Sign in to follow this  
Jabhad

iNDHACADE MEN STILL DOING BUSINESSREPRESENTING MBAGATHI MILITIA.

Recommended Posts

Jabhad   

Mid ka mid ah Gacan yariyaashii Yuusuf Indha Cadde oo xil looga Magacabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose

 

Taliyihii ciidamadii maamulkii hore ee gobolka Shabeellaha hoose ee uu hoggaamin jiray Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde ) ayaa loo magacabay taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Gobolka shabeellaha hose

 

Nuuriye Cali Faarax ayaa wareegto ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha loogu magacaabay taliye Kuxigeenka ciidamada booliska gobolka Shabeellaha hoose sida lagu qoray wareegtadaas.

 

Horjoogihii Maleeshiyadii Indha Cadde ee Maamuli jiray Gobolka ugu badan wax soo saarka dalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid la doonayo in arrinta Gobolka Shabeellaha Hoose ka bixin gacanta beelaha kale ee Soomaaliyed, iyadoo Gobolkan tan iyo markii Soomaaliya xoriyadda ka qaadatay Gumeysigii Talyaaniga marba maamulkii talada dalka la wareego ku lug yeelan jiray Maamulkiisa, iyadoo dadka Gobolka asal ahaan ka soo jeeda marna aysan si buuxda u Maamulin.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

what about him ?????

Weli mel aya lo fir-firana odeyga , ee bal sug ha carifiin saxiibo... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know what they say. Meet the new boss, same as the old boss.

 

If anyone was fooled by the self-proclaimed probity of this TFG gang, you have only yourself to blame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

nuradiin007 iska ilaaliya wuxuu soo tabiyo ninkaas iyo runta mar horee is fureenaa la dhahay.

 

Xuubsireed iyo isaga yaa been badan. Both are pro Tigre occupation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its ammusing. One minute the TFG is out to get the clan of Mogadishu and the next it gets insulted for employing some junior members of the former groups.

 

Make up your minds people. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this