Sign in to follow this  
Jacpher

Ethiopian Army moves to Diinsoor

Recommended Posts

Jacpher   

Ciiddamo Ethiopian oo farriisimo ka samaystay gudaha iyo daafaha Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay

 

Mogadishu Isniin , March 17 2008 SMC“

 

Abaarihii Tobankii Fiidnimo ee xalay, ayey Ciiddamo Ethiopian ah waxay gudaha u galeen Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay, oo maalmahan Masrax Milliteri u noqotay Ciiddamadda DFKMGS iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab.

 

Dadka deegaanka, ayaa Idaacadda Somaliweyn u xaqiijiyey inay Ciiddamadda Ethiopianka oo ku hubeysnaa Labaatameeyo Tekniko ah ay fiidnimaddii xalay farriisimo ka dhigteen dhismihii Saldhigga Boliska iyo Isbitaalka Degmaddaasi, waxayna baaritaan kula dhaqaaqeen dhowr guri oo loo soo fara muuqay, sida la sheegay.

 

Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen.

 

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka mamnuuceen inay gaadiidka soo galaan ama ka baxaan Degmadda Diinsoor, iyadoo la xayiray dadkii Xoolaleyda iyo Beeralayda ee u foof tegi jirey shaqooyinka.

 

Ciiddamadda Ethiopianka, waxay kaloo farriisimo ka dhigteen daafaha Degmadda Diinsoor, waxayna ilaalo ka hayaan dhammaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmaddaasi.

 

Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi.

 

Ilo-wareedyo ayaa sheegayo inay Dagaalyahannadda Al-shabaab ku sugan yihiin dhul-kaymeed aan ka fogeyn Degmadda Diinsoor, iyadoo uu Afhayeenka Kooxdaasi. Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur” waayaddan dhaqdhaqaaqyo Ciiddan ka wadaan qeybo ka mid ah Goballadda Bay iyo Bakool.

 

Source: Somaliweyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ last weeks execution is producing the desired result ....... they should not get a wink of sleep.......... thinking 'who's next ?'......... slowly but surely this will pay off

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Did you skip this part?

 

Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen.

Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jimcaale:

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka mamnuuceen inay gaadiidka soo galaan ama ka baxaan Degmadda Diinsoor,
iyadoo la xayiray dadkii Xoolaleyda iyo Beeralayda ee u foof tegi jirey shaqooyinka.

 

Ciiddamadda Ethiopianka, waxay kaloo farriisimo ka dhigteen daafaha Degmadda Diinsoor,
waxayna ilaalo ka hayaan dhammaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmaddaasi
:D

^ did you miss that ?

 

Is that not a direct result of last weeks beheadings ? where before they walked around arrogantly as if they owned the place..... now they have to constantly watch their backs for fear of loosing their heads *literally*

 

ninkii yaqaan xabashadi ayaa ka warami kara .. fulinaymo waxay ka qabaan in habeenkii musqasha ay ka cabsadaan inay galaan . guryaha dhexdooda ay ku saxaroodan :D (seriously ) ....... waxa hadafkeenu yahay dharaarta cad inay saldhigooda ku saxaroodaan cabsi darteed !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this