Sign in to follow this  
guraad

Weerar Caawa lagu qaaday Guddiga Hub ka dhigista oo jooga Muqdisho

Recommended Posts

guraad   

Monday, July 28, 2003 at 21:10

 

Muqdisho, (AllPuntland) - Qarax wayn ayaa caawa laga maqlay Hotel Saxafi oo ku yaala Muqdisho halkaas oo ay dagan yihiin guddiga sahanka hub ka dhigista Soomaaliya ee ka socda Midowga Africa.

 

Lama soo sheegin cid wax ku noqotay, hayeeshee waxaa dad joogay hoteelkaas ay AllPuntland u sheegeen in qaraxu aad u waynaa isla markaasna laga dareemay hoteelka iyo xaafadaha u dhow oo dhan.

 

Lama yaqaan cidda ka dambeysa, waxaase jirtey waraaqo digniin ah oo Arbacadii lagu daadshay Muqdisho kuwaas oo loogu digayo guddigaasi inay magaalada isaga baxaan. Waxaa waraaqahaas digniinta ahaa, lagu sheegey in guddigaani u shaqaynayaan Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this