Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Arday lagu laayay magaalada jigjiga

Recommended Posts

Dec 07 2006 (QOL) Wararka naga soo gadhaya magaalada Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in saaka markii fasalada ay galayeen ardayda dugsiga sare ee magaalada lagu qaybiyay buugaag ay ku sawiran yihiin Cartoon lugu caayayo,Nabiga Muxamad (NNK) oo lagu sifaynayo sawirro xun-xun.

 

ardaydii dugsiga ayaa markaas xanaaq oodda goostay oo mudaharaad bilaabay,askartii Itoobiya iyada oo aan u aabayeelin dadkii ayay rasaas oodda kaga qaaday,waxaa markiiba naf waayay wiil iyo gabdh aanan magacyadooda helin,tirada dhaawca waxaa la xaqiijinayaa in ay dhan yihiin dhowr iyo toban ruux.

 

Rabshadihii waxay kusii fideen dugsiyada hoose iyo dhexaba ee magaalad,waxaa kale oo rabshadihii uu saameeyay dadkii caadiga ahaa ee magaalada joogay oo iyaguna dhinacooda ka cadhooday.

 

dadkii intii dhimatay mooyee intii kale waxaa lagu guray basas waawayn,waxaana lagu xidhay meelo aan xero ciidan ahayn markay buuxsameen isteeshinkii booliska iyo xabsiyadiiba.

 

waxaa naloo sheegy in meesha la yidhaahdoQomanda oo udhow garoonka Diyaaradda ay ku xidhan yihiin dad ka badan 500 oo ruux,halkaas sida la sheegyo loogu talo tala galay dad aan gadhaynin 100.

 

Magaalada ayaa ilaa iyo hadda qasan oo xabbadi ka dhacaysaa,dadkuna ay aad uga argagaxsan yihiin waxa dhacaya.

 

Buugaagta cartoonku ku sawiran yahay ee dagaalku ka bilowday ayaa waxay dadku cadaynayaan in ciidamada Tigreegu ay qaybiyeen.

 

wixii kasoo cusboonaanda kala soco Qorahay Online

 

Qorahay Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Beerlula   

Regardless of whether this report is true or not, can ask if it is permissible for a muslim to kill a non believer if it's not in jihad or he hasnt slandered the prophet or islam

Share this post


Link to post
Share on other sites

listen you seem to be in dream land.

 

these students were merely protesting against what they saw as a provocation when they were sprayed with bullets and killed in cold blood.

and you call this regarldless of ?

so what do you call justice?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Beerlula   

dude just relax b4 u jump to conclusions i posted my reply in the wrong post this was intended for another topic . If it makes u feel any better i did not even read your post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed_Guree - Somaalidoon who got a citizenship of Somalia by Siad Bare, now his citizenship being extended by USC/ICU since his kin can provide manforce for USC/ICU.... wow......

Previously his kin ....... waxaa lagu beeray Baladweyn, Jalaqsi, Hargeisa, and Kismayu.... they all lost except Kismayu. wow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You are making third guess.. and You are still failing ............ what can I do for you..... don't you know why am I punishing you ........ you don't ha ha ha I am repeating for you I don't like Somalidoons and USC/ICU....Period.

If it isnot clear this what I found out about them.....

Somalidoon are flueling our problems because damcigooda ah Somaliweyn ... died long time agao.

USC/ICU I don't liked because their atrocities and myhum....that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this