Sign in to follow this  
General Duke

Last stage of conference

Recommended Posts

Banaanbax lagu waday in ay qabtaan hogaamiyaasha kasoo horjeeda shirka nabad oo baaqday maanta

 

Baryahaan dhan ayaa waxaa ka socday magaalada Muqdisho qaban qaabo balaaran oo lagu doonayey in laqabto banaanbax balaan ee looga soo horjeedo shirka nabad ee Soomaalida uga socda Nairobi ee Kenya ,kaasoo ay qaban qabinayeen dowlada KMG waqtigeedii dhamaday iyo hogmiyaasha kala ah Muuse Suudi Yalaxoow , Bare Hiiraale oo ayagu ku qanacsaneen habka lagu maamulaayo shirka .

 

Banaanbaxaan ayaa lagu balan sanaa in uu dhaco maanta oo Khamiis ah taariikhduna tahay 25 /9/2003 si loogu helo taageero badan oo ah shacabka Muqdisho oo ayagu ka daalay wax qabad laanta hogaamiyaashooda, hogaamiyashaasoo u bartay markii ay dan kaleeyihiin uun lesugu yeero banaabax marka kalana madaafiic ooda looga dhigo ayadoona loo naxariisaneynin .

 

Banaanbaxii maanta ayaa baaqday kadib markii ladareemay in aynan soo xaadireynin dadweyno aada u fara badan kuwaas oo intoodabadan kaniyad xun in aanan meeshaas waxba kasoo baxeynin, shacabka ku nool Muqdisho ayaa kadhoowraayo in ay wax uun kasoo baxaan shirka nabada ee Soomaalida uga socda Nairobi , kadib markii ay rajadoodina soo noolaatay markii ay maqleyn hadalkii kasoo yeeray wasaarada arimaha dibada ee Marekanka in ay taageersan yihiin shirka nabada ee Nairobi taasoo aan cadeyn markii hore mooqifka Marekanka ..

 

hadal heynta Muqdisho ayaa ah maanta hadalka mareykanka oo ah shirkaan mareykanka ayaa taageersan wuu soconayaa kuwii hore oo kale ma ah ,taasoo aad kadareymeysid shacabka kuwa ku faraxsan shirka nabada in ay wax kasoo baxaan kadib markii ay waayeen cid ka shaqeneyso danahooda qaska ah

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this