Sign in to follow this  
Xudeedi

More Targetted Killings in Mismanaged Bosaaso

Recommended Posts

Xudeedi   

Bosaaso 2-Ruux ayaa Lagu dilay

September 25, 2010

By Admin

 

Wararka aanu ka helayno Magaalada bosaaso ayaa sheegaya in Maanta Duhurkii la dilay Ninka soo Jeeda Beelaha Kiilka Shanaad ee Ethiopia, Lamana yaqaan Cida Falkaasi ka danbaysay Sidoo kale,waxa La dilay Caawa Nin kale oo lagu sheegay Xaqu Waa Cadyahay kaasi oo Caawa la Bartilmaameedsaday.

 

 

Dilkan ayaa ku soo badanaya Magalaada Bosaaso iyada oo Xaglinayo inay ka danbeeyaan Kooxo Doonaya inay Fashiliyaan maamulka PL oo ay salka ku haya Kuwa xilal ka soo qabtay Maamuladii Hore.

 

Faah Faahin

 

Naga Suga

 

Xafiiska Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Nin goor dhowayd Bosaso lugu diley

 

Waxaa caawa lugu diley Magaalada Bosaso nin rayad ah abaara 7:15Daqiiqo waxaana lugu diley agagarka Huteel Emaraad ee Magaalada Bosaso ninkaasi oo aan ilaa iminka la aqoon cida ka damaysey dilkiisa.

 

Dilalka dadka rayadka ah ayaa beryihii u damayey Magaalada Bosaso waxaa ay ka noqdeen tusbax afka laga furay,iyadoo Habeenkii xili hore laga seexdo suuqyada Bosaso oo aan gebi ahaanba lugu arag wax dhexmaraya.

 

buraan/editor

 

bosaaso/p/land

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Ganacsade Libaan dheere oo ka mid noqday Odayaasha Xabsiga Bosaso lugu Xiray maalintii 3aad ku xiran

 

Bosaso:-Waxaa xabsiga wayn ee Magaalada Bosaso dhowaan mudo 3cisho ah ka hor lugu xiray Odayaal dhaqameed ka soo kala jeeda beela dhowaan ku dagaalamay Degaanka IGDHAYS ee hoostaga Degmada Ufayn iyo Weliba Ganacsato uu ka dhex Muuqdo Mulkiilaha Canpanyga LIBAAN LIMTED CAMPNY,Libaan dheere.

 

 

Odayaal dhamaqameedka iyo ganacsatada lala xiray ayaa waxaa saaka booqasho ugu tegay qaar ka mida dadka caailada ah ee ku dhaqan Magaalada Bosaso,Waxaana la geeyey goob gaar ah Odayaashan waxaana laga xanibay isgaarsiinta Mobeelka inay cid kula hadlaan.

 

 

Ganacsade Libaan dheere oo ah Ganacsade ka mida shirkadaha Fara ku tiriska ah ee Ganacsiga Puntland ayaa xarigiisa waxaa iswaydiinaya dadbadan oo ka mida Ganacsatada Bosaso kuwaasi oo samaynta xariga libaan siyaabo kala duwan u arka.

 

 

Waxaana 3Maalmood ka hor lugu xirxiray Odayaashan Xabsiga Magaalada Bosaso iyadoo markii hore looga yeeray Madaxtooyada oo Dowladu ay u sheegatay inay kulan la qaadanayaan lakiin markii aytageen la soo saaray Wareegto ku qoran Saxiixa Madaxwaynaha oo Amar ku bixinaysa in Odayaashan la xiro,waxaana inbadan arrintani ka biyo diidsan dadbadan oo Reer Bosaso ah oo aan xal macquul ku qotoma aan u arag xariga Odayaashan.

 

 

Dhahar/Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not the first time this happened we all know how the people from the onlf region are treated in the pirate state it was just few months back when they locked up an elder from that particular region. The killings of citizens seems to be a normality now and days in bossaaso the mafia state can’t protect its people. Any way ilahay ha u naxaristo marxuumka. I hope the killers get caught

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this