Sign in to follow this  
Jabhad

Yeey:Dawlad diid ayaa haysta magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Jabhad   

C/laahi Yuusuf Axmed Dawlad diid ayaa haysta magaalada Kismaayo

Last Updated::2007-06-30 13:48:36

 

Kismaayo:-Madaxweynaha DFKM C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadaha ka jira gobolka Jubbada hoose, isagoo sheegay in magaalada Kismaayo ay u gacan gashay ciidamo ka soo horjeeda DFKM waa sida uu hadalka u dhigay.

 

 

Qaar ka mid ah maamulkii gobolka Jubbada hoose ayaa dagaal looga eryay magaalada Kismaayo ka dib markii ciidamada DFKM ay u kala jabeen laba beelood taasoo keentay in dagaal ka dib garab ka mid ah maamulkii gobolka laga i taal roonaado.

 

C/llaahi Yuusuf oo waraysi siiyay idaacada Horn Africa ayaa sheegay in dawladdiisa ay nabad ku raadineyso xalka arrinta Kismaayo, isagoo tilmaamay haddii laga fursan waayo in awood ay ku muuqunin doonaan kooxda uu ku tilmaamay nabad diidka ee qabsaday magaalada Kismaayo.

 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka hadlay shirka dib u heshiisiinta ee lagu wado bartamaha bisha soo socoto inuu ka furmo magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in shirkaasi uu yahay mid lagu heshiisiinayo beelaha Soomaaliyeed, isagoo ku gacan seeray in ururo mucaarad ah ay ka jiraan dalka Soomaaliya.

 

C/llaahi Yuusuf ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan nabada isagoo ku eedeeyay qaraxyada ka dhacaya caasimada wax uu ugu yeeray kooxo xag jir ah oo magacyo kala duwan la baxay waa sida uu hadalka u dhigay kuwaasoo uu sheegay in ay ku qasbeen DFKM dagaal in ay la gasho.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

C/llaahi Yuusuf oo waraysi siiyay idaacada Horn Africa ayaa sheegay in dawladdiisa ay nabad ku raadineyso xalka arrinta Kismaayo, isagoo tilmaamay haddii laga fursan waayo in awood ay ku muuqunin doonaan kooxda uu ku tilmaamay nabad diidka ee qabsaday magaalada Kismaayo.

 

Yeey is seriously making mistake if he thinks the Tigree militia will fight Gedo boys, the clan of Late president, Siyad Barre, the man who helped them when they were war orphans themselves fighting the late Ethiopian president, Mingistu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Yep, truly agree with you Jabhadow. I can assure you, this monkey becomes very tame, I tell ya! Ilkaha oo dhan aya laga bixinayaa si uusan dad dambe u qaniinin ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this