Sign in to follow this  
General Duke

Barre Hiiraale's lost, defeated soldiesr captured in Kenya

Recommended Posts

3 Tikniko ah oo ka luntay Malayshiyada Col. Hiiraale oo Kenya qabatay

 

 

Liboi. SomaliTribune.20 Sept. Sida nalooga xaqiijiyay magaalada Dhadhaab waxaa la keenay saddex baabuur oo nooca Tiknikada ah iyo malayshiyadii saarayd oo ka tirsan ciidanka Col. Barre Hiiraale kadib markii askarta soohdinta ee Kenya ay qabteen.

 

Tiknadan ayay qabteen ciidamada amaanka ee dalka Kenya kadib markii iyaga oo sida la sheegay lunsan maadaama oo ayna dhulka aqoonin ay kasoo talaabeen soohdinta. Waxaa xusid mudan in baabuurtan tiknikada ah oo ay saaraayeen ciidan gaadhaya laba darsin ay is dhiibeen kadib markii ay ******** inay askartani Kenyan tahay iyaga oo aan isku difaacin qoryaha saaran tiknikada iyo baasuukayaasha ay wateen.

 

Ciidankan oo ah midkii gubay magaalada Dhoobley ayaa lagu hayaa Dhadhaab iyadoo ay Booliiska magaaladu sheegeen inay war ku saabsan wixii laga yeeli lahaa ka sugayaan Garissa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Barre Hiiraale's lost, defeated soldiesr captured in Kenya

lol I think a better title would be:

 

Morgan's, aka Cabdi Bille, lost, defeated soldiesr captured in Kenya :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this