Sign in to follow this  
Kashafa

5 dhabodhilif milita killed in Heliwaa. 3 armoured battle-wagons burnt, 1 B10 siezed.

Recommended Posts

Kashafa   

5 ka mid ah ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku geeriyooday dagaal culus oo galabt ka dhacay caasimadda Somalia ee muqdisho gaar ahaan Inta u dhaxeysa SOS iyo Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa, xilli ay sii kordhayaan rabshadaha ka jira caasimadda.

Dagaalkaan ayaa yimid ka dib markii kooxaha ka soo horjeeda dowladda
ay weerar gaadmo
ah ku soo qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin agagaarka Isbitalkii SOS sida uu Shabelle u sheegay Cabdi Salaan oo ka mid ah dadka deegaanka

Askarta geeriyootay ayaa sida la sheegay waxaa qabsaday baasuuke lagu soo tuuray

Beerdhiga 13.09.2007 19:17

 

Wararka hadda naga soo gaaraya deegaanka Suuqa Xoolaha oo ay noo soo tabinayaan dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkayeen
meydadka 5 askari sidoo kalana ay arkayeen qoryo badan oo ay Xoogaga Muqaawamada ka qaateen Warshada Barfuuka

Dhinaca kale ilo ku dha dhaw xoogaga muqaawamada ayaa beerdhiga u sheegay in ay xoogaga mqaawamadu gubeen
3 gawaari oo labo ka mid ahi ay yihiin Cabdi Bilayaal midna yahay B10
, sidoo kalana ay xoogaga muqaawamadu soo kaxeysteen
hal gaari oo B10 ah oo ay saanad hubi uga buuxdo

Marxaban yaa Ramadan. Best news possible to herald in Bishii barakaysanayd. As Colonel Cumar Xaashi said in his eloquent speech: "Dhila Khaa'iimiinta(traitors)"

 

Compiled from Shabelle-News and Beerdhiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this