guureeye

Nomads
  • Content Count

    9
  • Joined

  • Last visited

  1. dhowr nin oo tuugo ah ayaa isa soo raacay waxay galeen beer si ay khudaar uga soo xadaan , markay beertii galeen ayaa nin walba waxbuu soo goostay sida canbe,liin dhanaan ,saytuun ,qarre iwm. NInkii liin dhanaanta soo goostay ayaa is yiri bax markuu iridii beerta marayo ayaa waxaa qabtay nimankii beerta lahaa waxay yiraahdeen ninkasta waxa uu soo goostay ayaa dabbada laga galinayaa loooooool. NInkii meeshii laga sugayey inuu naxo ayuu qosol la dhacay,waxaa la waydiiyey war maxad ku qoslaysaa wuxuu ku jawaabay "waxaan la yaabanay ninka qarraha/xabxabka soo wata".
  2. Adeerayaal afkiina ka daysta halyey abdulahi yusuf yusuf. yusuf is real hero of somalis.
  3. looooooooooool,JB sxb ciidanku waa kii sayidkee ha u bixin waa iska kaftan.........
  4. odaygu marqaan buu ku tagay xalay.
  5. abdiladiifoow - hadii aan isku dayo waa sidaan:- IRMAAN= waa hasha dhashay oo la maaalo ama ,dhirigtu nuugto. HORWAYN=waa hasha gursan ee aan la maalin. DHAQAYO=waa hasha caanaha yar leh ee sii guri rabta. ERI-dhaban=waa geela oo la arooriyo iyadoo aan ubadkiisii la socon. MAR_CURAD=haa hasha hal mar dhasay CADAYSIN=waa ratiga aaan heeryadu saarnayn. ''''''''''''''''' intaas baan kusoo gabagabanayaa sxb. thanks