Sign in to follow this  
Garyaqaan2

somalidiideey maxaad uga xishoon wayday Xarumihii Daraawiish

Recommended Posts

Xaaraamiyahow Daraawiish maxaad uga xishoon wayday

 

(Laascaanood}18.10-7

Waxaan qaadankari waynay waxaa ka soo cusboonaaday gobolka Sool taasoo ciideedii daahirka ahayd maanta la doonoyo in laga taago calanka Somalidiidka ee ******ku soo samaystay.....................

 

Marka Alphabetikada laga hadlayo, xarafka “A” weligiis wuu ka horeeyay xarafka “B” mana suuragosho inay “A” ka ogalaato “B” in laga hormariyo.

 

Tan manta socotaana waa kaaf iyo kala dheeri.

 

Dad doonaya qaranigan kow iyo labaatanaad inay samaystaan taariikh iyo kuwe kale oo doonaya inay taariikhdii dadkooda baabi’iyaan dhulkoodiina siidi phalastine lacag siistaan hadhowna ka qoomameeyaan.

 

Waxaana waxaasoo dhan ka daran dadka taariikhdooda la iibiinayaa waxay kadhigan yihiin xarafka A oo xarafka B ku soo daba faylaya waana mid aan taariikhda hore uga dhicin .

 

Hadaba taariikhdan la iibinayo yaa gadhwadeen ka ah oo qolyahan ka dhigan xarafka B ee taariikh iyo dhuldoonka ah yaa waxa ka iibinaya.

 

Waxaa wax ka iibinaya kuwa dhuuni qataayaal ah oo dadkooda iyo dhulkooda raba inay ka iibiyaan Somalidiidka doonaya inuu sal-laan ka dhigto si uu ugaadho danihiisa.

 

Raggan na ceebeeyay waxaa ka mida ninka dhabar jabinta sameeyey ee duleedka Laascaanood kula sawiran SNM ta waa ina Xaabsade eh.

 

Cakuye reer sool miyaanu qaamuuskiisa ku jirin sida loola macaamilo dadka cadawga u adeega sida dhakool, dhabdhable, ina hebel casayr, sandule, casoowe iyo ninkay hoos geeyeen labadooda jaahil ee jooga gurigooda wakiila ee layidhaahdo ina baashe

 

- war ninku hanyaraa, Masaaridu waxay ku maahmaahdaa haddaad wax jeclaanayso waxaa la jeclaadaa dayaxa, haddaad wax xadaysidna waxaa laxadaa Buur.

 

Dadka noocaas oo kale jilibka ay ka soo jeedaan lama eego looguma naxariisto ee qoortaa loo dheereeyaa waayo waxay inoo gacan galinayaan cadaw soo jireen ah oo aan arki karin magaca *******, ***** iyo Dhulbahantaba.

 

Waxaan ugu baaqayaa bulshaywaynta sool ee ila dareemaysa waxa ay nagu hayaan Somalidiidka iyo inta horkacaysa in la bilaabo dagaalkii undergroundka ahaa kaasoo lagu xoraynayo Laascaanood kasaana ka kulul ka ciidamada is hor fadhiya waana in laga bilaabo maanta mar haddii Laascaanood la soo galay lagana dheeraadaa wax naxariisa dhegtana dhiiga loo daraa wixii Somalidiida ee hubaysan iyo wixii raacsan iyadoo la;adeegsanayo gorilla war dhinac socda kan ay soo wadaan Mujuhiinta Puntland ee soo beegan.

 

Wakhtiyada dagaalka looma naxo ninka cadowga soo raaca waana lafigeeyaa.

 

Haddii aynu tusaale usoo qaadano Ciraaq iyo Phalistine marka la qabto xaata wax lama waydiiyo ee dhegtaa dhiiga loo daraa.

 

Sidee bay ku dhicikartaa in laynagu soo hogaamiyo cadow oo aynu ugu yeedhno canasiirta dhabar jabinta ku sameeyey ciidanka darwiishta niman beesha ka tirsan”.

 

Ku waasi maaha beesha ee waa cumalaa waana in gacan bir ah lagu qabtaa haddii kale walee meel dheer baa laynaga dooni.

 

Waxaan xasuustay gabay uu tiriyey abaan Ina kadiye oo aahaa:

 

Soomaali oo dhan ***** baa ka wacnaadaye

 

Ee iyaga aan isu dhiibno af Somaaliba maaha

 

Waxaan kaloo ku leeyahay ina Xaabsade iyo kuwa barbar socda sida sandule, dhakool, casoowe iyo dhabdhable tol xun baad ka dhalateen ee haddii tol wacan aad ka dhalan lahaydeen mar hore ayaa dhegta dhiiga laydiin dari lahaa inta aan odayaasha iyo islaamaha aanay magaalada ka qixin. Waxaan ka codsanayaa qurba joogta sool inay sameeyaan habkii ay dhaqaale farabadan iyo farsamaba ugu fidin lahaayeen mujaahidiinta sool ee Sool ka nadiifindoonta Somaalidiidka.

 

Waxaan ku leeyahay mar labaad camiilinta cadawga soo horkacay haddii aad xataa abahay idin dhalay waan idinka takhalusi laaha waxaana idiin marinayaa tixdan yare e idin ku socota oo hore loogu tiriyey nin dadkiisii xurmayn waayey:

 

Xurmo waalid waa garanayaa walad xalaaleede

 

Xigto baaniyaaladuba way isugu xubeeraane

 

Xayawaanku waa kala yaqaan xaafaduu yahaye

 

Xaaxaa layadhi neef hadduu xoolo kaa gale’eh

 

Xaaraamiyahow Daraawiish maxaad uga xishoon wayday!!

 

Waxaan ku soo gabegaynayaa maqaalkan waxa maantaa socda waa tariikh la iibinayo oo doolar la siisanayo iyo mid la samaynayo waana kaaf iyo kala dheeri.

 

Waxaan ku leeyehay nimankan iyo cidkasta oo aan ka dhiidhiyin gacan u galinta dhulka *********** ***** beeashana ka dhalatay sidii Quranka Kariimka ahiba yidhi

 

“Alaysa minkun rajulun rashiid”: waar miyaan nin caqlilihiba idinku jirin xataa xayawaanku wuu kala yaqaan xaafaduuyahay eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalidiideey

Somalidiid? Who are you refering to as Somalidiid? Magaca dalka ayaaba la dhahaa "Dhulkii Somalida"

 

SOMALIA-diid (the country that existed between 1960-1991), yes. Somalidiid, no. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan qaadankari waynay waxaa ka soo cusboonaaday gobolka Sool taasoo ciideedii daahirka ahayd maanta la doonoyo in laga taago calanka Somalidiidka

guriga6.JPG?0.3060593610125344

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this