Sign in to follow this  
Gabbal

Just this week, why are thousand refugees crossing per day from Jubbas to Kenya?

Recommended Posts

Gabbal   

One Thousand Somali Refugees a Day Crossing into Kenya

 

By Joe De Capua

Washington

06 October 2006

 

The UN refugee agency reports a dramatic increase this week in the number of Somali refugees entering Kenya.

 

Since Wednesday, about a thousand refugees a day have been crossing the border – as the Islamic Courts Union militias continue their advance in the Juba Valley.

 

Emanuel Nyabera is a spokesman for the UNHCR. From Nairobi, he spoke to VOA English to Africa Service reporter Joe De Capua about the rise in Somali refugees.

 

“In the last two days, we have witnessed 2069 Somali refugees coming in through Laboi and Amuma border crossing points. The dramatic change also is that for a long time we’ve been receiving refugees mainly from Laboi. But now, we have more and more coming in through Amuma…and this has forced us now to be sending convoys to both Laboi and Amuma. Initially we were only sending them to Laboi,†he says.

 

He describes Amuma as a flat area with no trees where refugees are exposed to harsh conditions. So the UNHCR may open a registration center there soon.

 

Regarding the sharp increase in refugees, Nyabera says, “It’s definitely a very big challenge because initially we were handling around 100 per day. But now, in the past two days, it has moved to around 1,000 per day. We are having serious problems with the movement of people, especially with the trucks. We also have logistical constraints when it comes to moving the people.â€

 

The refugees are being taken to Dadaab, where there are three UNHCR camps. Dadaab is about 80 kilometers from the border. Most of the refugees are women and children. Now, however, more elderly people are being seen, as well as Kismayo business people, who say they have lost their livelihoods with the arrival of the ICU.

 

What’s more, the refugees now include Somali Bantus, who have their origins in Malawi and Tanzania.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

U.N. Says Rise in Somali Refugees Is Straining Aid

 

By THE ASSOCIATED PRESS

Published: October 7, 2006

 

GENEVA, Oct. 6 — The number of Somalis fleeing fighting at home to seek refuge in Kenya has risen sharply and could stretch the capacity of aid organizations to critical levels, the United Nations refugee agency said Friday.

 

In the past two days, at least 2,000 Somali refugees have arrived through two border crossings, at Liboi and Amuma, amid reports of an advance on several towns in the southern Juba Valley by the powerful Islamic Courts militia. The arrivals brought the total number who have fled to Kenya this year to more than 30,000, the Office of the High Commissioner for Refugees said.

 

The agency, based in Geneva, said that if the rate of more than 1,000 arrivals a day continues, it would “severely strain†the organization’s resources at the Dadaab refugee camp in northeastern Kenya. The camp is home to about 157,000 people, most of whom have fled Somalia since the outbreak of a civil war there in 1991. Somalia has not had an effective national government since that time, when clan-based warlords overthrew their dictator, Gen. Mohamed Siad Barre, and then turned on one another, throwing the country into anarchy.

 

A transitional government was formed in 2004 with United Nations help in hopes of restoring order after years of lawlessness. But it has struggled to assert authority, while Islamic fighters seized the capital, Mogadishu, in June and now control much of the south.

 

United Nations officials said the refugee situation is dire.

 

“If we continue to have more than 1,000 people a day, then most of our staff would have to be deployed to the border,†Millicent Mutuli, a spokeswoman for the refugee agency, said in Nairobi. “But we already have more than 150,000 people in the camps who need our help. Also, in terms of our budget and the logistics, we are very, very stretched. We don’t have enough trucks at the moment, and the ones we are using are not reliable.â€

 

The latest surge in refugees is likely the result of fighters allied to the Islamic Courts Union taking several towns in Juba Valley, displacing tens of thousands of people, the agency said.

 

The United States has accused Somalia’s Islamic group of sheltering suspects in the 1998 Qaeda bombings of United Nations embassies in Kenya and Tanzania. Osama bin Laden has called Somalia a battleground in his war on the West.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xubno ka tirsan saraakishii ciidamadii isbaheysiga dooxada jubba oo booqanaya magaalada Baydhaba.

 

October 02- 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia.

 

Xubno ka tirsan saraakiisha isbaheysigii dooxada jubba oo iminka jooga magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegay in halkaasi ay u joogaan sababo la xariira fariin ay u wadaan mas`uuliyiinta dowlada KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ku aadan sida laga yeelayo ciidamada maxaakimta islaamka ee la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo.

 

Xubnahaani ee iminka jooga magaalada Baydhaba oo uu hor kacayo abaanduulihii ciidamadii isabaheysiga dooxada jubba C/laahi Shiikh Ismaaciil fartaag ayaa xusay in sababha uu u joogo magaalada Baydhaba ay ugu muhiimsan tahay fariin uu sheegay in uu ka wado Barre Hiiraale taasi oo uu soo garsiiyay xubno ka tirsan mas`uuliyiinta dowlada , isaga oo sheegay in fariintaasi ay ku qotonto arimo la xariira ciidamada maxaakimta ee qabsaday magaalada Kismaayo iyo qaabkii looga hortagi lahaa.

 

Mr Fartaag waxa uu sheegay in xubnaha ay iminka la kulmeen uu ku jiro madaxweynaah Soomaaliya oo ay kala hadleen sidii looga jawaabi duulanka gardarada ah ee lagu qabsaday magaalada Kismaayo sida uu hadalka uu u dhigay.

 

Mr fartaag ayaa hoosta ka xariiqay in marka fariintaani uu gudbiyo ay u qorsheysan tahay in ay dib ugu laabtaan magaalada Kismaayo ,isaga oo xusay in Kimsayo ay horay uga soo baxeen xeelad dagaal ayna si deg deg ah a u gu laabanayaan.

 

Aabaanduulihii dooxada jubba Mr Fartaag ayaa dhinaca kale eedeeyay gudoomiye ku xegeenkii dooxada Jubba iyo taliyihii ciidamadii maamulkaasi oo uu sheegay in ay qiyaameen isbaheysigii ay ka tirsanaayeen oo beelahooda ku soo hogaamiyeen magaalada Kismaayo sida uu hadalka uu u dhigay.

 

Mr fartaag waxa uu intaa raaciyay in gudoomiyihii dooxada jubba Barre Hiiraale uu ku sugan yahay deegaanka Baardhgeere ayna wadaan abaabul dagaal oo ay doonayaan in ay ku soo weeraraan magaalaad Kisamayo .

 

Ugu dambeeyntii Fartaag waxa uu xusay in ka hor inta aysan weerarkaasi qaadin ay u digayaan dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo si ay uga baxaan magaalada si markaasi ay isugu haleeleen kuwa maxaakimta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Barre Hiiraale oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada deegaano ka tirsan gobalka Geddo.

 

October 07 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia

 

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan ayaa ka socda deegaano ka tirsan gobalka Geddo ,iyadoo habeenimadii xalayna tiro maleeshiyooyin ah oo ay hogaaminayaan xubno ka tirsan isbaheysigii dooxada jubba isla markaana wata gawaarida dagaalka ay u runqaasadeen dhanka gobalka jubbada dhexe.

 

Maleeshiyaadkan ka tirsan ciidamadii maamulkii dooxada jubba oo dhawaanahaan fariisin ay u aheyd degmada baardheere ee gobalka Geddo ayaa qaar ka tirsan waxa ay habeeenimadii xalay u ambabaxeen dhanka gobalka Jubbada Dhexe sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan mas`uuliyiinta isbaheysigii dooxada ee dhawana halkaasi gaaray.

 

Maleeshiyaadkaani oo ku hubeysan gawarida dagaalka ayaa xalay la arkayay iyaga oo u diyaar garoobayo dhaqdhaqaaq milateri , iyadoo dhaqdhaqaaqyadaasi oo si xoogan u socda ayaa hadana aan la ogeyn waxa ka dambeeya .

 

Waraar lagu kalsoonaan karo oo ka soo baxaya saraakiil ka tirsan isbaheysigii dooxada jubba ee iminka jooga Baardheere ayaa sheegaya in ciidamadaani ay baro milateri ay ka sameysanayaan qeybo ka mid ah deegaanada gobalada jubooyinka

 

Diyaar garoowga ciidamadii dooxda jubba ee u hogaaminayo wasiirka gaashaandhigga Barre Hiiraale ayaa soo baxaaya xili ay jiraan warar sheegya in ciidamada maxakimta iyana fariisimo hor leh ka sameysteen deegaano ka tiran gobalka jubbada dhexe.

 

Dhaqdhaqaaqyadaani ayaa dad badan ay rumeysan yihiin in ay keeni karan isku dhac dagaal oo dhex mara ciidamada maxaakimta iyo kuwa Barre Hiiraale.

 

C/laahi Shiikh Ismaaciil oo ahaa abaanduulihii dooxada Jubba ayaa dhawaan sheegay in mar waliba ay ka go`an tahay in ay dib ugu laabtaan magaalada Kismaayo , horayna ay uga soo baxeen xeelad milateri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Barre Hiiraale oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada deegaano ka tirsan gobalka Geddo
.

lol@Gedo, he has the right inuu dhaqdhaqaaq ciidan ka wado Gedo and not Kismaayo, sidey oraahda udhigeen ayaanba ka helay.

 

Saan filayo Odeyga wadkiisa ayuu raadsanayaa, waa sheekadii ninkii tuugga ahaa intii guri uu usoo dhacey ayuu gurigii waxa yaaley dhan wada qaatey ninkii guriga iska lahaana wax hurdo ayuu iska dhigayaa illeen waa dhagar qabo gurigaba markii hore ma uusan laheenba, oo wuu arkaa ninka tuugga gurigiisa aruursanaya, tuugii markuu alaabtii guriga taalay dhan wada qaatey ayaa dadkii isku soo baxeen, la weydiiyey ninkii war maxaad ninka tuugga ah iskaga celin weyday ood alaabta guriga ooga reeban weyday, markaasuu yiri "hadduu tuugga usoo dhawaan lahaa kastuumadaan xirnahay waan iska celin lahaa"

 

Hadda odeyga Barre waa saas, markuu tabar hayey wuu ka turusey Kismaayo asoon taag heynina tallaabaan qaadi buu ku leeyahay, miyeysan taas muraaradillaac aheyn iyo been loo sheegayo reer Gedoodka!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Nuune-

 

Gedo waxay ka mid tahay Maamul Goboleedka Jubbaland oo iyaduna magaalo madax u tahay magaalada Kismaayo. Waa waajid faral ah meel walba ee laga soo xuli karayo difaac ee lagu difaacayo magaala-madaxda maamul goboleedka Jubbaland in laga soo xulaa.

 

Also, Gedo waa meesha ay isku aruursanayaan taageerayaasha Jubbaland. Raga si xawli ah shaqada wax uga wadane waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig oo isaguna matala eena doorteen beel ka mid ah beelaha ugu cududa weyn Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo isne ciidamadiisa kasoo aruursanaya Bu'aale, Xagar, iyo meelooyin kaloo badan.

 

Marka aalaba dadku shaarka wey iska siibaan. Waxaad uga duwantahay rag badan ee qaab qabiil ku dacaayadeenaya ujadeeda la leeyahay waa diiniyan ma jirto. Marka adna xooga bal hadalada cayriinka ah ka gaabso walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loool@Horn, horta waa runtaa, in yaroo qabiil ah iguma jirto waa taan ku dhaartaa, laakinse adiguse sxb runta haka bareerin, hana noo saadaalin dagaal, Kismaayo dagaal wey ka badbaadey ayaan dhaweyd, hadana dagaal faraha la iskula tago ayaad noo falanqeyneysaa!

 

Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig oo isaguna matala eena doorteen beel ka mid ah beelaha ugu cududa weyn Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo isne ciidamadiisa kasoo aruursanaya Bu'aale, Xagar, iyo meelooyin kaloo badan.

ilamana ahan in Buaale ay hadda Maxaakimta joogaan ciidan dhaqdhaqaaq laga wado

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Sababtay Ciidamada lagu sheegayo waa Maxaakim ee Bu'aale u aadeen miyaad garan karaysaa? Hadaadan garan karaynin anigu bal ii daa howshaan.

 

Col.Fartaag Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Baardheere Iyo
Ciidamadii Isbaheysiga Ee Buaale Oo Soo Gaaray GEDO

 

Dhianaca kale, ciidamo taabacsan isbaheysiga dooxada jubba oo ku sugnaa degmada Bu'aale ayaa ayaguna soo gaaray degaano ka tirsan gobalka GEDO, ayaga kuwii biiri doono ciidamadii horay ugu sugnaa magaalada Baardheere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

it's all part of the grand plan to annex Kenya,Tanzania,Uganda,Ethiopia and Rwanda

 

first step mass migration(the british stoppped us 94 years ago we should have been in kiliminjaro today so we got unfinished business) and then a economic takeover

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this