Sign in to follow this  
General Duke

Puntland ready to host (National reconciliation Conference)

Recommended Posts

BOOSAASO : Maamulka Puntland oo sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada shirwayne-qaran

 

Posted to the Web Feb 17, 17:18

 

 

Boosaaso:-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Puntland, Faarax Cabdi Doorshe ayaa maanta warsaxaafadeed ku sheegay in Maamulka Puntland uu diyaar u yahay in lagu qabto gudaha Puntland shirwayne-qaran (National reconciliaton).

 

 

Hadalka Wasiirkuxigeenka ayaa ka dambeeyay sida uu isagu sheegay tala soojeedin tibaaxaysa in shirwaynaha qaran lagu qabto Puntland taasoo laga soo saaray shir dhawaan magaalada Muqdisho ay iskugu yimaadeen aqoonyahano Soomaaliyeed ka soo loogu gogol xaarayay shirwayne qaran.

 

Faarax Doorshe wuxuu sheegay in ay si wayn Puntland u soo dhawaynayso in shirka qaran lagu qabto Puntland ayna u diyaargaroobayso wixii iminka ka dambeeya qabsoomida shirka.

 

C/laahi Yuusuf Axmed M.waynaha DFKS ayaa dhawaan iclaamiyay shirwayne-qaran oo la iskugu keenayo dhammaan dhinacyada Soomaalida , shirkan oo lagu soo afjari doono mishaakilaadka iminka ka jira dalka.

 

Waxaa xusid mudan in aan wali si rasmi ah loo shaacin goorta la qabanayo , goobta lagu qaban doono iyo cidda ka soo qaybgalaysaba.

 

 

Axmed C/salaam

Garoowe , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Waryaa Badacase how did you do it? I remember back in the days I had about 800 posts and you had 780 and we were competing for the 1000 and now you are at 2225 and I am 900 something. How did you do it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

This great idea indeed.......

 

since aqoonyahano Soomaaliyeed agreed on it .....

 

This will help significanly in tersm of abolishing qabil dispute , and miss trust between the somali people .........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this