Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

The new Belgian ambassador presents her accredition letter to President Abdullahi

Recommended Posts

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka aqbalay Haweeneyda Safiiradda u ah Dalka Belgium waraaqaheeda safiirnimada ee soomaaliya

 

jowharbel.jpgAmp. Mrs Kristina Funes-Nopper, Marwda Madaxweynaha iyo Madaxene C. Yuusuf

 

beljum.jpgAmp. Mrs Kristina Funes-Nopper o salan sharaf ka qadaneyso ciidnka booliska

 

jowharbel1.jpgKristina Funes-Noppe oo ah safiirda dalka Begium u fadhin doonto Soomaliya

 

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa manta ka aqbalay Haweeneyda Safiirada u noqon doonta Dalka Belgium oo lagu magacaabo Kristina Funes-Nopper.

 

Haweeneydan ayaa manta Madaxweyanaha u gudbisay waraaqaheeda safiirnimada ah ee ay Soomaaliya u fadhin doonto Dalka Belgium.

 

Dowladda Belgium ayaa noqon doonta wadankii u horeeyay ee xafiis ka furta Soomaaliya,waxaana manta laga dulbabay calanka soomaaliya calanka Dalka Belgium.

 

Kristina Funes-Nopper ayaa sanadkii 1988 aheyd safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Belgium,waxeyna sheegtay in ay ku faraxsan tahay in mar 2aad safiir ka noqoto Soomaaliya,Mrs Kristina ayaa waxa ay sheegtay in ay ku faraxsan tahay in soomaaliya ka dhalato Dowlad wanaagsan,iyadoo tibaaxday in Soomaaliya dagaalada sokeeye uu soo maray mar xalado kala duwan waxeyna carabaabtay in ay ka xun tahay waxyaabihii soomaaliya ka dhacay mudadii 15-ka sano ee Dowlad la’aanta, Mrs Kristina Funes-Nopper ayaa iminka waxa uu xafiiskeeda ka furan yahay Magaalada Nairobi,iyadoo dhowaana la filayo in ay fariisato xafiiskeeda soomaaliya ee Magaalada Jowhar.

 

Kristina Funes-Nopper ayaa balan qaaday in Dowladda Belgium ay wax badan ka qaban doonto Soomaaliya,waxeyna sheegtay in aad ugu farsaxsan tahay nabada ka jirta magaalada Jowhar,waxeyna umadda soomaaliyeed u sheegtay in la anuuro nabad,

 

Mrs Kristina Funes-Nopper ayaa waxa ay sheegtay in Dowladda Belgium ay noqon doonto dalalka saaxibada la ha soomaaliya kuwa ugu horeeya,waxeyna carabka ku dhufatay in soomaaliya ay ugu deeqi doonaan kaalmo bani’aadinimo.

 

Madaxweynaha ayaa isna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay xafiiska ay ku dhawaaqeen Dowladda Belgium in ay ka furanayaan Magalaada Jowhar soona dhoweyn doono wadanka Belgium oo uu sheegay in ay dal wanaagsan.

 

C/casiis Xasan Max’ed (GOLF), Midnimo googooye16@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

 

www.midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news walaahi, any somali with damiir would applouse this step, First western ambassador in 15 years, waaaw.

 

Yaloxow, Qanyare Xaashi and their sympathisers GO TO HELL. The noos is tightening. :eek: :eek: :eek: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this