Sign in to follow this  
me

Somalia: Ethiopian soldiers desert Mogadishu’s outskirt compound:Ceel Cirfiid

Recommended Posts

me   

Ciidamadii Ethiopian ka ahaa ee joogay Ceel-carfiid oo isaga baxay iyo war kale

 

 

Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamadii Ethiopian ka ahaa ee fariisinka ku lahaa nawaaxiga Ceel-carfiid ee duleedka Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa isaga baxay halkaasi, iyagoo u baqoolay dhanka magaalada Afgooye.

 

Ciidamadan ayaa waxa ay xalay saqdii dhexe ay ka baxeen halkaasi, iyadoo saakayna markii ugu horreysay uu ka bilowday isku socodka gaadiidka iyo waliba ganacsiga magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad tan iyo markii qarax bambaano lagu weeraray ciidamada Ethiopia horaantii isbuucii la soo dhaafay.

 

Sida uu ku soo waramay Wariye C/raxmaan Alcadaala oo shabelle ka mid ah isla markaana gaaray halkaasi ayaa sidoo kale ku soo waramay in ciidamadii dowladda ay iyaguna bilaabeen in halkaasi ay isaga guuraan, iyadoo ilaa 10 gawaarida waaraadka oo qaadeysa ciidamadaasi lagu diyaariyay halkaasi.

 

Ciidamadan Ethiopian ka ah ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in ay u baqooleen dhinaca magaalada Afgooye, kuwaasi oo doonaya in ay xoojiyaan ciidamada Ethiooia ee dagaalka kula jira kuwa dowladda.

 

Dhinaca kale Isku socodka gaadiidka ayaa dib uga bilowday Isgoyska Towfiiq iyo Suuqa xoolaha, iyadoo lagu raacayay labo jibaar qiimihii hore ee lagu raaci jirey, inkastoo madaafiic wali ciidamada Ethiopia ay ku duqeynayaan halkaasi.

 

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Somalia: Ethiopian soldiers desert Mogadishu’s outskirt compound

 

By: Shabelle news Dept.

 

Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) The Ethiopian forces stationing around El-Irfid settlement in northern outskirt of the Somalia capital are reported to have abandoned there heading to Afgoie town, 30km south of the city to reinforce the Ethiopian soldiers fighting the insurgents as the Shabelle Al-Adala correspondent reports on Saturday.

 

Residents told Shabelle Radio that the Ethiopian soldiers moved the compound mid last night. The traffic on the road to Balad town which has been blocked over the past week resumed to its normal.

 

But there were fears over that the Ethiopian forces might leave mines on the ground.

 

The road linking Mogadishu to the northern district Balad has been sealed since last week after an Islamist suicide bomber driving car mounted with explosives attacked the Ethiopian barracks killing dozens of Ethiopians.

 

Somali’s government soldiers were left at the compound where the Ethiopians deserted and are also preparing to leave there.

 

 

 

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this