Sign in to follow this  
QabiilDiid

Boocame Declaration

Recommended Posts

In a netshell the elders and the opinion leaders of the Sool region reaffirmed their position that the SNM gangs must get out of their city and that they not, in any form or shape, part and parcel of the fancy dream of dismembering the Somali Republic. In other words the Somali unity is untouchable and non-negotiable.If the gang does not act soon to remove their militia from Sool, Riyaale and his clones will be held responsible for whatever happens thereafter, they clearly stated.

 

Akhriso Go'aankii Lagu Soo Afmeeray Shirweynihii Boocame Ee 3aad

 

(Boocame}22.11-7

Hadaanu nahay Issimada *********** nahayna Madax Dhaqameedkii iclaamiyey qabtayna Shirwaynihii Badbaado ee Boocame 3, waxaanuna ku baaqaynaa qodobadan hoos ku xusan:..................................

 

Cinwaan: Gudoonkii Iyo baaqii Isimada Beesha SSC Ku Cidii Ay Khusayso Ujeedo: Baaq. Hadaanu nahay Issimada *********** nahayna Madax Dhaqameedkii iclaamiyey qabtayna Shirwaynihii Badbaado ee Boocame 3, waxaanuna ku baaqaynaa qodobadan hoos ku xusan:

 

Waxaannu guddoominey qodobadii iyo qaraaradii kasoo baxay shirweynaha badbaado boocame Lam. 3

 

Waxaanu u cadaynaynaa Aaduun waynaha iyo Dadwaynaha Soomaaliyeed inaanaan kamid ahayn aqoonsanayna Maamulka la baxay Somaliland wax mucaahido iyo heshiisyo ahna ayan naga dhaxayn mid hore iyo mid danbe toona, waxaanuna aaminsanahay midnimada Soomaaliyeed inay muqadas tahay.

 

Isla markaana waxaanu uga digaynaa Maamulkaas xadgudubka, Joogitaanka iyo qabsiga soohdimahayaga.

 

Waxaanu aqoonsanahay Xuduud Beeleedyada aynu kala lahaan jirnay iyo Xuduud Goboleedkii Dowlada Soomaaliyeed (Regional jurisdiction).

 

Waxaanu ka digaynaa dagaal iyo dhiig badan oo ku daata dadyowga deriska ah reebana colaad raagta oo qoto dheer.

 

Waxaa dadkan ka dhexeeyey xidhiidho dhaqan, Degaan iyo dhalasho taasoo mudnayd in la ilaaliyo uuna jabiyay duulaankii Maamulka Hargaysa.

 

Waxaanu ugu baaqaynaa Salaadiinta, Cuqaasha, Odayaasha Gobolada Waqooyi-Galbeed in ay kala baxaan ragooda kusoo duulay degaanadayada.

 

Waxaanu uga digaynaa Maamulka Hargaysa in dulqaadka dadwaynaha SSC uu dhamaad yahay ayana aqbali karayn joogitaanka ciidamadooda wixii caaqiibo daro iyo khasaaro ka yimaadana ay iyagu masuul ka yihiin.

 

Waxaahalkan ku lifaaqan isimada saxeexay baaqan

 

Waxaa saxiixay:

 

1. Garaad Jaamac Garaad Cali.

 

2. 2-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

 

3. 3-Garaad Cabdillahi Garaad Soofe.

 

4. Wakiilka Garaad Maxamed G.Ismaaciil Ducaale.

 

5. Suldaan Siciid Cismaan Cali.

 

6. Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur .

 

7. Garaad Abshir Saalax Maxamedā.

 

8. Boqor cabdullaahi Axmed Cali .

 

9. Wakiil Garaad/Sulub Cali Gaas.

 

10. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed.

 

11. Garaad Saleebaan Buraale Aadan.

 

12. Ugaas Faarax Xaaji Maxamuud Gurey.

 

13. Garaad Maxamuud Cismaan warsame .

 

Wabillaahi tawfiiq

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

well, there is another version:

 

I. Midnimada Beesha *********** Waa muqaddas, Sidaa awgeed

 

b- waa in laga digtoonaado wixii xumaynaya midnimada beesha sida Dacaayadaha, kutiri-kuteenta, been abuurka iyo dhammaan wixii wax u dhimikara ama dhaawici kara midnimada beesha ***********

 

t- Waa in laga midoobo maalka, Muruqa iyo Maskaxdaba.

 

j- Sida dhulbahantaha guduhu u midoobeen waxaa waajib ku ah in dhulbahantaha debedduna midoobo.

 

II. In degaannada *********** laga xoreeyo maleeshiyada

 

midnimo-diidka ah, si taas loo gaaro;

 

b- Waa in Naf iyo maalba loo huro xoraynta dalka.

 

t- Qaabka iyo nidaamka Xorayntu waa sir

 

III. In *********** ku wada noolaado Sinnaan iyo caddaalad,

 

si arrintaas loo hirgeliyana;

 

b- *********** waa inuu sinnaado dhib iyo Dheefba dhexdiisa.

 

IV. Waa in Beelaha ku bahoobey Maamulka Puntland gacan ka geystaan

 

Xoraynta Degaannada ***********(SSC) Maamul ahaan iyo Beel

 

ahaanba.

 

V. Waxaan la socodsiinaynaa; ururka qaramada midobey (UN), ururka

 

midowga Afrika(AU), Ururka Midowga Yurub(EC/EU), Ururka

 

Jaamacadda Carabta, ururka islaamka, ururka dawladaha geeska

 

Afrika (IGAD) iyo dawladda federaalka ee soomaaliyeed;

 

a) In aanaan ka mid ahayn maamulka midnimo-diidka ah ee reer waqooyi.

 

b) Isla markaasna ay masuul ka yihiin xad-gudubka ka dhacaya degaannadaas, dushana ku qaadi doonaan cawaaqib-xumada ka dhalata.

 

VI. Shaqsiyaadka Beesha Ku abtirsada ee la socda Midnimo-diidka;

 

a) Waa inay muddo 10 maalmood ah kaga soo baxaan maamulka midnimo-diidka ah laga bilaabo maalinta go’aankani dhaqangalo taasoo ku aaddan 23ka November 2007. Haddii kale iyaga ayaa masuul ka noqonaya wixii soo gaadha

 

VII. Waa in Beelaha ***********(SSC) isugu yimaadaan shir turxaan bixin ah, marka laga xoreeyo maamulka midnimo-diidka ah deggaannada SSC.

 

VIII. Si loo meelmariyo go’aammada kor ku xusan waxaa la magacaabay guddiyada hoos ku qoran:-

 

1- Guddiga Dhaqaalaha; waxaana xil ka saaran yahay

 

a) Uruurinta iyo kaydinta dhaqaalaha lagu xoraynayo dalka gudo iyo debedba.

 

b) Cidkasta oo arrinta xoraynta dhaqaale ku bixinaysaana waxay la xiriiraysaa guddigaas.

 

2- Guddiga Difaaca; waxaa xil ka saaran yahay xoraynta degaannada SSC, xoraynta ka dib waxay gacanta ku haynayaan maamulka SSC inta maamul loo samaynayo.

 

3- Guddiga Abaabulka & Kormeerka; waxaa xil ka saaran yahay

 

a) Dhexmarka iyo wacyigelinta beelaha ***********.

 

b) La xisaabtanka Guddiyada iyo hanti-dhowridda.

 

4- Guddiga Xidhiidhka debedda; waxaa xil ka saaran yahay dhammaan xidhiidhada debedda sida:-

 

a) Hay’adaha Caalamiga ah

 

b) Dawladaha

 

c) Jaaliyadda

 

d) Dawladda federaalka

 

F.G.: Xubintii shaqada loo xilsaaro ka baaqsata beesha waxaa laga codsanayaa inay beddesho.

 

Waxaa ku lifaaqan go’aankan beelaha *********** guddoonkii shirka iyo Ergadii saxeexday

HERE

 

 

Isin't it too soon to sense a contradiction ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Isimadu waxay u taagan yihiin hab-dhaqan, laakin Siyaasiyiin maaha, Shirkaasna Isimo ayuun-ba isugu tagay, Isimadu Gudoon ayey leeyihiin, ee go’aan malaha siyaasiyiintiina way ka maqan yihiin halkaa waxa ka soo baxa waxa uu noqonayaa wax aan loo dhameyn, haddii aan loo dhameyna mid meel u socon kara maaha.

Waxa loo baahan yahay oo aanu qabanaynaa shir loo dhan yahay oo Siyaasiyiin iyo wax garad, mid dibad jira iyo mid gudaha jooga in laas-caanood gudaheeda la isugu yimaado oo lagu qabto, maaha inay marba xooga meel ay isugu tagto,Waxaanu baahinaynaa in Shir weyn la isugu yimaado oo danaha gobolka laga tashado, Gobolku 17 sanadood ayuu dhibaateysnaa iyada oo aanu maamulkii horena aanu waxba ka qaban maanta is-heyntaasi waanu ka soo hor-jeednaa waxaanu rabnaa sida ay tahay in meel la isugu raaco”

Xaabsade

Share this post


Link to post
Share on other sites

The final version.......

 

In essence, point VI part a, clearly urges Xaabsade and the other traitors to desert the SNM gang and at the same time ask the communities in Sool, Sanaag and Cayn for absolution and forgiveness within 10 dayes effective 23rth Nov. 2007. If they fail to comply the wishes of the communities, they will be responisble for what will happen to them.

 

 

SHIRWEYNAHA BEELAHA ***********

 

EE

 

BADBAADO BOOCAME # 3

 

Taariikh: 22-11-2007

 

KU: CIDDII AY KHUSAYSO

 

OG: DHAMMAAN UMMADA (SSC) DALKA & DIBEDDA

 

MEEL KASTA OO AY JOOGAAN

 

UJEEDDO: GO’AAMMADII SHIRKA

 

GOGOL-DHIG

 

Sida lala socdo ka dib markii ay dhacday qabsigii magaalada Laascaanood, ayna umadda SSC wajahdey xaalad cusub waxay isimmada beesha *********** waceen shir ay isugu yeereen cuqaasha, Odayaasha, Culimaa’uddinnka, Haweenka, Aqoon yahannada, jaaliyadda iyo dhammaan qaybaha bulshada ee beelaha ***********, kaasoo ka dhacay degmada Boocame muddadii u dhexeysey 15-22kii Bishii November 2007. Shiweynahaas oo loogu magac daray (Badbaado Boocame 3).

 

Shirkaas waxay beeshu kaga arrin saneysey xaaladda colaadeed ee ka taagan degaannada SSC, waxaana loo xulay ergo ka kooban sagaashan(90) Ergey ayna weheliyaan marti-sharaf ka kooban Jaaliyadda Debedda iyo culimaa’uddiin, dood qaadatay toddobaad ka dib waxay isla gaareen soona saareen go’aanno ka kooban 8 qodob oo waaweyn sida hoos ku cad:-

 

I. Midnimada Beesha *********** Waa muqaddas, Sidaa awgeed

 

b- waa in laga digtoonaado wixii xumaynaya midnimada beesha sida Dacaayadaha, kutiri-kuteenta, been abuurka iyo dhammaan wixii wax u dhimikara ama dhaawici kara midnimada beesha ***********

 

t- Waa in laga midoobo maalka, Muruqa iyo Maskaxdaba.

 

j- Sida dhulbahantaha guduhu u midoobeen waxaa waajib ku ah in dhulbahantaha debedduna midoobo.

 

II. In degaannada *********** laga xoreeyo maleeshiyada

 

midnimo-diidka ah, si taas loo gaaro;

 

b- Waa in Naf iyo maalba loo huro xoraynta dalka.

 

t- Qaabka iyo nidaamka Xorayntu waa sir

 

III. In *********** ku wada noolaado Sinnaan iyo caddaalad,

 

si arrintaas loo hirgeliyana;

 

b- *********** waa inuu sinnaado dhib iyo Dheefba dhexdiisa.

 

IV. Waa in Beelaha ku bahoobey Maamulka Puntland gacan ka geystaan

 

Xoraynta Degaannada ***********(SSC) Maamul ahaan iyo Beel

 

ahaanba.

 

V. Waxaan la socodsiinaynaa; ururka qaramada midobey (UN), ururka

 

midowga Afrika(AU), Ururka Midowga Yurub(EC/EU), Ururka

 

Jaamacadda Carabta, ururka islaamka, ururka dawladaha geeska

 

Afrika (IGAD) iyo dawladda federaalka ee soomaaliyeed;

 

a) In aanaan ka mid ahayn maamulka midnimo-diidka ah ee reer waqooyi.

 

b) Isla markaasna ay masuul ka yihiin xad-gudubka ka dhacaya degaannadaas, dushana ku qaadi doonaan cawaaqib-xumada ka dhalata.

 

VI. Shaqsiyaadka Beesha Ku abtirsada ee la socda Midnimo-diidka;

 

a) Waa inay muddo 10 maalmood ah kaga soo baxaan maamulka midnimo-diidka ah laga bilaabo maalinta go’aankani dhaqangalo taasoo ku aaddan 23ka November 2007. Haddii kale iyaga ayaa masuul ka noqonaya wixii soo gaadha

 

VII. Waa in Beelaha ***********(SSC) isugu yimaadaan shir turxaan bixin ah, marka laga xoreeyo maamulka midnimo-diidka ah deggaannada SSC.

 

VIII. Si loo meelmariyo go’aammada kor ku xusan waxaa la magacaabay guddiyada hoos ku qoran:-

 

1- Guddiga Dhaqaalaha; waxaana xil ka saaran yahay

 

a) Uruurinta iyo kaydinta dhaqaalaha lagu xoraynayo dalka gudo iyo debedba.

 

b) Cidkasta oo arrinta xoraynta dhaqaale ku bixinaysaana waxay la xiriiraysaa guddigaas.

 

2- Guddiga Difaaca; waxaa xil ka saaran yahay xoraynta degaannada SSC, xoraynta ka dib waxay gacanta ku haynayaan maamulka SSC inta maamul loo samaynayo.

 

3- Guddiga Abaabulka & Kormeerka; waxaa xil ka saaran yahay

 

a) Dhexmarka iyo wacyigelinta beelaha ***********.

 

b) La xisaabtanka Guddiyada iyo hanti-dhowridda.

 

4- Guddiga Xidhiidhka debedda; waxaa xil ka saaran yahay dhammaan xidhiidhada debedda sida:-

 

a) Hay’adaha Caalamiga ah

 

b) Dawladaha

 

c) Jaaliyadda

 

d) Dawladda federaalka

 

F.G.: Xubintii shaqada loo xilsaaro ka baaqsata beesha waxaa laga codsanayaa inay beddesho.

 

Waxaa ku lifaaqan go’aankan beelaha *********** guddoonkii shirka iyo Ergadii saxeexday.

 

Shirguddoonka:-

 

Shirguddoonka:-

 

1 Xasan Cawed Guunje Guddoomiye

 

2 Maxamuud Xaaji Cumar G/k/xigeen 1aad

 

3 Saleban X. Maxamed Samatar G/k/xigeen 2aad

 

4 C/rashiid Maxamed Axmed Xoghayn

 

5 Cali Baxnaax Xoghayn

 

6 Mukhtaar Xirsi Jaamac Xoghayn

 

7 Siciid Cashuur Abyan Xoghayn

 

8 Maxamud Jaamac banaf Xoghayn

 

9 Axmed Jaamac Miraaf Xoghayn

 

10 C/rashid Mxmed Ceelaayo Xoghayn

 

 

 

Liiska Ergada

 

L/T MAGACA Saxiix

 

1- Caaqil Xasan Cawed Guunje

 

2- Maxamuud Xaaji Cumar Camey

 

3- Caaqil Axmed Cabdi Gaas

 

4- Caaqil caydiid warsame gangoome

 

5-

Caaqil Xasan warsame Aadan

 

6-

Caaqil salaad Xuseen Bide

 

7-

Caaqil Hurre Caynab

 

8-

W/Caaqil Saleebaan Halac

 

9-

Caaqil Faarax Obsiiye Caynab

 

10-

Oday Ismaaciil Muuse Abyan

 

11-

OdayAxmed Khaliif Cabdi

 

12-

Saalax maxamed Maxamuud

 

13-

C/rashiid Maxamed Axmed

 

14-

Yuusuf Jaamac Calas

 

15-

Xuseen Axmed

 

16-

Caaqil C/kariim Xasan Saalax

 

17-

Oday Maxamuud Cabdi Ciise

 

18-

Oday Cabdullaahi Faarax Ciise

 

19-

Oday Cali Axmed Jaamac

 

20-

Caaqil Ismaaciil Maxamed Cali Koore

 

21-

Caaqil Faarax Muuse Dhiil

 

22-

Oday Axmed Aadan Cali

 

23-

Oday Aadan Koore Garaase

 

24-

Oday Nuur Faarax Gofood

 

25-

Oday Axmed Maxamed Cige

 

26-

Oday Cabdi Axmed Yaman

 

27-

Oday Ducaale Baaderi Dalmar

 

28-

Oday Garaase warsame Gurey

 

29-

Oday Maxamuud Baashe Barre

 

30-

Oday C/laahi Aadan Ducaale

 

31-

Oday Cabdi Cawke Cali

 

32-

Oday jaamac Maxamed Xasan

 

33-

Caaqil Xasan Maxamed Saleebaan

 

34-

Caaqil yaasiin Warsame Geyre

 

35-

Caaqil Aadan Cumar Shaacuur

 

36-

Dr. Cisman XaajiCali C/laahi

 

37-

Oday Yuusuf Xasan Cali

 

38-

Oday Aadan Cali Axmed

 

39-

Oday yaasiin Faarax Cige

 

40-

Oday C/raxmaan Sh.Cismaan

 

41-

Oday Maxamed Cumar Ismaaciil

 

42-

Oday Xasan Carab Muuse

 

43-

Oday Cabdi Hogad Yuusuf

 

44-

Oday Jaamac Cabdi Muxyi

 

45-

Oday Ibraahim Jaamac Muuse

 

46-

Oday Cabdi Jaamac Geyre

 

47-

Oday Maxamuud Aw-Aadan X.Xuseen

 

48-

Oday Maxamed Daroor Cawed

 

49-

Oday Maxamed Maccallim Faarax

 

50-

Oday Siciid Aw-muuse

 

51-

Oday saleebaan Boos Cabdi

 

52-

Oday Cumar jaamac Barre

 

53-

Caaqil Maxamed Cilmi Xuseen

 

54-

Oday Cabdi Jaamac Faarax

 

55-

W/caaqil Maxamed Nuur Xaashad

 

56-

Oday Cabdi Aadan Cali

 

57-

Oday Axmed Jaamac Goox

 

58-

Oday Maxamuud Axmed Xasan

 

59-

Oday Khaliif Yuusuf Maxamed

 

60-

Oday Aadan Cali Ducaale

 

61-

Oday Cabdulle Cabdi Faarax

 

62-

Caaqil Xaajimahad Xaaji Yuusuf

 

63-

Caaqil Daahir Maxamed Cumar

 

64-

Oday Daahir xaaji Xasan Cabdulle

 

65-

Oday Xirsi Xuseen Jaamac

 

66-

Oday cali Xirsi Cawil

 

67-

Oday Mukhtaar Xirsi Jaamac

 

68-

Oday Axmed Cabdi Xuseen

 

69-

Oday Maxamuud Aw-Xasan

 

70-

Oday Jirde Guure Cali

 

71-

Oday Maxamed Cabdi Maxamuud

 

72-

Oday C/laahi Xasan Qanbi

 

73-

Oday Maxamed Cali Durraan

 

74-

Oday Xuseen Dacwi Ducaale

 

75-

Caaqil Axmed Aadan Xaad

 

76-

Caaqil Maxamed Jaamac Biixi

 

77-

Oday C/nuur Maxamuud Aw-muuse

 

78-

Oday Cabdi Ducaale Darwiish

 

79-

Oday Xaaji Ismaaciil Maxamud Guluf

 

80-

Oday C/rashhid Xuseen Galbedi

 

81-

Caaqil Cali Baxnaan

 

82-

Caaqil Axmed Saalax

 

83-

Oday Axmed Dayib

 

84-

Oday Jamac Cilmi

 

85-

Oday Shaqalle Cumar

 

86-

Oday Daahir Maxamed

 

87-

Oday C/nasir Xirsi

 

88-

Oday Cali Qadaadwegereed

 

89-

Oday C/risaaq Geelle Cali

 

90-

Oday Jaamac Maxamed Maxamud

 

 

 

C/Casiis Salebaan Axmed

 

Tilaaly_55@hotmail.comWariye Madax-Banaan

 

Boocame G/sool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Will Somaliland listen. The owners of Sool spoke loud and clear. Dadku idin marabo, Somaaliwayn bay rabaan, dee dhulka ciidamadiina kasaara, waa hadii uu caqli shaqaynayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I congradulate the elders of SSC for this move, its the end of the false claims of the clan of Hargaysa.

 

Will they listen? It matters not because they will hear this message loud and clear..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boocame: Shirkii Beesha.......... Go'aamadii kasoo baxay iyo Baaq Ismadu Soosaareen... Akhri qodabada Go'aanka Beesha oo dhan iyo Baaqii isismada

22. november 2007

 

 

Baaq ka soo baxey Bocame

22 Nov 22, 2007 - 6:29:40 AM

 

 

 

Issimida SSC ayaa kulan ugu socday Boocame muddo asbuuc ah ayaa waxaa maanta ku soo dhamaadey go'aan kama dambeys ah oo ay gaareen xaalada magalada Lascaano.

 

CIWAAN: GUDDOONKII & BAAQII ISIMMADA BEESHA SSC

 

KU: CIDDII AY KHUSAYSO

 

UJEEDO: BAAQ.

 

Hadaanu nahay Issimada *********** nahayna Madax Dhaqameedkii iclaamiyey qabtayna Shirwaynihii Badbaado ee Boocame 3, waxaanuna ku baaqaynaa qodobadan hoos ku xusan:

 

Waxaannu guddoominey qodobadii iyo qaraaradii kasoo baxay shirweynaha badbaado boocame Lam.3

 

1. Waxaanu u cadaynaynaa Aaduun waynaha iyo Dadwaynaha Soomaaliyeed inaanaan kamid ahayn aqoonsanayna Maamulka la baxay Somaliland wax mucaahido iyo heshiisyo ahna ayan naga dhaxayn mid hore iyo mid danbe toona, waxaanuna aaminsanahay midnimada Soomaaliyeed inay muqadas tahay.

 

2. Isla markaana waxaanu uga digaynaa Maamulkaas xadgudubka, Joogitaanka iyo qabsiga soohdimahayaga.

 

2. Waxaanu aqoonsanahay Xuduud Beeleedyada aynu kala lahaan jirnay iyo Xuduud Goboleedkii Dowlada Soomaaliyeed (Regional jurisdiction).

 

4. Waxaanu ka digaynaa dagaal iyo dhiig badan oo ku daata dadyowga deriska ah reebana colaad raagta oo qoto dheer.

 

5. Waxaa dadkan ka dhexeeyey xidhiidho dhaqan, Degaan iyo dhalasho taasoo mudnayd in la ilaaliyo uuna jabiyay duulaankii Maamulka Hargaysa.

 

6. Waxaanu ugu baaqaynaa Salaadiinta, Cuqaasha, Odayaasha Gobolada Waqooyi-Galbeed in ay kala baxaan ragooda kusoo duulay degaanadayada.

 

7.Waxaanu uga digaynaa Maamulka Hargaysa in dulqaadka dadwaynaha SSC uu dhamaad yahay ayana aqbali karayn joogitaanka ciidamadooda wixii caaqiibo daro iyo khasaaro ka yimaadana ay iyagu masuul ka yihiin.

 

Waxaa saxiixay:

 

1. Garaad Jaamac Garaad Cali.

 

2. 2-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

 

3. 3-Garaad Cabdillahi Garaad Soofe.

 

4. W/garaad Maxamed G.Ismaaciil Ducaale.

 

5. Suldaan Siciid Cismaan Cali.

 

6. Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur .

 

7. Garaad Abshir Saalax Maxamedā.

 

8. Boqor Cabdullaahi Axmed Cali .

 

9. Wakiil Garaad/Sulub Cali Gaas.

 

10. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed.

 

11. Garaad Saleebaan Buraale Aadan.

 

12. Ugaas Faarax Xaaji Maxamuud Gurey.

 

13. Garaad Maxamuud Cismaan warsame .

 

14. Garaad C/laahi Maxamed Guuleed . .

 

Garowe Online,Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

afar oday oo puntland mushahaar ka qaada waa useless, waxay sharafta iska dileen maalinta lascanood ka yaaceen along with puntland millitia like politicians and warlords.

 

so these so called odayaal aint what they used to be anyway not and they side with who ever pays them most... this was one of the reason it held in a town just outside garowe cos its the last villages puntland controls.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer which elders support the secessionist `cause? None

 

Thus keep insulting the elders and kings of SOOL, its a nice way of gaining the peoples support. Anyhow I thought you was running the area, how come the elders could meet and come out against the clowns in Hargaysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

guke

 

we already control the whole gobol i dont see anyone in arms so what are these odayaal barking about.

 

its not somaliland thats in the cold its puntland and their associates thats barking from the wilderness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliyee ka markhaati ahaadda, wiilkii qoodhadheeraa Qudhac ee reer Dunbuluq waa kaa ku tilmaabay odayaashii Sool, Sanaag iyo Cayn in ay yihiin ay iska ciyeysa; baarqabku gabdhihii uu waa hore ku tilmaamay naaga dhaadheer oo dhilooyin ah buu soo dhaafiy oo odayaashii ayaa ula muuqday "odayaal barking". It is the old tactics of the SNM gang of subjucating their oppenents by using insults and charater assasinations like "waar la w.a.s.ee.n.k.a la w.a.s.ee.n.k.u dhalay".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qudhac, lets not get into insulting elders. Odayasha you speak about include all the traditional leaders of SSC, most importantly Graadka Guud Garaad Jamac garad Ali. I don't think you want to go there, we already know you will not listen to them for the people of Sool have always been clear about where they stand and you will always come but this or that. Truth is, leass then ten percent of the people of SSCayn support Somaliland and none of its leaders. By the way, you control nothing, SL army is there becuase they are the guest of xaabsade group and though we know you and your kind will not heed call of our elders, fools like xaabsade might, at the very least, his supporters will switch sides, listen their elders and join a united front.

 

sheekha, you should know better

Share this post


Link to post
Share on other sites

NN: These secessionists are just getting delusional. Now they belittle the elders of the whole region, which have come out and warned them.

 

Qudac adeer you control nothing, maybe Hargaysa and even then its just a sharade.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this