Sign in to follow this  
MoonLight1

Indhacade is going back to his OLD EMPIRE.

Recommended Posts

Hogaamiye Yusuf Mohamed Siyaad Indhacade ayaa shacabka gobolka Shabeeladda hoose ugu baaqay inay u diyaar garoobaan jihaad degaanadooda looga sifeeynaa ajnabiyiinta huwan calool u shaqeeystayaasha Somalida ee tacadiyada baahsan ku hayo

 

Yusuf Indhacadde oo khadka telefoonka kula soo xiriiray Waagacusub wuxuu beeniyay wararka sheegayo inuu dhaawac yahay oo dibadda loo dhoofinaa.

 

"Xaaladeeyda Caafimaad waa boqolkiiba boqol,waxaa jirtay in dagaalkii Yaaqshiid anigoo gaari darawalkiisii shahiiday kaxeeynaa uu wejiga iiga dhacay faniin derbi,xabad ku dhacday,waana garaafa yar oo aysan faashad saarneeyn ,hadaad u baahan tihiin waxaad ii soo diri kartaan sawirqaadayaashiisa, hada waxaan ku socdaa Shabeeladda hoose"ayuu yiri Yusuf Indhacadde

 

Indhacadde wuxuu tilmaamay inuu ku jiro Jihaad xaqa oo uusan kala jecleeyn nolosha iyo geerida.

 

Xiliyadda dagaalka waxaa inta badan jira warar kala duwan oo laga helayo ila wareedyo is khilaafsan taas oo mararka qaar ay dhacdo in la baahiyo war heer dhigaalkiisu ka yar yahay sida uu yahay ee saxdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...malla yaabtay...website-ya dana waxay rabaan bay iska qorayaan though...I think warlord days are over in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this