soomaliyeed ee fransiiska, mudoka dib 1967 ayuu ogaaday in magacani aanu u adeegayn mas laxadisa sidaa daraadeed ayuu u bixiyey FRENCH TERRITORY OF AFARS AND ISSAS la soco jabhadii markaa la dagaalamaysay fransiiska waxaa la oran jiray SOMALI COAST LIBERATION FRONT jabhada xoraynta xeebta soomaliyeed waqtigii xoriyada qaateen 1977 waxay la baxeen Djibouti , waa magac kale, waxba tusaale badan iigama baahna in dhaw garatada O.N.L.F waxba yaanan uga sheekayn dhulal badan ,wali ma aynu hayno hogaamiyayaal xoriyadu daacad ka tahay sida Toussaint Louverture rer Haiti ee xoriyada ka hor dhulkisa isticmaarku ugu yeeri jiray SAINT-DOMINGUE ee ka dagaalamay la dilayna isagoon dadkisu xorobin Qaadana magacoodii dhabta ahaa.

 

HAITI waxaan la hadlayaa maaha in dhaw Garatada O.N.L.F balse waxaan la hadlayaa dhaman shacbi weynaha Soomali Galbeed taageera W.S.P.A Ha Taageerina dadka diidan midnimada Dadkiina iyo Xoog u helida is ticmaarka dhulkeena haysta,midnimo ogaada ma dheera xoriyadeenu

 

Ahmed MUSE

(afhayeenka W.S.PA)

ahmedmuse@msn.com

 

 

In particular i would like to see og-moti and sayfullahs response to this

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this