Sign in to follow this  
Saalax

Waftiga wasiirka duulista iyo mayaarka caasimada oo booqday xaruunta shirkada dhiseys

Recommended Posts

Saalax   

Waftiga wasiirka duulista iyo mayaarka caasimada oo booqday xaruunta shirkada dhiseysa maradarka Hargeisa

 

 

Feb 13, 2010 at 05:54 AM

 

2nm3z2p.jpg

 

Hargaysa,(Qarannews)-Wax maanmihi ugu danbeyay dalka Shiinaha ku sugna wafti u hogaminayo wasiirka duulista iyo hawada cali maxamed warancade una ku waheliyo mayaarka caasimada eng xuseen maxamuud jiciir kuwaasi oo socdal shaqo u joogey dalkaasi Shiinaha ila bishi hore safarkodan oo ku sabsana sidi ay usi anba qaadi lahayen heshis lagu dhisayo maadarka caalamiga ah ee Egal Intrenational Airoprt iyo waddoyinka caasimada kaasi oo imika maraya gabagabo shirkadaasi oo dhawan la filayo in ay dalka timado iyada oo ay waftigu boqden xaruunta shirkada dhiseysa madaarka si ay uso eegan qalabka kala duwan ee loo isticmaalo dhismayasha iyaga oo halkaasi warxibin kaga dhagaystey madaxda shirkada ,

 

 

2rqbr4x.jpg

 

 

Wax kale oo ay waftigu ka qayb galen munaasibad lagu xusayo maalinta caruurta chine halkaasi oo u waftigu kaga waramay caruurta somaliland iyo heerka waxbarashada oo hatan maraya meel ficaan wax kale oo waftigu la kulmey masuliyiin ka socda wassaarada waxbarashada kuwasi oo balan qaday in ay dalka Shiinaha ay ku marti qaadi doonan masuliyin ka socda wassarada waxbarashada somaliland oo ay sheegen ay somaliland siin doonan deeq waxbarasho wax kale oo waftigu ka kulmey ardayda somaliland ee wax ka barata dalkaasi Shiinaha.

 

 

Dahnaka kalena waftigaasi uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawadu ayaa maalinta bari ah la filayaa in ay dalka dib ugu soo laabtaan kadib markii ay soo dhamaysteen socdaalkaasi shaqo ee ay ku tageen dalka Shiinaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this