Sign in to follow this  
Emperor

Ministers of the Somali Government to be 91

Recommended Posts

Emperor   

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in Golaha Wasiirada Soomaaliya Noqdaan 91 Xubnood

Nairobi

 

Kulanka baarlamaanka Saaka waxaa ka soo xaadiray xubno gaaraya 223 Xidhibaan waxaana kulankaa ka codsaday Baarlamaanka Soomaalida raysulwasaare Prof Cali Maxamed Geedi,

 

Kulanka waxaa furay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh Xasan Sh Adan isaga oo ku soo dhaweeyay Raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi ,

 

Raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi Salaan iyo ma had celin ka dib waxa uu sharaxaad ka bixiyay qaabka doowladiisa isaga oo xusay in aysan sharci ahayn in uu soo ban dhigo balse isagoo ilaalinaya arimo badan uu soo ban dhigay Tirada golihiisa wasiirada isagoo sheegay in uu qaabkan wax u qaybin doono

 

Waxa uu xusay in Beesha Shanaad ay heli Doonaan 4 Wasiir Beesha ******* 9Wasiir Beesha *** 9Wasiir ****** 11 Wasiir Digil iyo Mirif 9isagoo sheegay sababta saa loo yeelay in ay tahay Codsi ka yimid Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed

 

 

Dhinaca kalle Prof Cali Maxamed Geedi Waxa uu xusay in la soo dhisi doono in 5 Wasiiri Doowlayaal uu soo dhisi dooni isagoo intaa raaciyay in ay Jiri Doonaan 2 kalle balse waxa uu sheegay in uu dib ka soo sheegi doono sababo jira aawadood Prof Cali Maxamed Geedi ma

sheegin sababaha jira isagoo intaa raaciyay in sida ugu dhaqsiyaha Badan u soo dhisi doono xubnaha Golahawasiirada isagoo intaasi raaciyay in si cadaalada uu

ku soo dhisi doono 4.5

 

Intaas ka dib waxaa hadalkii lo gudbiyay Xubnaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya dood iyo falanqayn badan ka dib waxaa la isla gartay in cod la galiyo iyadoo ay Si buuxda gacan taag ugu ansixiyeen Codsigii raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi

Xubno gaaraya 200, si farxada halka 4 ka aamustay 19 kalana qaadaceen marka waxaa amuurtii ku gaba gaboowday codsigii Prof Cali Maxamed Geedi oo ahaa 91

xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya,

 

Baarlamaanka Soomaalida ayaa xiliyadan danbe aad moodain si sareexad leh uga wada doodaan guud ahaan hadba wixii soo kordha waxaa laga dhur sugayaa dhismaha

Golaha Wasiirada Soomaaliyeed&Prof Cali Maxamed Geedi raysulwasaaraha Soomaaliya

 

 

Ku noqo beejka

 

 

Axmed MuuseCabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Ra’iisul wasaare Geeddi oo maanta ku dhawaaqay tirada golaha wasiirada ee loo qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed

Nairobi

 

 

Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta kulan kula yeeshay Mbaghati xildhibaanada baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya, waxaana kulankaasi ra’isul wasaare Geeddi uu ku soo bandhigay tirada wasiirada ee uu u qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed, isagoo sheegay in uu ku saleeyay hanaanka 4.5-ka.

 

 

Ra’iisul wasaare Geeddi ayaa u sheegay beelaha Others-ka in uu siiyay 4 wasiir, beelaha ******* , *** iyo Digil & Mirifle-na uu siiyey min 9 wasiir waxaase 2 wasiir loogu daray beesha ****** oo la siiyay 11 wasiir beeshaas oo uu ka soo jeedo ra’iisul wasaare Geeddi.

 

 

“Sababo gaar ah ayaa loo siiyay beesha ****** 2-da xubnood ee wasiirka oo loogu daray, dhismaha golaha wasiiradana waa mid ku saleysan dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed†ayuu yiri Prof. Geeddi oo rajo ka muujiyay in baarlamaanku taageeri doono qaabka wasiirada uu ugu qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed.

 

 

Baarlamaanka ayaa u codeeyey soo jeedintii ra’isul wasaaraha waxaana taageeray 200 xildhibaan, halka ay diideen 19, waxaana ka aamustay 4.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Good news boyz, they are trying to do something.

 

But what's all with this 9/9 number, I think is a magic one that this time round the government will pass the parliament, hope so. But what about the one one thing, It doens't look like a lucky number. Anyone tried before the lottery and won with this number?? it may be a block, what do think guyz.

 

Hope peace prevails

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in Golaha Wasiirada Soomaaliya Noqdaan 91 Xubnood

They rejected 74 and accepted 91 :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

And the 91 does not include the additional 10 or so state ministers which will be added.

This has gone down the drain, looking forward to see the next Somali peace conference... :D . heard the Musaveni of Uganda is planning to convene one now since all other immidiate neighbours had a chance. Damn why not him. it will be a boost to his country's economy... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Juma:

looking forward to see the next Somali peace conference... . heard the Musaveni of Uganda is planning to convene one now since all other immidiate neighbours had a chance. Damn why not him. it will be a boost to his country's economy

Sxb you are having too much hopes, this is last one, this or never again.

 

Just pray they make it this time... lol

 

Saxardiid:

They rejected 74 and accepted 91

Sxb you know why, every1 is hoping and thinking he will get a post. Just wait few days after the announcement, many rejections are on the way from the ministerial left outs.

 

It is not about 74, 91 or 55 this is about hala iska dhex arko, Anigana period.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

91 wasiir

50 wasiir-stand-by

91 wasiir-ku-xigeen

91 secetearies

 

wasiirka kabaha, wasiirka injirta, wasiirka qudhaanjada and wasiirka dadka indhaa cas cas are still to be filled :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whatever gives us a governmental framework and preserves the unity of Somali is a step forward. What other options do we have?

 

BTW, most delegates in Nairobi have been enduring innumerable hardships and insults while volunteering their time for more than 2 years. They don’t live with their wives and children. On the other hand most Somalis who have access to the internet gobble up ice creams in the Western World and are looking forward to return back to a democratic efficient Somalia that has a 12-Cabinet government and strong security forces ……

 

The members of Somali government deserve our respect. If you can do, go and change the march of history….. Otherwise shut up and salute your masters. We need Somalia to come back by hook or by crook.

 

smile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

"wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta caabudwaaq"

 

:rolleyes: :rolleyes:

LOL

 

The uptight dude has a sense of humor. Maasha Allah..

 

ANYWAYS, put together a dumb Parliament and you get dumb and irrelevant results. PROBLEM: finding a lasting solution to Somalia's political turmoil. SOLUTION (as they see it): empower all the morons and tribal mouthpieces so they can hold power and presige the way members former Somali regimes did.

 

Originally posted by Nayruus:

...most delegates in Nairobi have been enduring innumerable hardships and insults while volunteering their time for more than 2 years. They don’t live with their wives and children...

 

The members of Somali government deserve our respect. If you can do, go and change the march of history….. Otherwise shut up and salute your masters. We need Somalia to come back by hook or by crook.

I do see your need for some sort of peace. But you also gotta think of the long-term effects of letting these moronns run Somali national affairs. If they left their wives, who asked them to? Not me. The way I see it - they're greedy sons of jackals out to get the easy buck. But in Mogadishu, they'll find that the bullet is quicker.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Windtalker, normally you're full of bullshit. But you got a point there. The parliament is a group of dumb animals trying to get some easy cash flow. I hope they will be punished in Mogadishu for kibirka iyo iswaalwaalinta that they did in Nairobi.

 

So the number of ministers:

 

11-11

9-9

9-9

9-9

4-4

7

=

91 + Gedi = Cabinet members = 92

 

These MPs are mongrels if they rejected Gedi the first time, while the new one agreed upon is looking much like the former one. These mongrels just wasted our precious time for goodness sake.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

91 ministers, :confused: :confused: ..this is crazy,India,the largest democracy in the world with 1 billion plus population has 91 ministers...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this