Sign in to follow this  
me

Ethiopia to SL: Register the culima and quran teachers in the SSC region

Recommended Posts

me   

culimada gobolada sscda iyo macalimiinta dugsi quraanada oo liis laga qoray

 

Warar xogogaala oo ay shabakadda boocame ka heshay ilo ku dhow dhow maamulka riyaale oo iminka ka taliya magaalada laas caanood ayaa waxay noo xaqiijiyeen in habeenimadii uu joogay kuxigeenka Riyaale magaalada laascaanood loo dhiibay labo waraaqood oo ay ku yaallaan magacyada culimada magaalada laascaanood iyo tiro badan oo wadaaddo ah.liiskaas oo loo gudbiyey dawladda Ethopia.

 

 

liiska culimada ayaa waxaa ku qornaa sida ay u xaqiijieen shabakadda boocame masuuliyiin xogogaala culimo tiradoodu gaadhayso illaa 120 wadaad kuwaasoo laga soo kala qoray magaalada laascaanood ,buuhoodle,kalabaydh,widhiwidh,iyo boocame,talleex,xuddun boocame kalabaydh iyo dhamaanba tuulooyinka ku xeeran gobolada hawdka iyo nugaasha.

 

 

waxaa kaloo uu masuulku xaqiijiyey in loo gudbiyey liiskaas dawladda Ethopia,isagoo sheegay inay ahaayeen waxyaabihii uu u yimiddey mr way dhaqaaqday oo ah ku xigeenka riyaale iyadoo la sheegay in markii uu yimiddey magaalada laascaanood oo uu ahaa nin loo soo diray arimo kale.

 

 

culimadan ayaa waxay yihiin kuwa dhiga madarasooyinka iyo malcaamadaha iyo kuwa kale oo iska caadiya oo aan shaqo kulahayn wax siyaasad ah sida uu xaqiijiyey masuulku.

 

 

waxaa jiray ee daymo lagu eedaynayo inay ka danbaysay dawaladda ethopia inay qabsadaan laascaanood maamulka hargeysa,waxaa kaloo jiray in dhawaan loo yeedhay isimada daaroodka khaasatan kuwa *****ga oo loogu yeedhay magaalada qalloocan ee ismaamulka somalida ee ethopia iyadoo dawladda ethopia ku ee daysay inay qarinayaan koox wadaaddo ah ayna caawiyaan ururka ONLFta oo dagaalka ba an kula jira dawladda ethopia.asal ahaanna ka soo jeeda beelaha daaroodka khaasatan ****** oo ay isku hayb yihiin dadka reer puntalnd.

 

 

Maamulka Riyaale ayaa isticmaala xod xodasho ay dawladda ethopian kaga xod xodaynayso inay u gudbiyaan culimada iyagoo ku sheega inay yihiin argagixiso,waxay kaloo maamulka riyaale ku eedeeyeen maamulka cadde inay caawiyaan ONLF ayna isku hayb yihiin maamulka Puntland.waxay kaloo ku eedeeyaan maamulka riyaala goboladan khaasatan laascaanood inay tahay xarun wadaadood iyagoo horay ugu eedeeyey intaanay qabsan buuhoodle inaanay cidina xukumin ayna noqotay waddo ay ukala goosaan wadaaado iyo onlf puntladn iyo somaliland aanay midna hoostagin.

 

 

markii ay qabsadeen maamulka riyaale magaalada laas caanood ayaa hargeysa loo soo fadhiistay shalay waxay ku sheegayeen laascaanood waxayna dantu ku kaliftay in la qorto liiska wadaada iyo ardayda malcaamadaha dhiga.illeen haddii kale waxba umasoconayaane,iyagoo ku andacooday inaanay haddeer qab qabankarin dadkuna ay ku kacayaaan una sii hormariyay liiskii looga baahnaa.

 

 

bishii hore bilow geedii ayay u yeedhtay ethopia caddemuuse iyo riyaale iyadoo cadde muuse ay ku eedaysay in maamulkiisu uu caawiyo ONLF,waxay kaloo cadde u sheegtay inuusan wax dagaala ku qaadi karin maamulka riyaale.arrintaasoo uu qariyey kana qariyey maamulka uu madaxweynaha uyahay caddemuuse kolkii uu ka soo laabtay ethopia kolkii ka horaysay xiligan uu hadda jooga magaaladda addis abbaba.

 

 

cadde muusoow dagaal maqaadi kartid adiyo maamulkaagu {ethopia.}

 

 

cadde muuse iyo saraakiil sar sare ayaa waxay hadda ku sugan yihiin magaaladda addis ababa iyadoo loogu tagay maamulkiisa iyo GAROOWE, saraakiisha ethopianku waxay cadde ugu tageen puntland halkaasoo ay saraakiishu ku qaateen salaan sharaf waxay soo kormeereen dhamaan meelaha fadhiyaan ciidamadu,dadka qaarwaxayba leeyihiin waxay sahan u yihiin maamulka riyaale,waayo waxay ku amreen inaanay qaadin waxdagaala.

 

 

meelaha ay fadhiyaan ciidamda daraawiishtu,iyagoo ka qaaday sawirro.

 

 

mar aan waxka waydiiyey sarkaal sare oo ku sugan xarrunta garoowe ayaa waxaa uu sheegay in si toosa cadde muuse loogu yidhi waxdgaala ma qaadi qartaan labadiina maamulba waa puntland iyo somalilandtaba,waxaana sarkaalka ka muuqatey kalsooniwayn oo ah inaan dagaal lagu soo qaadi doonin.

 

 

ama uu san waxdagaala gali doonin wuxuuna kaloo shegay inaanay ogayn arintan shacabka reer puntladn.

 

 

sababa loogu yeedhay ayuu sarkaalku sheegay saraakiisha, inay tahay si loogu qanciyo saraakiisha kale oo maamulka puntland ayna la ogaadaan kuna ciil qabin inaan lalagalin wax dagaala ah maamulka riyaale oo ay halkooda iska fadhiyaan.

 

 

xogmooge ayaa xaajo kaa dila bal aan liiska la qortay,shirka tukaraq,talada puntland,cadde iyo afqudhac saraakiisha iyo odayada loo yeedhay,.ethopia .

 

 

lasoco qoraalka danbe sida ay cabdulaahi yuusuf dawladda ethopia u dibin daabyaynayso iyo dawladda fadaraalka.iyo sida ay dawladda maraykanku u doonayso in soomalia loo kala gooyo,iyo sida ay u taageerayso maamulka riyaale.

 

 

xiinfiniin1@hotmail.com

 

 

s/haaruun

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

s/haaruun

:D:D .... now we all know the writer ,,,, Alleh ku kashif niyow ,,,

 

 

Warar xogogaala oo ay shabakadda boocame ka heshay ilo ku dhow dhow maamulka riyaale

Looks familiar ,,,

 

 

laascaanood ,buuhoodle,kalabaydh,widhiwidh,iyo boocame,talleex,xuddun boocame kalabaydh iyo dhamaanba tuulooyinka ku xeeran gobolada hawdka iyo nugaasha

Cajiib ! ! !! I thought they said some of those areas where controlled by bugland .... runta lama xejin karo ma og tahay ,, :D

 

 

intaanay qabsan buuhoodle

Haye haye ,,,, that should be an answer for the other thread about who controls Buuhoodle ,,, :D

 

 

waxay soo kormeereen dhamaan meelaha fadhiyaan ciidamadu,dadka qaarwaxayba leeyihiin waxay sahan u yihiin maamulka riyaale,

Doest that mean Somaliland is going to occupy bugland ??? ,,,,, bal waxay ku hadlayaan eega

 

 

Ohh ,, Sorry guys , i forgot it is Boocame.com ,,, :D .... i shouldn't waste my time and energy ,,, looooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

The game is up for you and your Xabashi masters.

 

The eyes are no longer blurry. Ethiopia, Somaliland, Puntland and TFG...it doesn't matter what you guys call yourself. The people of the SSC will fight for their rights and for independant Somalia.

 

First they sell our resources for pocket change, then they occupy our cities and make our people refugees and now you want us to hand over our wadaads? whats next I wonder?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xabashi bay kaaga dhegtay ,,,, simbirtii dhuustaba xabashi baa ka dambaysa dheh ,,

 

why i'm not surprised when i hear those Arabs blame everything on Israel even if it is what they've done to themselves. Caqligaa ku yar

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Inaad xabashi u shaqaysid layskuma haysto adigu.

 

Marka Meles iyo xabashi lasoo hadal qaado, saad u boodid cid walbaa way aragtay. maanta xabashi difaac kuuguma horatso.

 

Xabashida miyaad Somaliland u qaabilsantahay horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Cay maaha waxaan idhi...inta jeer oo aad soo boodid marka Meles ama xabashi la hadal qaado tirada ayee ka badan tahay.

 

Somalilandta waad u copy gareesaa un, hasayeeshee xabashida si fiican ayaad uga dambeysaa una difaacdaa.

 

Don't worry about waxa aan u shaqeeyo, maalinta aan kugu soo garaaco albaabkaaga ayaad ugaan doonta waxa aan u shaqeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i don't even want to know waxa aad u shaqayso , i'm interested.

 

Lakin you better blame yourself before the xabashis ,,,, maaha gabadha fooshu ku adkaato inaad tidhaa xabashi baa ka dambaysa. Xamar soomaali baa burburisay intaanay xabashidu iman ,,,, kaama aqbalayo burburintana xabashi baa ka dambaysay waayo soomaali baa is dilaysay dhexdooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

See xabashi ayaad wali difaacaysaa. Ignoring everything they are doing and blaming Somalis. Typical dabadhil*f talk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Ha xanaaqin dee, adaa doortay in aad dabadhil*f noqotide. Ku adkayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this