Sign in to follow this  
Fiqikhayre

The US considering sending a diplomatic mission to Somalia after 16years (US-Embassy)

Recommended Posts

United States Government is considering to send a diplomatic mission to Somalia for the first time in 16years. After a nearly two decade 'absence' from Somalia, they planning to return inshallah and open a office in central Mogadishu providing TFG gives adequate protection to them.

 

They said they were considiring this idea since the TFG took full charge of Mogadishu and the whole country! But they say first the TFG must secure the capital before their 'arrival' in Somalia!

 

Washington: Maraykanka oo xafiisyo ka furanaya Soomaaliya!

 

Jimce, February 02, 2007

 

APL

Washington(AllPuntland)- War kasoo baxay Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu doonayo inuu dib u furo xafiisyadii diblomaasiyadeed ee dalka Soomaaliya.

 

Sean McCormark oo ah afhayeenka waaxda arimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanku iminka baaraan dagayaan sidii ay xafiisyo uga furan lahaayeen Soomaaliya.

 

Mr: McCormark wuxuu sheegay in ay suurto gali karto in Maraykanku dib uga hawl galo Soomaaliya waase haddii dawladda federaalka Soomaaliya ay wax ka baddasho ammaanka dalka gaar ahaan caasimadda Soomaaliya.

 

Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in Mareykanka ay fikradan ku dhalatay bishii hore ka dib markii dowlada Soomaaliya oo gacan ka helaysa ciidamada Ethiopia ay la wareegeen awooda casimadda dalka Soomaaliya ee Muqdishu iyo guud ahaan dalka.

 

Maraykanka ayaa 15kii sano ee ugu danbaysay hawlaha Soomaaliya ka waday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya , oo badi hay'adaha caalamiga ahna ay ka hawl galaan.

 

Waa markii ugu horaysay oo Maraykanku soo hadal qaado inuu dalka Soomaaliya dib uga furanayo xafiisyadiisii ,waxaana ay timid kadib markii dawladdu ay gaartay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

MKA Younis, you beat me to it!

I think this is a good development. They can see the facts for themselves and will prevent them getting only a one-sided view of the real plans by the xrhiopians. Secondly, from this presence the TFG should press publicly, that the US compensates the nomads it has killed. A most regretable actions. It is disgraceful that the TFG have not yet apologised themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this