Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

The luckiest ex-warlord in Somali politics

Recommended Posts

They are all gone, disgraced, ashamed or wondering what their next move should be. I found an interesting article on Somaliweyn.com today which confirms my previous thoughts that Morgan is indeed the luckiest of all. Ilaahayow Khaatumada Kheyr noogu khatum.

 

He's vowed to stay out of another conflict, has repented to Allah, forgave everyone and walks around Mogadishu unguarded. People in Mogadishu are shocked by what they see.

 

Here is the article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Dan baa u geysee maxaa kaloo u geyse? I think we should wait until two years into civilian life for the rest before we make the judgement on the luckiest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Hornoow, waa runtaa, balse sow lama odhan karo dantu iyagoo dhan meelo badan ayay ka tuurtay laakiin tan ayaa ugu wanaagsan ah inaad Ilaahay iska caabudo oo dadkii cadowga kuu arki jirey aad si nabad ah u dhex lugaynayso adigoon cidina ku ilaalineyn dagaal sokeeye dambena ka tanaasulay.

 

Waxaan qabaa anigu taasi waa nasiib wanaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Is badalkiisa waa wax lagu riyaaqo, anigu taa ma diidani. Laakiin maanta dan baa u geyse inuu salka dhulka dhigee, waxaa isweydiin mudan, isbadalkiisa ma ay sii socon lahayd haduu xukun kale maanta indaha saaro mise waxi uu ku caan baxay ayuu ku laaban lahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Hornoow, taas Ilaahay baa og. Innagu awood uma lihin ka hadal xukun dambe iyo wax dib u dhici doona.

 

Balse wanaaga hadda miiska saaran ee laga soo sheegay dagaal-oogihii hore iyo halkaa iyo Xamar ayaan ku sifeeyey nasiib-wanaag isaga shaqsi ahaan u wanaaqsan aakhiradiisa, waana mid iila muuqatay sida aad sheegtayba inay tahay wax lagu riyaaqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Inkastoo towbadu Alle leedahay, walee qof naf Muslim xaq daro ku dilay, danbigiisa iyo xisaabtiisa ma yara.

 

Dan iyo dan la’aan ama nasiib wanaag iyo nasiib xumo, wey adag tahay in la aamino in Morgan dariiqyada Xamar dhib la’aan ku maro asagoon waardiye la socon. Maybe the editorial isn’t giving the whole story. Maybe gacansaarka maxkamadaha ayaa looga gabanayaa.

 

Waxay aheyd inay maxkamadaha trail soo istaajiyaan inteysan caf iyo nabad ku soo dhaweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Inkastoo towbadu Alle leedahay, walee qof naf Muslim xaq daro ku dilay, danbigiisa iyo xisaabtiisa ma yara."

 

Jimcaaloow, Ilaahey baadan been u sheegin. Ilaahayoow qof bani'aadam ah dhiigiisa hanna gelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Alloow aamiin.

 

Libaaxoow, wadanka hantidii la kala dhacay ama wixii la kala dilay dhibta ka daran ee dhacday waa in la kala aamin baxay. Labo is aamineysa ma jirto in Alle u naxariistey ma ahee. Editorial-ka haduu run yahay, Morgan wey u fiican tahay inuu masaajid galo aduunkiisa iyo aakhiradiisa balse xil kalaa saarnaa. Haduu towbad keenay, towbadu sharuudo badan ayey leedahay una maleyn maayo in masaajid lagu ekaado inay ka mid aheyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Masha Allah, ilaahow khaatumo khayr ah wada gaadhsii dhamaan kuwii danbiga kaa galay.

 

Ilaahow soo hadee intii hada wadada xun ku taagan,kuna xooji kuwa jidkaaga iyo adaacadada usoo noqday jidka toosan sida Gen.Maxamed Xirsi

 

Hadii Gen.Maxamed Hirsi ay ka dhabtay sidan,Allah waxaan uga baryanaa in uu danbigiisii hore dhaafo Insha Allah,waana ka cafis dadka agtooda intuu Allah agtiisa raali looga yahay.

 

Amin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

what you guys don't know is...

 

Morgan signed up for a Mtv programme a month ago called..

 

MTV'S ''Switch''

 

general_morgan.jpg

 

tour-master-traditional-leather-jacket.j

 

harleydavidson_wideweb__470x312,0.jpg

 

157588142_d7d5eadfa9_m.jpg Family ready to pick up their new Pops

 

 

biker20dudeid7.jpg

 

Thobes_45006.jpg

 

toyotacq0.jpg

 

_38153041_guns300ap.jpg <--ahhh fresh ajanebi blood

 

the guy that's walking on his own in Mogadishu is a miskiin from Texas

 

somebody safe him!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this