Sign in to follow this  
Jumatatu

Cusmaan Caato, Muuse Suudi, Barre Hiiraale, Yuusuf Seeraar oo wada qorshe lagu muca

Recommended Posts

Jumatatu   

Cusmaan Caato, Muuse Suudi, Barre Hiiraale, & Yuusuf Seeraar oo wada qorshe lagu mucaaradayo C/llaahi Yuusuf(Heshiis qarsoodi ah oo ay gaareen xubnahaasi)

Warar aanu ka helnay illo muhim ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xiriir qadka taleefanka ku dhexmaray xubno ka tirsan hogaamiyeyaasha kooxaha K/Soomaaliya, ee ku jira baarlamaanka federaalka KMG ah ee Soomaaliya in ay kaga wadahadleen qorshe ay ku abuurayaan mucaaradnimo ka dhan ah C/llaahi Yuusuf Axmed oo ah madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana wararku sheegayaan in xubnahaasi ay ku heshiiyeen in ay si wadajir ah uga soo wada horjeestaan dowladda uu madaxda ka yahay C/llaahi Yuusuf, oo aaney wax xil ahna ka qaban xukuumada lagu wado in la soo dhiso marka la magacaabo raisul wasaaraha.

Dhinaca kale, wararka naga soo gaaraya Nairobi ayaa sheegaya in qaar ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka in ay diyaarinayaan Mooshin ay uga soo horjeedinta tegista Addis Ababa ee madaxweynaha & guddoomiyaha baarlamaanka, waxaana la filayaa maalinimadi Khamiista in ay qabtaan kulan ay kaga hadlayaa arrintaasi.

 

Xersi Aadan Rooble oo ka mid ah xildhibaanada u ololeynaya Mooshinkaasi ayaa sheegay in aysan xaq aheyn in madaxweynaha C/llaahi Yuusuf & guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan ay labadooda safar isku raacaan, waxeyna sharci darro ku tilmaameen qab dhaqanka guddoomiyaha baarlamaanka oo ay ku dhaliileen in uu safar iska aaday isagoo ku soo wargeliyey baarlamaanka safarkiisa 2 saac ka hor xilliga safarkiisa, waxeyna xildhibaanadaasi sheegeen in talaabadaasi lagu dalbanayo ciidamada shisheeye ay tahay mid lagu fududaaday, isla markaana haddii la keenayo ciidamo shisheeye ay aheyd in la soo hordhigo baarlamaanka ee aanu noqon talo & goaan uu qof keligii iska sameystay.

 

Full article

Cusmaan Caato, Muuse Suudi, Barre Hiiraale, & Yuusuf Seeraar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Juma, All that this article shows is that MP's are debating issues na'mean. :D But Juma, you really want this goverment to fail don't you? Be honest bro. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Mobb_Deep:

Juma, All that this article shows is that MP's are debating issues na'mean.
:D

By pointing out factors that could lead to the failure of the new government does not mean am anti-Somalia. And also please note I accept and acknowledge humbly the parliament and the new President, but you can call me pesimistic if I fear we could go back to square one in view to the steps being taken by our President. After all we are humans to have doubts arent we?

And M-Deep if anything, like you I want to go and live in my country without fear and under a respected authority that fulfills the desire of its citizens.. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I think political, not armed, oppositon parties are good for Somalia. It balances out the power and keeps the other side in check.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These are the leaders who KNOW A/yusuf´s policies and motives , now that they have seen his desperate intention to disarm them in the name of "militia disarmament with the help of foreign troops" and his disrespect to the law and the Parliament ,they´ve no choice but SAVE the Somali nation and SHOW the world that the WRONG man was picked ,They probably WILL declare from south Galcaio to the Kenyan border a "A/Yusuf and Ethiopia" free zone.

 

Their msg is clear : The 14th Somali reconciliation confrence and it´s outcome are NULL and VOID.:

 

The leaders of South Somalia ( from south Galcaio to the Keynyan border ) has shown their willingness to make peace but it seems that they can ONLY MAKE peace with PUNTLAND if they reinsatall the RIGHT n LEGAL president of PUNTLAND back.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this