Sign in to follow this  
Abtigiis

UWSLF's peace deal in the eyes of TPLF mouth-piece Walta information Center

Recommended Posts

NGONGE   

^^ See what I mean? You don't get it, saaxib. He that views everything through the eyes of SL is aware of his bias and makes it clear to all readers where his starting point is. Your idea of objectivity is to bash everyone in equal measure. It works when dealing with children and not having time to hear a long story about who was wrong and who was right but it is in no way objective. Wax fahan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Adeer Ngonge,

 

Arintan ONLF iyo Somaliland way isku keen dishay oo inaan ku kala dhimano ayaan ka yaabiye ma iska daynaa. Rag saaxiibo ah oo isjecel baan nahee, reero yayna ina kala dilin. :D:D

 

Sidaad u quman tahay unbay Oodweyne iyo Ayoub PM kuu soo diri oo adigoo geeso leh unbaad i soo gali.

 

Adigu Carab baabad tahaye maad waxan qudhunka ah inuu walaaqanayo iskaga dhex baxdid? :D:D Maxaa kuu diiday sida Axmed Naaji inaad 'Somaliyey isku tanaasula, wabilaahi tawfiiqada' ku ekaatid? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is A&T's minimum standard for entering negotiation with Ethiopia:

 

1- In ciidamada gobolka jooga role'koodu noqdo xadka ooy ilaaliyaan kana dhex baxaan maamulka

2- In talada dadka gobolka maamulaya shacabku yeesho si ay responsive u noqdaan

3- In dadkii ku waxyeeloobay dhibaatayntii militariga Ethiopia sanduuq lagu taageero loo sameeyo

4- In Federal quman gobolku noqdo oo u madax banaan arimihiisa daakhiliga

 

 

And from what I heard this is exactly waa nuxurka heshiiska sh Ibrahim galay, marka maxay tahay shiddadu ...soo in la sugo maaha in arrimahani hirgalaan iyo inkale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xinn waa markaad xog aadan ogeyn xog-ogaalka ku qabsan jirtay.

Sh. Ibrahim Ina-iley inoo hoos tago ayaa lagu amray.

 

Waxaan kuu sheegayaa ONLF propaganda ma aha, waa xogta dhabta ah ee jirta. Hadaad sugi ilaa intay kuu cadaan waxba kama qabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tusbaxle, nimanku waxay ii sheegeen (muddo haatan 3 dex bilood laga joogo)weeye waxaad meesha ku qortay

 

runtii adigaan kula feker ahay haddii qodobada aad kor ku qortay wax ka hooseeya laga keeno Melez heshiis maaha ee waa is dhiibid sidaad adiga iyo saaxiib kay abduladhiif sheegeeyseen bayna noqon

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xinnow been bay kuu sheegeen. Hadalka aan ku leeyahay iga qaado, waa wax haduu been yahay aniga igu soo noqon doona goor aan fogeyn.

 

Nimankaasi habayaraate wax gorgortan ah ooy galeen majirto, iska daa wax loo ogolaadee.

 

Sheekhu wuu dhibanaa oo Maraykan iyo meelo badan ayaa laga daba socday. Markaa, iyagaa dad u dirsad Itoobiyaanka, itoobiyaankuna iclaan 'heshiis' inay u sameeyaan ayey ogolaadeen. Ninkii Djibouti ku qaabilay waa Cabdifataax Sh. Cabdullahi ee dawlada itoobiya ka socday.

 

Maanta uun hadalykayga qaado. Hadaad ogtahay sida wax u dhaceen waad is dooxi laheyd bah-dilka meeshaa ka dhacay, iyo u daac daacsiga Tigre'ga. Nin Wasaarada Arimaha Dibada Itobiya ka shaqeeya wuxuu igu yidhi PM baan kuugu sheegi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ku maqlay Tusbaxle.

 

qodobka ugu horreeya su'aal baan ka weydiiyey nimankii ayaga ahaa oo waxaan iri haddaad heshiis gashaan ONLF oon idinla socon, soo ciidanka xuduuda ilaalinaya inaad taakulaysaan maaha, oo macnaheedu yahay inaad ONLF wax ka laysaan ama aad colaadeeda ka qaybgashaan.

 

jawaab saxa kama helin

 

Allow sidii roon

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waa su'aal sax ah.

Midna ogow UWSLF culays miilatari iyo mid shacabna kuma hayn Ethiopia. Bal, waxay u ahaayeen waxay rer-galbeedka ku xuuxiyaan ooy yidhaahdaan ONLF iyo UWSLF way wada shaqeeyaan oo Eritrea ayaa hawl galisa, waana argagixiso.

 

Midda kale xitaa doorashada dib noogu dhiga aanu si xisbi silmi ah isu registar gareeyno oo uga qaybgalee may odhan.

 

Hamaqlin warkooda, wax badan ayey akhriyaan oo anbaa maalin walba waan maqlaa sheekadooda.

 

The good thing is with little patience, maybe few months, everything will be clear.

 

This was the worst of surrenders, the worst saaxiib. Sumcad darada ka dhacday mid naga hadhi baryahan ma'aha. Sheekhi dhanaa ku yar oo Ina-Casoowe la yidhaa unbaa kolba intuu gaadhi saaro jid barinaya oo ha loo sacabeeyo leh. Wax barnaamij ah waxaa ilaa hadda loo dhiibay masaajidka dadka uga sheeg inay nabadu fiican tahay, ood qaldaneeydeen. Soo xogso arintaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would be most prudent not to take your appraisal of sheekh Ibrahim’s group. laakin waad iga qoslisay masaajid baa loo dhiibay oo la yiri dadka nabada uga sheekeeya ku lahaa :D

 

Tusbaxle, I am in agreement with your minimum expectation of any outcome resulting from any negotiation between Ethiopia and those who are fighting for the freedom of the region. But I can tell you this much: I was supportive of sheekh Ibraahim’s initiative before it even become widely publicized for one reason, and one reason only: current strategy is based on empty slogans and is void of any meaningful milestones to measure by its soundness. The wise is not he who knows how to discern between good and bad options, as the saying goes, but it’s he who knows how to choose the best option in a set of bad options.

 

Your calculations reassure me greatly awoowe…

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Abtigiis, ilaa aan xogta dhanta helo, waa inaan arrintan ka gaabsadaa, laakinse hadaan nahey reer Maakhir, you have our support, hub iyo lacag iyo baraarujin just like reer Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this