Sign in to follow this  
General Duke

MAXAMED DHEERE : Four years as head of Middle Shabelle

Recommended Posts

Abwaan   

Nabad, niyad-sami, tiirka nabadda erayadaan iyo kuwa la midka ahoow xaal qaata: waa erayada loo adeegsaday maqaalka Maxamed Dheere laga qoray.

 

 

Maxamed dheere soo ma ahan ninka hadallada colaadda, hanjabaadda raqiiska ah, aflagaadada aan geed lagu soo gaban beryahan meelaha la wareegaya.

 

No wonder in dagaal-oogayaasha qaabka daran ee dalkeenna haligey ay heerkaas gaareen, illeen dad sidaan u burursan oo khiyaali ku nool baa dadkeenna Soomaaliyeed ku batay.

 

Wallee inta dad afka uburta Qabyaaladda ka sii deynayaan inaan xaal wanaagsanaaneyn. Ilaahoow Soomaali dhibkan ka saar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Hanjabaad yey wax ka cuntaa Mr.Abwaan? Only a silly individual assumes they can go to war with others to get what they want.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

Wind.Talker.

 

The why is not what you thought I had in mind, like they are no match or blah blah of useless talk about tribal might. Military Support from M.DHEERE or from any quarter will never be useful in the sense that once a bullet is fired, every hope of this porcess to work will be completely dead.

LOL I didn't have anything in mind waraa. Just wondering. Thanks for clarifying and that's a mighty good point. The first bullet will lead to the second. They say an eye for an eye makes the whole world blind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Taageerayaasha Muuse Suudi oo banaanbax ka sameeyey gobolka Sh/dhexe

Balcad

 

Taageerayaasha wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow ayaa maanta banaanbax ballaaran isugu soo baxay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, waxaana banaan-baxaasi lagu taageerayey go’aanadii Nairobi ay ka soo saareen xubnaha labada gole ee xukuumadda & baarlamaanka uga jira beelaha USC oo ay ku jireen hogaamiyeyaasha hubeysan ee Muqdisho, iyadoo sidoo kale-na banaanbaxaasi lagu muujiyey sida shacabka ku dhaqan degmada Balcad ay uga soo horjeedaan ciidamada dowladaha safka hore in ay ka mid noqdaan ciidamada Soomaaliya loo soo dirayo, waxaana banaanbaxayaashu ay ku qeylinayey hal ku dhigyo liddi ku ah dowladda Itoobiya oo ay sheegeen in ay ka soo horjeedaan in ciidamadeeda ay soo galaan Soomaaliya.

 

 

Taageerayaasha Muuse Suudi oo ka soo horjeeda qorshaha dowladda ee ku wajahan ciidamada dowladaha safka hore & in aysan dowladu magaalo aan Muqdisho aheyn ay farriisin ka dhigato ayey gobolka Sh/dhexe ku wada sugan yihiin taageerayaasha Max’ed dheere oo iyaguna ku taamaya in magaalada Jowhar ay farriisin u noqoto dowladda si weynna u taageersan in aanan ciidamada AU-da aanan loo kala saarin saf hore & saf dhexe, sida uu sheegay Max’ed dheere.

 

 

Banaanbax kale oo lagu waday in uu maanta ka dhaco degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo dhigay, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda la qabto banaanbaxayaasi, iyadoo maalmahan magaalada Muqdisho ay hareeyeen banaanbaxyo lagu taageerayo go’aanadii hogaamiyeyaasha Muqdisho & xubnaha labada gole ee beelaha USC ka soo saareen Nairobi.

 

 

Now tell me the distance between Balacad and Jowhar Mudane Duke and Co... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this