Sign in to follow this  
Che -Guevara

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ku Baaqay In Ciidamada Soomaliland Ay Ka Baxaan SSC.

Recommended Posts

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ku Baaqay In Ciidamada Soomaliland Ay Ka Baxaan SSC,Islamarkaana Ugu Baaqay Bulshada SSC Shir Wada Tashi In Lays Kugu Yimaado.

 

Garaadka guud ee Beelaha ssc ayaa maanta qoraal uu saxaafada ugu talo galay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay afnugaal.com,ayaa waxaa uu garaadku ugu baaqay Maamulka Soomalinad in ay Ciidamadooda kala baxaan Deegaanka SSCayn,sidoo kale wuxuu bulshada deegaanka ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir wada tashi oo ka dhici doona Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.

 

BISMILLAAHI RAXMANI RAXIIM

 

 

 

KA: GARAD JAMA GARAD ALI.

 

21/10/2007

 

KU: CIDII AY KHUSAYSO.

 

 

 

Ujeedo: Baaq.

 

Kadib markaan eegay xaalada colaadeed ee ka jirta gobolada Sool, Sanag iyo Cayn, markaan u kuurgalay dareenka dadwaynaha iyo xiisada colaadeed ee ka aloosan deegaamadaa. Muuqashada ay muuqato in uu bilaabmo dagaal lagu riiqmo oo dhiig badani ku daato lagana yaabo inuu goboladan oo dhan ku fido.

 

 

 

Waxaan ku baaqayaa Qodobadan:

 

 

 

1.In ciidamada maamulka Somaliland ay ka baxaan gobolada SSCayn.

 

2.In Maamulka Puntland ay joojiyaan abaabulka dagaal si loo badbaadiyo dhiig daata.

 

3.In Issimada iyo waxgaradku isugu yimaadaan magaalada Buuhoodle.

 

4.In laqabto shir dagdaga oo dadyowga SSCayn ay aayahooda kaga tashadaan.

 

5.In midnimada SSCayn ay muqadas tahay.

 

 

 

 

 

 

 

Wabilaahi towfiiq

 

Garaad Jaamac Garaad Cali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Too late for what?

 

At least there are a few sensible Somali men left...

 

BAAQ WADAJIR AH: Waxgaradka Somaliland Iyo Puntland.

 

Warkii 21-Oct-2007 iyo Qormadii: Prof. C/qadir Nuur Salaad

Sida aan la wada soconno khilaaf dhimasho iyo dhaawacba keenay ayaa waayahanba ka aloosanaa gobolka Sool, kaas oo la sheego inuu u dhexeeyo Somaliland iyo Puntland. Waxa muuqata in lagu guuldarraystay in arrintaa nabad iyo wanaag lagu xalliyo. Aadmigu wuu is khilaafi karaa, waxna waa isku qaban karaa, sida caadada soomaalidu tahayna wax kasta oo la isku qabto waa lagu garnaqsadaa oo wada hadal iyo caqli baa loo adeegsadaa.

 

 

 

 

Runtii mar kaliya maanu maqal Somaliland iyo Puntland baa is hor fadhiya oo arrinta Sool ka wada hadlaya, si kastaba ha u dhacdo eeddana ciddii doontaaba ha lahaato'e markaanu isla eegnay dhibaatada hadhiweyday ee Laascaanood waxa noo soo baxay arrimaha hoos ku qoran:

 

1. Inaan arrinta Sool looga fekeray si siyaasadaysan oo aan looga fekerin si walaaltinimo ah.

 

2.Inaan laga wada hawlgelin in arrinta si deggan wada hadal iyo nabad loogu dhammeeyo.

 

3. Marka la eego dhaqanka ahaan iyo diin ahaanba arrimaha la isku hayo waxaanu u aragnaa qaar aan u qalmin xalaalna ka dhigaynin in qudh iyo qoon midna lagu geysto.

 

Talo soojeedin

 

Waxaanu dhinacyada arrintu khusayso kula talinaynaa arrimahan soo socda:

 

1. In la joojiyo colaadda iyo wax kasta oo gacan ka hadal ah abuurikara.

 

2. In caqligu taliyo ee aanu qorigu talin.

 

3. In la fahmo in arrintu tahay "kugu dhimay oo kaa dhimay."

 

4. In wax kasta lagu eego weji walaalnimo oo daacad ah, oo ka fekeraya If iyo aakhiraba halkii lagu eegilahaa weji cadawnimo oo ka fekeraya siyaasad, qabyaalad iyo wixii la mid ah.

 

5. In si wadajir ah looga shaqeeyo sidii nabad iyo xal waara loogu helilahaa muranka jira.

 

6. In la joojiyo dagaalka dacaayadda ah kaas oo aan wax uu sii xumeeyo mooyaane waxba hagaajinaynin.

 

7. In saxaafadda labada dhinac ka shaqeyso sidii nabad loo gaadhi lahaa ee aanay ka shaqeynin sidii colaadda loo sii shidilahaa.

 

Ilaahay nabadda iyo wanaagga ha ina waafajiyo.

 

MAGACYADA DHINACA PUNLAND

 

1 .Prof. C/Qadir Nuur salaad - USA

 

2. Prof. Cabdullahi Nuur Salaad - Puntland

 

3. Prof. Maxamed Xassan Cusman- USA

 

4.. Prof. Cabdiweli Cali Gaas - USA

 

5. Axmed Warsame Cumar-daad -Belgium

 

6. Abdulkadir Maxamed Cali-NuuR -Belgium

 

7. Axmed Cigaal Xassan -Belgium

 

 

MAGACYADA DHINACA SOMALILNAD

 

1. Prof. Ibraahim Faarax Jooj Holland

 

2. Prof. Maxamed Axmed Cigaal Holland

 

3. Garyaqaan: Maxamed Xasan Cige USA

 

4. Eng. Jaamac Cige Xassan USA

 

5. Maxamed Yuusuf C/raxmaan Holland

 

6. Carab Saxardiid Holland

 

7. Maxamuud Xirsi Qatala Holland

 

 

AfNugaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Sheikh J,It sure is too late alright?!, It is too late for the secessionists to tiptoe peacefully back to Base. i'm sorry but the words of this very man mean that it'll happen under the rain of bullets, judgeing the real sentiment that is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

KA: GARAD JAMA GARAD ALI.

 

21/10/2007

 

KU: CIDII AY KHUSAYSO.

Does anyone have a copy of the letter the Garaad wrote to Meles Zenawi when he invaded Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^^^ He neither has political power nor does he get summoned to Addis Ababa, so no, he's not a stooge.

 

Just imagine, however, if he spent a fraction of his energy on denouncing the occupation of Somalia as he does on the Laas Caanood non-issue?

 

Perhaps the institution of Garaadism is a powerful one but this particular Garaad may be ill-suited for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Comarade, don't you think that'd collide with great words of our Deity, namely Clanus? ,the one that told us our great clans are the holiest and not that vague term of Somali nation, as the nation fails to grant us a supreme position among the other Somali clans.

 

You're asking too much comrade, a Hargeisawi dancing in the Disco in Las Anod is much worse that a Tigrean practicing the latest butt-clapping on Habaryar Asho in Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Johnny B:

a Hargeisawi dancing in the Disco in Las Anod is much worse that a Tigrean practicing the latest butt-clapping on Habaryar Asho in Garowe.

Looooooooooooooooooooooooooooooool.....!

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Garaad was mute on the Habashi invasion and the subsequent Mogadisho massacres,but he did ask Zenawi of course with understanding he (Zenawi) decides everything in Somalia to instruct the stooges in Garowe and Hargeysa not to start war in SSC,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since LA is part of Somaliland the role of the Suldaans, Garaads and Boqors is clear in the constitution.

 

His major role this time is to unite the people of Sool and prevent any potential civil war among those people but the issue of Sool being part of Somaliland is political and it is for the politicians to deal with.

 

He had a better chance to do this when the region was occupied by bugland and Somaliland would support him with the impossible but as long as the region is liberated then he can only take his official role in the society.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Since Waqooyi Galbeed is part of Soomaaliya, the role of the separating, splitting and seceding is clear in the Soomaali constitution set in 1960, which was overwhelmingly approved by both the Soomaali people and the Soomaali leaders."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this