Sign in to follow this  
Emperor

Kanada oo Shidaal ka qodi doonta dhulka Puntland

Recommended Posts

Emperor   

Garowe: Kanada oo Shidaal ka qodi doonta dhulka Puntland

24. November 2007

 

 

Garowe(AllPuntland)- Wafdi ka socda shirkadda shidaalka ee laga leeyahay dalka Kanada oo la yiraahdo Africa Oil Corporation ayaa booqasho ku maraya deegaannada Puntland oo ku yaal waqooyi bari dalka Soomaaliya.

 

Ujeeddada wafdigan Kanadiyanka ah ayaa ah inay madaxda Puntland ku wargeliyaan kalana xaajoodaan sidii ay shirkaddan sanadka soo socda shidaal uga soo saari lahayd dhulkaas ay saliiddu dhex ceegaagto.

 

Madaxa shirkadda shidaalka ee Africa Oil Corporation (AOC) oo la yiraahdo Rick Schmitt iyo laba khabiir oo ku takhusasay qodidda shidaalka ayaa khamiisti yimid Puntland, waxayna wadahadallo la yeesheen Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Cadde Muuse Xirsi iyo saraakiil sare oo ka tirsan maaulkaas.

 

Kooxdaas ka socotay shirkadda shidaalka ee Kanada waxay booqdeen dhulka hodanka ku ah bansiinka ee ku yaal dooxada Dharoor ee Gobolka Nugaal, halkaas oo la filayo inay shirkaddan sanadka dambe ka qoddo afar ceel oo shidaal ah.

 

Shirkaddan ayaa adduun dhan 50 million dollars una dhiganta 34 million euros, gelin doonta hawshaas lagu soo saarayo shidaalka. Maamulayaasha Puntland iyo shirkadda AOC oo horey loogu yiqiin Canmex Minerals Corporation, waxay bishii Jannaayo kala saxiixdeen heshiis, kaas oo ay caqabad ka kulmeen odayaal beeleedyo mucaaradsan.

 

Sidoo kale waxaa horey maamulladii Puntland heshiisyo qodid shidaal u kala saxiixdeen shirkado Shiinees ah sida CNOOC, China International Oil iyo Gas (CIOG). Wuxuuna dhulka Puntland oo ay nabad ka jirto u muuqdaa mid soo jiidanaya shirkadaha caalamiga ah ee maalgelinta iyo shidaalka, taas oo keeneysa in ay dadka Puntland noqdaan kuwo qani ah.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Wafdi ka socda shirkad saliida baarta oo canadian ah oo booqanaya Puntland.

 

Wafdi ka socda shirkad saliida baarta oo canadian ah ayaa booqanaya dhulka uu ka taliyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,si ay madaxda maamulka war bixin uga siiyaan qorshohooda ku aadan dhaq dhaqaaqayadooda saliid baarista ah

 

oo ay doonayaan sanadka dambe in ay ka fuliyaan deegaanada Puntland,sida lagu sheegay war bixin la soo saaray maalintii jimcihii maantase la shaaciyay.

 

Wafdigan ayaa waxaa hoggaminaya masuulka ugu sarreeyay shirkada AOC Mr. Rick Schmitt,waxaana socdaalkiisa ku wehliya laba khabiir,iyagoo maalintii khamiistiina gaaray magaalada Garowe.

 

Masuuliyiintan canadian-ka ahi waxaa ay kulamo la qaateen madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland General Cadde Muuse iyo saraakiil kale oo dowladiisa ka tirsan.

 

Wafdiga ayaa sidoo kale booqday deegaanada ku haboon in saliida laga baaro ee k u yaala dooxooyinka Nugaal iyo Dharoor ee waqooyiga Soomaal iya,halkaas oo la filayo in shirkadani ay sanadka soosocda horaantiisa ka qodo afar ceel oowaaweyn sida lagu sheegay war murtiyeed kasoo baxay kulanka dhinacyadani ay yeesheen.

 

Maamulka Puntland iyo shrikadan la yraahdo AOC, oo horay loogu aqoonjiray “Canmex Minerals Corporation” ayaa bishii Janaayo ee sanadkan waxaa ay galeen heshiis wax soo saar wadaqag ah.

Shirkdan ayaa la sheegay in lacag dhan 50 milyan oo doolar (34 million euros) ay ku bixin doonto hirgelinta howshan.

 

Dhowr shirkadood oo ay ku jiraan labo laga leeyahaydalka Shiinaha oo la kala yiraahdo CNOOC iyo CIOG ayaa horay heshiisyo ula galay C/llaahi Yuusuf Axmed,xilligii uu madaxweynaha ka ahaa Puntland.

 

Ka hor intii aanu dalka Soomaaliya ku dhicin xeyndabka dagaalada sokeeye 1991-kii khubaro ku xeel dheer cilmiga dhulku waxaa ay sheegeen in Soomaaliya ay leedahay dhul shidaal ka ceegago oo ayna hadii lasoo saaro noqon karto dal qani ah oo ku yaala bada cas iyo gacanka cadan.

 

Xigasho AFP

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Shidaalka Puntland oo qoditaankiisa la bilaabayo 2008

Last Updated::2007-11-24 16:31:22

 

shidaal_qodis.jpg

 

Garowe(HRNet):- Sida ay shaacisay hay'ada Warbaahinta AFP waxaa sanadka soo socda ee 2008 laga hirgelin doonaa Puntland qodista shidaalka.

 

Arrintan ayaa soo baxday kadib markii wafdi balaaran oo ka socda shirkada AOC (African Oil Corporation) soo gaareen Puntland labo maalmood kahor.

 

Madaxa ugu sareeya shirkada AOC Mr. Rick Schmitt ayaa markii ugu horeysay booqasho ku yimid dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland, asaga iyo labo khubaro ah oo ku takhasusay qodista shidaalka.

 

Wafdigan ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay Madaxweynaha Puntland, iyo xukuumada, iyo waliba issimada gobalka Nugaal, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay qorshaha la bilaabi doono sanadka 2008 horaantiisa.

 

Sida ay AFP sheegayso deegaanka Nugaal iyo dooxada Dharoor ee Puntland ayaa lagu wadaa in horaanta sanadka 2008 laga qodo afar ceel shidaal oo baaritaanka horudhac u noqon doona.

 

Shirkada AOC ayaa shaaca ka qaaday in ay 50 million oo dollar gelin doonto hawlaheeda ugu horeeya ee ah qodista ceelasha oo hada usoo bandhigtay dowlada Puntland.

 

Bishii Janaayo ee sanadkan ayey dowlada Puntland iyo shirkada AOC oo xiligaa la oron jiray Canmex Minerals Corporation si rasmi ah u kala sixiixdeen baaritaanka shidaalka Puntland iyo soo saaristiisa.

 

Wafdigan ayaa qaar kamid ah booqasho ku tagay ceelka shidaalka ee Conoco halkaasi oo lagu wado in laga dhiso ceelka ugu horeeya ee shidaalka Puntland.

 

C/risaaq Shiino

Garowe, Puntland

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Canadian oil chief in Somali region for exploration

 

NAIROBI (AFP) — A delegation from Canada's Africa Oil Corporation is visiting the Somali semi-autonomous region of Puntland to brief leaders on its planned oil exploration activities for next year, a statement from the region said Friday.

 

AOC chief Rick Schmitt President and two drilling experts arrived in the region on Thursday and held talks with Puntland President Adde Muse and government officials.

 

The team also visited the prospective basins in the Nogal and Dharoor Valleys in northern Somalia where the company is expected to drill four exploratory wells early next year, the statement said.

 

Puntland rulers and AOC, formerly known as Canmex Minerals Corporation, in January signed a Production Sharing Agreement despite opposition from local Somali clans.

 

The firm will spend 50 million dollars (34 million euros) in exploration expenditures.

 

Several other companies including China's CNOOC and China International Oil and Gas (CIOG) are reported to have signed agreements with Puntland, which was controlled by Abdullahi Yusuf Ahmed before he became Somali president in 2004.

 

The Horn of Africa nation, which has had no functioning central government since 1991, has attracted several foreign energy companies that are interested in prospecting for oil.

 

Before the country plunged into anarchy in 1991, when dictator Mohamed Siad Barre was ousted, geological exploration indicated that Somalia could have oil reserves given its proximity to the oil-rich Red Sea and Gulf of Aden.

 

A scramble for resources has fueled the complex Somali conflict that has defied numerous bids to restore a functional national administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is a map showing where the oil blocks are, in relation to the political situation.

 

Puntland_oil.png

 

If Range Resources and African Oil Corp want to explore in the western Dharoor they'll have to sign a new agreement with Maakhir, and they won't even be able to go into Sool for years probably, unless maybe they sign a deal with Xabsade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

A Delegation from Africa Oil Corporation Visits Puntland

 

 

Bossaso, Puntland: Mr. Rick Schmitt President and CEO Africa Oil Corporation (formerly of CanMex Minerals Corporation) and his staff arrived at the Bossaso Airport. Accompanying Mr. Schmitt were Mr. Paul Coyer Drilling Manager and Mr. John West Geophysicist.

 

 

 

The Puntland Government signed a contract (Production Sharing Agreement) with the CanMex Minerals Corporation (now Africa Oil Corporation) in January 2007.

 

 

The purpose of the visit was to brief the President and Government on the drilling program and the target areas that the company is planning to drill.

 

 

During their stay in Bossaso, the delegation visited the Bossaso Port; they also assessed area roads and infrastructure.

 

 

The delegation after a day of visiting sites in Bossaso proceeded by land to the Capital of the State Garowe. Along the route to Garowe, an evaluation of the main road and all bridges was also conducted. This assessment was performed in order to determine the possible route of the drill rig to the drill area targets.

 

 

In Garowe Mr. Schmitt and Mr. Ken Watson General Manager (Africa Oil Corp) met with the President H.E. Mohamud Musse Hersi at Garowe Presidential offices. While Mr. Coyer and Mr. West continued with their assessment of roads, access to the drill site and they also visited previous drill sites in the Nugaal Region.

 

 

Puntland Government Officials attending this meeting included: the Vice President Hon. Hassan Dahir Mohamud, the speaker of the Puntland Parliament Hon. Ahmed Ali Hashi, the Minister of Finance Hon. Mohamed Ali Yusuf, Minister of Education Hon. Ahmed Said Nur, Minister of Information, Telecommunication, Culture and Tourism Hon. Abdirahman Mohamed Salah (Bangax), Acting Minister of Security Hon. Xaaji Bakiin, Islaan Ciise Islaan Mohamed (Traditional Community Elder and Sultan Mohamed Garrase (Traditional Community Elder).

 

 

The President stated, “I want to welcome you to Puntland, today you have in front of you the Government of Puntland and the Traditional Community Elders of the Nugaal Region, we are very happy that you have come to us ”. Both Traditional Elders stated that they will fully support the Government in their policy of developing the State’s natural resources. Sultan Mohamed Garrase stated, “We have heard with our ears for years that there is oil here, some of us are getting old we want to see with our own eyes that it is not just a dream but it is reality that there is oil here, this will help all our people”.

 

 

Mr. Schmitt thanked the President and Community leaders for their warm welcome. Mr. Schmitt stated that African Oil Corporation has been involved in the Puntland Project for approximately nine months and in his 30 years of experience in the petroleum sector in the Middle East region he has never seen a project proceed so rapidly. Mr. Schmitt added that the company has analyzed all the data and is anticipating in drilling the target areas in the early part of 2008. Africa Oil Corporation will continue with their field work and other logistical work in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Canadian oil chief in Somali region for exploration

 

3 days ago

 

NAIROBI (AFP) — A delegation from Canada's Africa Oil Corporation is visiting the Somali semi-autonomous region of Puntland to brief leaders on its planned oil exploration activities for next year, a statement from the region said Friday.

 

AOC chief Rick Schmitt President and two drilling experts arrived in the region on Thursday and held talks with Puntland President Adde Muse and government officials.

 

The team also visited the prospective basins in the Nogal and Dharoor Valleys in northern Somalia where the company is expected to drill four exploratory wells early next year, the statement said.

 

Puntland rulers and AOC, formerly known as Canmex Minerals Corporation, in January signed a Production Sharing Agreement despite opposition from local Somali clans.

 

The firm will spend 50 million dollars (34 million euros) in exploration expenditures.

 

Several other companies including China's CNOOC and China International Oil and Gas (CIOG) are reported to have signed agreements with Puntland, which was controlled by Abdullahi Yusuf Ahmed before he became Somali president in 2004.

 

The Horn of Africa nation, which has had no functioning central government since 1991, has attracted several foreign energy companies that are interested in prospecting for oil.

 

Before the country plunged into anarchy in 1991, when dictator Mohamed Siad Barre was ousted, geological exploration indicated that Somalia could have oil reserves given its proximity to the oil-rich Red Sea and Gulf of Aden.

 

A scramble for resources has fueled the complex Somali conflict that has defied numerous bids to restore a functional national administration.

 

Source: AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Emperor:

kulankii2.jpg

Emperor, all I can clear see is a picture of two distilled water bottles iyo two cups of tea. Whats the story you are trying to tell? :D

 

That the expoleration is now on a hunting for 'mineral water'? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this