Sign in to follow this  
ansaar17

Hogaamiye Koxeedyada oo dib isu hubeynaya

Recommended Posts

ansaar17   

20 Feb 20, 2007 - 11:38:04 AM

 

 

 

 

Warar lagu kaalsoon yahay oo laga helay Sarkaal sare oo ka tirsan DFKMG Somalia ayaa sheegaya inay dowlada walaac aad u fara badan ka qabto hogaamiye kooxedyadii Muqdisho oo isku hubeynaya caasimada Somalia ee Muqdisho.

 

 

Wararkaan oo warsidaha Garowe Online ku heley qarsodi ayaa sheegaya in hogaamiye kooxeedyadii hore ee kala ahaa Max'ed Qanyare Afrax, Max'ed Cumar Xabeeb "Max'ed Dheere" iyo Cabdi Nuure Siyaad "Cabdi Waal", ay hub aad u fara badan gadanayaan isla markaana ay yihiin kuwa ugu hub gadashada badan maalmahii lasoo dhaafay.

 

 

Sarkaalkaan ayaa sidoo kale Garowe Online u sheegay in Qaraxyada magaalada Muqdisho ka dhacaya ay yihiin kuwo gacmo fara badan ay ka qeyb qaadanayaan oo ay ujeeddo badan yihiin.

 

 

Warka ayaa sidoo kale sheegay in Qorshayaal dhowr ah oo ay dowlada Federaalka ka fulin laheyd Muqdisho ay fashiliyeen qaar ka tirsan Saxaafada magaalada Muqdisho kuwaas oo maalintii shaley DF xayiraad ku soo rogtey wararka ay baahinayaan.

 

 

Wararkaan ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in xubnihii Barlamaanka ee ku sugnaa dalka Djibouti qaar kamid ah ay Muqdisho soo gaareen iyagoo la socda Wasiirka arrimaha gudaha Max'ed Max'ud Guuleed "Gacmo Dheere" ay kamid yihiin Cabdalla Xaaji Cali kuwaasoo shalay Gudoomiyaha Barlamaanka uu sheegay in arintooda laga doodo.

 

 

Sarkaalkan ayaa sidoo kale Garowe Online u sheegey in Madaafiicda lagu soo tuuro Muqdisho gaar ahaan goobaha ay ciidamada iyo Madaxda Dowlada Federaalka ku sugan yihiin ay ku lug leeyihiin hogaamiye kooxeedyada qaarkood kuwaas oo aan ku qanacsaneyn qaabka ay dowlada wax u wado.

 

Muqdisho, Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

abu ansaar17

 

 

the comming weeks will be hell in xaamar for Ethopians and abdulahi troops If they dony stop masscaring the civilians ..... Everyone is arming xammar wallahi .....iuc fighters in city also getting to fight , there also rumourse that iuc and warlords signed deal and ready for the assualt ,,,, lets waite till the people leave the city

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^In a couple of weeks there will be no more resistance to the TFG, the measures ae in place, only the orders are being waited on. Watch this space, also people dont fall on the trap of a few months back of beliveing these groups pose a real threat. Remember the seve day threat by InadCade?

 

Also this pice is bull..

 

[]iWararkaan ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in xubnihii Barlamaanka ee ku sugnaa dalka Djibouti qaar kamid ah ay Muqdisho soo gaareen iyagoo la socda Wasiirka arrimaha gudaha Max'ed Max'ud Guuleed "Gacmo Dheere" ay kamid yihiin Cabdalla Xaaji Cali kuwaasoo shalay Gudoomiyaha Barlamaanka uu sheegay in arintooda laga doodo.[/i]

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Kadib markii xalay xoogaga xaq u dirirka Soomaaliyeed weeraro ku qaadeen xarumaha ciidanka Gumaysiga Tigreega iyo adeegayaashooda

ayey si fulaynimo leh ugu jawaabeen madaafiic ay qaybiyeen xaafadaha magaalada Muqdisho. Xarumaha ay fadhiyaan gumaysiga Tigreega ee, Dekeda Muqdisho, Madaxtooyadda, Digfeer iyo Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga ayaa xoogaga xaq u dirirka Soomaaliyeed weeraro ku qaadeen, iyadoo ay markaas ka dib bilaabeen ciidanka Tigreegu in ay madaafiic

ku garaacaan xaafadaha Muqdisho. Weerarada xalay ayaa dhacay 8:00 fiidnino ee Muqdisho iyo 2:00 aroornimo. Xaafadaha uu cadawga Tigreegu madaafiicda u qaybiyey ayaa waxaa ka mid ah Xaafada KM4 halkaasoo iskuulka Imaam Shaafici madaafiic dhawr ahi ay ku dhaceen halkaasoo ay sedex ruux ku dhinteen, sidoo kale ayaa xaafadaha, Tawakal, bakaaraha, SOS, Tawfiiq, Florence, if iyo Aaakhiro, Kaasa balbalaare, Al-baraka, Warshadda Caanaha, waxay gumaysigu tigreegu u qaybiyeen madaafiic ay ilaa inta haatan la ogyahay ku geeriyoodeen in ka badan 10 ruux , iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa in ka badan 50 ruux oo ay ku jireen dhalaan 2 bilood jira.

 

Duqayntan oo ahayd tii ugu ba'anayd ee xalay ka dhacda Muqdisho ayaa lagu fasiray ka falcelinta khasaaraha gaaray gumaysiga Tigreega, iyadoo mid ka mid raga ay Tigreegu magacaabeen uu ku sheegay in duqayntu ay tahay mid bulshada Soomaaliyeed kala irdhaynaysa islamarkaana wax wayn u dhimaysa sumcadda waxa uu ugu yeeray Dawladda Soomaaliyeed, laakiin bulsha waynta Soomaaliyeed ay u yaqaanaan Adeegayaasha Tigreega. Cade Gaaboow ayaa sheegay inuu si wayn uga xunyahay wixii xalay Muqdisho ka dhacay, laakiin ka cabsaday inuu wax ka sheego halka ay madaafiicda magaalada loo qaybiyey ay ka timid.

 

Xaaji Cali Afrax oo ka mid ah odayaasha ku dhaqan xaafada baar Ayaan oo kamid ah goobaha xalay ay madaafiicdu ku dhaceen ayaa goobjoog.net u sheegay in qorshahani uu yahay mid lagu xasuuqayo dadwaynaha Muqdisho lana doonayo in ay isku dhiibaan, isagoo sheegay in arrinkani uu yahay mid loogu gogol xaarayo weeraro kale oo magaaladda kusoo fool leh. Mar aan waydiinay in weerarad lagu qaadayo fariisimaha Tigreega hadii la joojiyo in ay iyaguna joojinayaan madaafiicda ayuu Xaaji Cali ku jawaabay

 

" Adeer anigu ma doonayo in wiil Soomaaliyeed oo rasaas ciidan gumaysi ku ridaya in aan iraahdo ha ku ridin, mana jirto cid sidaas oran karta sababtoo ah in gumaysi la iska kiciyo waa xaq iyo gar uu ruux kastaahi leeyahay"

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Qoysas aad u badan oo isaga qaxay caasimadda Somalia

 

Afgooye 20, Feb.07 ( Sh.M.Network) Dad ka qaxay saakay magaalada Muqdisho ayaa gaaray degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyadoo dadkaasi ay la soo daristay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah.

 

Dadkaan soo barakacay oo isugu jira Dumar iyo Caruur ayaa ka soo cararay xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ka dib markii ay u adkeysan waayeen madaafiicda joogtada ah ee ciidamada Ethiopia iyo kooxaha muqaawamada ah ay isku weydaarsanayaan caasimadda.

 

Dadkaan oo gacmaha ku sitey caruur iyo alaabo ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqday daal iyo walal ay ka sii muujinayaan xaaladda magaalada Muqdisho.

 

Busteejooyinka laga raaco gaadiidka aada gobolada dhexe ayaa marka aad tagto waxaad soo xusuusaneysaa sanadkii 1991 kii xilligaasi oo uu bilowday barakacii ugu badnaa markii ay burburtey dowladii dhexe ee Somalia.

 

 

 

Qosas ka qaxaya caasimadda oo alaabahoodii saartay gaadiid BL ah oo ku sii jeeda gobolada dhexe

 

 

Qoysas alaabahooda saaranaya basas ku sii jeeda gobolada dhexe

 

 

Xasan Mayow Xasan

 

Shabelle Media Network Sh/hoose

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

General duke , RER Moqadishu are 10 steps ahead of the plan ..... Puntland ,RRR and Tigery troops will be taugh a lesson,,,,, ITs obviouse now whats happening in somalia , shacabka xamar have no choice but to figth to the end .... let me tell story wont end in xamar believe me ....

 

Abdulahi will be responsible for what will happend in the comming weeks .... stay tune

 

 

The people are leaving the city only the Young Mens are staying and mens to fight if you dident new sxb .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^who is RRR? Also why are you blaming Puntland for the actions of Mogadishu groups who have even admited they are behund the bombings? Their leaflets, their webistes have taken credit for the actions?

 

Anyhow we have been here before, dont lose the last inch one has, also the people of Mogadishu North & South are with the governemnt the few who are against, for selfish reasons stand to lose allot..

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Sxb RRR or those of shatiguud militiess that Abdulahi recruited from bay and baakoo sxb ,,,,

 

sxb Puntland is armed , RER Gedo Armed , Somaliland is Armed ..... Who are you kidding sxb act like grown up ......Waar even RRR are armed ....

 

You think you Can disarm the H-clan in xaamar go ahead feel free ....

 

Uic are back in xammar sxb .... tigry troops are being attack daylight and the only revenage they can do is masscar the citizen .....

 

You Thing northern clans are gonna watch sxb or support Abdulahi and geedi ,,,, Who doing is behind hotel attacks in north and the attack on the Minister house .....

 

The ethopians and Puntland troops must leave xamar we are not opposing the TFG but we wanna be independ just like puntland .... make baydhawa the capital city sxb .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No kidding saxib the whole country will be disram ed, Mogadishu clans will be disarmed and their milltias like those of other areas will be incoporated into the armed forces.

 

Most of the police are locals , the arned forces are also some local some from other regions.

When the disaramament happend and the millitia are incorporated into the armed forces then everyone will leave..

 

Its also posative that you at least admit to the fact that the people of Mogadishu support the TFG.

Thus let the governemnt do its job and secure the capital and country once and for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by bambo:

 

You think you Can disarm the H-clan in xaamar go ahead feel free ....

 

Uic
are back in xammar sxb

so you are saying [admit] the icu were the from the said clan and was/is a clan movement interesting sxb

 

 

as for politics and ppls emotions here, i have noticed General Duke has been on the money thus far........

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

I dont beleive somali will ever disarm , I do beleive somali will get dawlade and hope and wish it does ...

 

Pakistand and Yemen will be roll model for somalia , both countries have factional administration and also moderat army , both countries also have well armed clans ....

 

TFG should learn from those countries how to dill with armed clans .... If pakistan army cannot disarm their clans how do you figure TFG untrained troops and poor tigrey hiding in Digfer hospital will disarm Moqadishu clans that were armed for 16 years

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^My dear Khalaf, there was never a distinction between the clans and the courts, however whats happening in Mogadishu lately is the desperate cries of the defeated groups. My words are not meant in jest, those who are waging this bombing campaign have no real political agenda, its anger that drives them. They have lost allot of farms, property and positions of power and hence this absurd reaction..

 

They will be dealt with insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this