Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: It gets worse Public take up arms courts tell population?

Recommended Posts

Afhayeenka Maxkamadaha Oo Ugu Baaqay Shacbiga Iney Hubkooda Qaataan.

06 February, 2009 02:21:00 wadanka2008

Font size:

 

Muqdisho,07-Feb-2009:-Afhayeenka Howlgalada Hogaanka Gudaha Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyed inay hubkooda qaataan si ay isaga difaacaan kooxaha dilalka qorsheysan ka fuliya Magaalada Muqdisho.

 

 

Afhayeenka, oo wareysi siinayay TV-ga Al-Jazeera ayaa sheegay in Kooxaha geysanaya dilalka aysan aheyn Mujaahidiin, balse ay yihiin kuwo Diinta Islaamka ku gabanaya. "Ma aaminsani aniga qof dhiiga qofka Muslimka baneysanaya inuu yahay nin Mujaahid ah, waa qof diinta ku gambanaya"ayuu yiri C/raxiin Ciise Caddow. wuxuu sidoo kale sheegay in shacbka soomaaliyed ay horay u saareen Taliskii Milateriga Dowladdii hore, la dagaamaeen Ciidamadii Mareykanka iyo kuwii Ethiopia, isla markaana ay haatan u diyaar garoobaan sidii ay isaga dhicin lahaayeen kuwo dhibaatada ku haya isla markaasna gumaadaaya aqoonyahanka Culumada iyo waxgaradka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

 

Waxaa uu si gaar ah baaq ugu jeediyay shaqsiyaadka magaca leh sida Aqoonyahanada, Hey'adaha Sama Falka, Culimada iyo dadka indheer garadka ay qaataan Hubkooda isla markaana ay iska difaacaan kooxaha dilalka abaabulan geysta. Hadalka C/raxiin Ciise Caddow ayaa ku soo aadaya, xilli maalin ka hor uu sheegay in dilka Agaasimihii Idaacada Horn Afrika ee lagu dilay Suuqa Bakaaraha ay ka dambeeyaan kuwa ka tirsan Muqaawamada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Why, and why use the the innocent people to fight and kill. Why can't they use different ways like creating an army or form, gather and organise their groups to fight against their opposition instead of asking the average people on the street to take their AK47 and fight? Shacabkii miyaa hada laleeyahay hubka gurta, waa yaab!

 

Madness indeed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

''Afhayeenka Howlgalada Hogaanka Gudaha Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyed inay hubkooda qaataan si ay isaga difaacaan kooxaha dilalka qorsheysan ka fuliya Magaalada Muqdisho. ''

 

Nothing wrong with the above statement.

 

Mogadishu civilians should defend themselves against criminals.

 

They should not give those that want to kill them the chance to kill them.

 

As for the bussines community, media, civil society organizations and other organized segments of society: army yourself, dont rely on third parties for your own security. The different Islamic factions and AMISOM dont care for you and thus should one not dependent on them for security.

 

Also, defend yourself from whoever wants to loot your property, kill one of you or wants to hide under you when firing mortars.

 

Mogadishu society should become independent from the current factions and should have their independent security arrangements. This is the first step towards the creation of an independent people's administration for the city. Independent from foreign-created and backed paper government, indepedent from Islamist warlords, independent from secular and opportunist warlords. That is indeed the way forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this