Sign in to follow this  
Dr Ligle

Puntland Local Oil Company Working Hard For The People

Recommended Posts

Dr Ligle   

7795.jpg

Puntland%20shidaal.jpg

 

sa.jpg

 

Bishaaro...... Bishaaro......... SHirkada Shidaalka ee Puntland Petrolium Compnay+Sawiro

 

Tan iyo wixii ka danbeeyay Bur Burkii Somaliya waxa Dalka Somaliya ku soo badanayay Maal Gashidaga Shirkadaha iyada oo Ganacsato badan oo Somali ah ay dalka dib ugu soo Laabteen kuwaasi oo soo kordhiyay Adeegyo badan oo aad loogu Baahi qabay, sida SHirkadaha Shidaalka, kuwa kale.

 

Hadaba dhawor sano ka hor ayaa Shirkada Balaadhan oo qaabilsan dhanka Shidaalka laga Hir Galiyay deegaanada Puntland taasi oo adeegeeda aad loogu Riyaaqay.

 

Shirkada Puntland Petrolium Compnay ayaa Xafiisyo waa wayn ku leh guud ahaan deegaanada Ismaamul Goboleedka Puntland taasi oo ay shaqeeyaan SHaqaale aad u Tababaran.

 

Shirkadu waxay Leedahay Webseed aad u Baaxad wayn kaasi oo lagu soo daabaco Xogta iyo Adeegyada Shirkada Booq www.puntlandpetroile um.com

 

Ama Emailka:- Punpetco@hotmail.com

 

Tellefoonada:-252582 5919/+2525825443/+25 25797777/+2525827777

 

Source:http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=7795

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this