Sign in to follow this  
QabiilDiid

Sharif’s honeymoon is not over, yet hijacking is going on in Mogadishu…

Recommended Posts

Sargaal Hore oo Galabta Xamar lagu afduubtay.

 

{Mogadisho} 15 May 2005 Waxaa Galabta Xamar lagu afduubtay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kaddib markii............

 

Koox dableey ah ayaa lagu soo waramayaa in ay galabta ka afduubteen xaafadda Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka furayaasha sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

 

Sarlkaan oo lagu magacaabo Ciise Cismaan Caalim ayaan la garaneyn heeybta dableyda afduubatay.

 

Ayaan Maxamed Cileeye oo ah xaaska sarkaalka la afduubtey saxafadda la soo xiriirtey ayaa waxa ay sheegtay in laga afduubtey gurigiisa, iyadoo sheegtay in qori baadkiis lagu dhuftey, waxaana ay sheegtay in nimanka ay wateen baabur.

 

Sarkaalkan lagu magacaabo Ciise Dhago seen ayaan ilaa haatan la aqoon halka ay la aadeen kooxda dableyda ah ee galabta ka afduubatay xaafadiisa, waxaana da'diisa lagu sheegay 70 jir.

 

afduubka la xiriira saraakisha iyo dilka ayaa caado ka noqotay casimadda xamar tan iyo markii dowladda federalka xubnaheeda sare lagu doortay magaalada nairobi ee dalka kenya

 

Widhwidh Online Mogadisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this