Sign in to follow this  
sool_boy

Is Cabudwaq part of puntland?

Recommended Posts

Xiin lool waa iskaga ogaa ineey Nuune ubaxdo mid kamid ah laba D mise odeyga iskaashatada Double D'da buu ku jirey :D

 

Walle Nuune sxb iskaashatadaa waxeey kaliftey hadalka in far waa weyn dadku loogu wax sheego :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

You know there is nothing wrong with to dream...laakiin su'aashu waxay tahay ma soconaysaa? Horta anigu waxaan isweydiiyey marka uu Xamze soo qoray Caabud-Waaq...does he mean cidda dhan magaalada leey deggan tahay? doesn't he understand in intaas degaan ka badan ay deggan yihiin oo haddii ay cid la midoobeyaan ay habboon tahay in gobolka dhan ee G/Gaduud la yiraa wax la midoobo...Waayo haddii uu isleeyahay beeshaan horumar u raadi sidaan horumar maahan sababtoo ah wuxuu hilmaamayaa kana tegayaa goobo badan oo ay deggan yihiin ee ah inta ku dherersan from baadiyaha Gallinsoor illaa Balanballe...iyadoo ay arrintaas u sii dheertahay in dad kale oo Soomaaliyeed ay la degaan ayna keeni karto dagaal iyo is jiijiid hor leh. So Caabudwaaq hadduu horumar u rabo muu yiraahdo Galguduud horumar hallaga raadiyo...His view is like saying gacmaha intaan mid iska gooyo ayaan bowdadeyda ku xirayaa si lug kale ay iigu noqoto!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this