Sign in to follow this  
Jamster

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Af Qurac

Recommended Posts

Jamster   

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Max’ud Iyo Wafti Uu Horkacayo Ayaa Maanta U Dhoofay Dalka Ethiopia.

Warkii: May 28, 2005

 

Boosaaso(Radiossc.com):-Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay Gagida Diyaaradaha ee Boosaaso,iyagoo ku sii jeeda Magaalo madaxda Dalka Ethiopia ee Addsi Ababa.

 

 

Waftigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyada ee Puntland Max’ed Cali Yuusuf (Gaagaab) iyo xubno kale,Waftigan ayaa waxa lagu wada inta ay joogaan Addis in ay la kulmaan Madaxda sar sare ee dalkaasi,iyadoo lagu wado in ay ka wada hadlaan sidii kor loogu sii qaadi lahaa Cilaaqada u dhaxeeya Ethiopia iyo Dawlada Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ,gaar ahaan dhinaca Ganacsiga..

 

Waftigan uu hogaaminayo Xasan Daahir ayaa ah waftigii ugu heerka sareyey ee taga dalka Ethiopia tan iyo markii isbadalka Siyaasadeed ka dhacay Puntland.

 

 

 

Radiossc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this