Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland's Move To Arrest Terrorist in Buuhoodle

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Adigu ma ciidanka sirdoonka somaliland baad la shaqeysa horta

Ma hay'ad uusan la shaqayn baa jirta in Waqooyi galbeed...sort of Kiyaawe Ingiriis! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Bile Bile:

Somalilantaba SNMta ayay Mujaahidiin Dhahaan, Siyaad iyo Saraakiishiisi miyaa gaala ahaa mase Riyaale kuwa uu keenay laascaanood ayaa diinta saxdaa haysta miyaad leedahay

Maya snm waxay la dagalemeen dawlad Marxist Atheist ku dhaqan ayay la dagaleemen ayada quraanka badhna na beeniye marka dawlada cidii riiday wala odhan kara wa mujaheedin ileen quraanka kariimka ayay uu hiiliyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D at 'Marxist atheist.'

 

And during this time Riyaale wuxuu ahaa mudane xajka ku maqnaa, oo soo cibaadeysanaaye miyaa?

 

And if we further follow in that flawed logic, who else would be a 'mujaahid' that riday dowladii 'Marxist atheist' ahayd?

 

Cumar Jees? Caydiid? Caato?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

quote:Originally posted by Mansa Munsa:

Waa mujaahid qofka falkaas fuliyey.

Ma qof nin somali ah oo muslim ah dilay aya mujaheed ah
Ninka dhintay ifkana sharaf dhac buu ku dhintay, aakhirona way caddahay meesha uu tegayo saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

quote:Originally posted by Bile Bile:

Somalilantaba SNMta ayay Mujaahidiin Dhahaan, Siyaad iyo Saraakiishiisi miyaa gaala ahaa mase Riyaale kuwa uu keenay laascaanood ayaa diinta saxdaa haysta miyaad leedahay

Maya snm waxay la dagalemeen dawlad Marxist Atheist ku dhaqan ayay la dagaleemen ayada quraanka badhna na beeniye marka dawlada cidii riiday wala odhan kara wa mujaheedin ileen quraanka kariimka ayay uu hiiliyeen.
Xaaji, Okuyaalaha Madow iska bixi, Ha iska ridin Indhaha si fiican wax u fiiri, Wax Mujaahid ah ma jiraan, How many times the word Mujaahid been abused in Somalia? smile.gif or is it one man's terrorist is another man's freedom fighter? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, the guy is on the run ladies and gentlemen, he will be either refugee in Garowe (which i don't think so) or keep hiding in the bushes of the hawdka before he is caught.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this