Sign in to follow this  
Wisdom_Seeker

Somalia: Mogadishu ceasefire broken...

Recommended Posts

By: Mohamed Amiin

 

Mogadishu 24, March.07 ( Sh.M.Network) The second round of meeting by the Ethiopian military officials and elders of powerful ****** tribe in the Somalia capital Mogadishu Saturday has ended in failure after the Ethiopians informed the ****** men that they would carry out house to house search operations in the capital.

 

The meeting which lasted for several hours ended in deadlock after the Ethiopian officials told the elders that they could not accept what is going on in Mogadishu.

 

The spokesman for ****** tribe, Ahmed Dirie told Shabelle Media that the Ethiopians want to launch massive military operation in the capital searching for weapons and terrorists.

 

 

“They have told us that we fulfilled the ceasefire but they want to do the job themselves for their interests, they told us that president Abdulahi Yusuf has his job and they own theirs,” said Ahmed Dirie quoting the Ethiopian officials at the meeting.

 

Mr. Dirie said they (the elders) have responded that they will defend themselves against any aggression saying that the Ethiopians have no right to do whatever they want in this country.

 

Mr. Dirie accused the Ethiopian government of taking the idea of president Abdulahi Yusuf based on that a clan occupies another clan suggesting Ethiopian should play a neutral role in Somalia affairs.

 

 

Asked whether they had contacted with the government officials over the issue, Dirie said they made no contact with anyone and the government will hold the responsibility of the consequences.

 

The ****** spokesman called on the international community to make intervention into what he called ‘the extremism of the Ethiopian troops conducting in Mogadishu’

 

Nevertheless, if the ceasefire truce broken what is expected is major bloody confrontation that will cause humanitarian crisis.

 

On Thursday, the traditional elders of ****** tribe and Ethiopian military officials agreed on ceasefire deal over the fighting in the capital.

 

http://shabelle.net/news/ne2618.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

From Garoweonline.com

 

 

Dhaqdhaqaaq Milateri oo ka socada Muqdisho

By

Mar 24, 2007 - 3:53:48 PM

 

 

Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga dareemayaa dhiilo colaadeed oo xoogan, iyadoo wadooyinka magaalada Muqdisho lagu arkay hubkii ugu badnaa ee ciidamada dowladda Itoobiya ay la soo gasho magaalada Muqdisho.

 

Wadada dheer ee ka timaada Afgooye ee soo hor marta isbitaalka Banaadir ayaa caawa waxa ka soo gudbay 40 gaadiidka Cabdi Billaha loo yaqaan oo ku rakiban PM-yada kuwaasi oo soo galay wasaaradda Gaashaandhiga sida ay inoo xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.

 

Dhiisha colaadeed ayaa caawa sidoo kale laga dareemayaa dhinaca wadada Balcad gaar ahaan deegaanka Darmoole oo ay ku sugan yihiin ciidamo Itoobiyan ah, waxayna wadaan dhaqdhaqaaq xoogan.

 

Dhinaca kale xaafaddaha iyo deegaanada ay ku sugan yihiin ciidamada ka soo horjeeda dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq midkan la mid ah wada, waxaana gaaraya gurmad xoogan iyadoo loo daabulayo rasaas, waxayna maliishiyooyinkan ay bilaabeen iney sameystaan dhufeysyo adag.

 

Dhaqdhaqaaqyada labada dhinac ayaa ka danbeysay kadib markii galabta lagu kala kacay shirkii la isugu soo dhawaan lahaa ee lagu doonayey in dagaalada lagu joojiyo, iyadoo saraakiisha ciidamada Itoobiya ay sheegeen in ay bilaabayaan baaritaano.

 

Kulan dhexmarey Odayaal ka tirsan beesha ****** & saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu kala kacey

 

Dhageyso bur-burkii ku yimid wadahadlada

 

Odayaasha beel ka tirsan beelaha ****** iyo saraakiisha ciidamada Itoobiya ayaa galabta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho natiijo la'aan ku dhamaaday kadib markii la isku afgaran waayay waxyaabihii looga hadlayey kulankaasi.

 

Axmed Diiriye oo sheegta afhayeen beelaha ****** oo kulankaasi kadib saxaafadda la hadlayey ayaa shaaca ka qaaday in wax natiijo ah uusan ka soo bixin kulankasi, wuxuna Axmed Diiriye uu sheegay in Sarakiisha ciidamada Itoobiya ay ku wargeliyeen odayaashii kulankaasi ka qeybgalay in ay go'aansadeen in guri walba oo magaalada Muqdisho ku yaala ciidamada Itoobiya ay baaris ku sameynayaan.

 

Axmed Diiriye waxaa kaloo uu sheegay in saraakiisha Itoobiya ay kasoo horjeesteen qodobadii heshiiskii Khamiistii lagu gaaray magalada Muqdisho waxayna ku adkeysten buu yiri in howlgalo milateri ay ka fulinayaan magaalada Muqdisho.

 

Saraakiishii Itoobiyaanka ee kulankaasi ka hadashay ayaa kulankii ka dhex sheegay in qorshihii lagu heshiiyay aysan odayaasha qaar ka tirsan beelaha ****** aysan fulin taasina aysan ku qanci karin.

 

Markii Saraakiisha Itoobiya ay mowqifkooda u gudbiyeen odayaasha beelaha ****** qaarkood ayaa waxay codsadeen in la siiyo daqiiqado yar oo ay ku showraan iyadoo laga ogalaaday hase ahaatee odayashii dhexdooda ayaa ku kala qeybsamay waxayna markii danbe ku towfiiqeysteen in ay iska caabin kala hortagan hadii ciidamada Itoobiya ay baaris ka bilaabaan magaalada Muqdisho.

 

Axmed Diiriya ayaa ku eedeeyay dowlada Itoobiya in ay fulineyso qorshaha Madaxweynaha Dowladda KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxuuna afhayeenku uu sheegay in aysan aqbaleyn in beel beel kale loo madax qabto waasida uu hadalka u dhigaye.

 

Odayasha beello ka tirsan beesha ****** ayaa waxay beesha calamka ka codsadeen in la soo farageliyo arimaha ka taagan magaalada Muqdisho iyo faragelinta ay dowlada Itoobiya ka dhex wado beelaha Soomaaliyeed.

 

Ugu danbeyntii waxaa kulankii maanta uu ku dhamaaday muran iyo is cambaareyn labada dhinac oo mid walba uu ku eedeynayey inuu balantii ka soo bixi waayay.

 

Garowe Online,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

So from the reports the Ethios are working independently from the 'govnt'? Do they expect people to buy that?

 

:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this