Sign in to follow this  
Saalax

Maxkamada Somaliland Oo Xukun Ku Riday Maanta Qaar Ka Miid aha Ciidankii ONLF

Recommended Posts

Saalax   

Maxkamada Ciidamada Darajada 1-aad Ee Somaliland Oo Xukun Ku Riday Qaar Ka Mida Ciidankii Lagu Qab-qabtay Jabahada ONLF, Iyo Xuno Kale

Boorama (OWN)- Maxkamada Ciidamada darajada 1aad ee Gobolada Galbeedka Somaliland, ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday xubo ka mida jabhada ONLF iyo darwaliin tii qaaday, dalmariyayaashii, dilaaliintii u sahlay ONLF in ay dhexmaraan Gudaha Somaliland.

Maxkamada Ciidamda ayaa waxa ay go’aanda deedan kaga dhawaaqday fadhi ay manta ku lahay Magaalda Borama waxa uu xukunka Maxakada Ciidamdau u dhacay sidan;

Maxakamda Ciidamda Ee Darajda 1-aad waxa xukun 10 sano ah ku riday:-

1- Cabdi Xaashi Macalin

2- CadiWali Nuux Yuusuf

 

Labadaas Xubnood oo ka tirsanaa Jabhadii ONLF, Iyada oo Maxakamadu u cuskatay Qodobka 221-aad ee xeerka ciqaabta Guud oo lala akhriyo qodobka 39-aad ee xeerka Ciqaabta Guud.

 

Waxa kale oo ay Maxakada xabsi kala duwan oo u dhaxeeya 16 sano ilaa 5 bilood ku xukuntay Dirawaliintii, dalmaryayaashii iyo dalaaliintii oo kale ah:-

1- Wade, Maxmed Yuusuf Odawaa Haleel Abaabule Maqane, waxa ay Maxakamadu ku xukuntay 16 sano oo xabdi maleesho ah kaas oo lagu fulindoono marka la qabto.

2- Wade baaduur. Cabdirisaq Ibraahim Faaxar Shiine waxay Maxakadu ku xukunatayu 7 sano oo xabsi Milatari ah iyo 2 millyan oo S/land shillin ah.

3- Wade baabuur iliyaas Intifaac Xirsi waxa ay Maxkamadu ku xukuntray 7 sano oo xadhiga milatari ah iyo Ganaax dhsn 1 milyan oo S/shilig ah.

4- Dalmariye. Cabdi Habane Meecaad waxa lagu Xukumay 4 sano xabsi milatari.

5- Damariye. Daahir muxumed Guuleed waxa lagu xumuay 5sano oo xabsi milatari ah.

6- Abshir jaamac Riiraash waxa lagu xukamay xabsi 6 bilood oo shuruud ah.

7- Shabcaan Xasan Ducaale waxa lagu Xumay 6 bilood oo shurood ah.

 

Xumudaa waxa ay maxakamdu u cuskatay qodobada 231.237,292,298, ee xeerka ciqaabat Guud.

Sidoo kalena wax ay Maxamda Ciidamada ee darajada 1aad mid kiiba ku Xukunatay 10 milayan oo S/land shilling ah, gadiidkii lagu qaaday jabada ONLF, kuwaas oo lambardoodu kala yihiin, Somaliland 30523, Somaliland 25250, Somaliland 3563.

Lacagat Gnaaxa ah wax lagu shubayaa 70% qasnada cashuurah bariga halka ina soohadhayna lagu dayac tirayo gaadiidka garsoorka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Taleexi:

Zack: Wax fahan waa reer ONLF oo waxaa la rabaa Zenawi in layskaga dhiso.

:D:D Taleexi.. waa ceynkaa miyaa? Waa yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

.

 

Maxkamada qarranka well done

Indeed well done maxkamada Qaranka JSL. Let this be lesson to anybody who thinks about inu gacan siiyo ONLF in somaliland soil maxkamada ba la so dhiigaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this