Sign in to follow this  
Meiji

Mogadishu society: NO to foreign troops!

Recommended Posts

no troop equals no government. As a "yusufite", we know that at the heart of every argument you and you kind make is dowladiidnemo. whats odd is that here is your hero you all paraded in SOL following in the foot steps of Yusuf because he realizes that was right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ Xilidambe ayeey wax fahmaan ha la yabiin. Fahanka iyo maskax fircoonida waa loo kala dhashaa. Sheekhu marka uu kursiga ku fariistay oo badhidii kululaatay ayaa dhigii is furfuray dabadeedna maskaxdisa dhiig badan oo oxygen leh heshay sidaa owgeed fakarkiisi baa kordhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo cudur daar ka bixiyay hadalkii Wasiiraka arimaha dibadda ee ahaa in ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya.

 

Shabelle: MUQDISHO

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid ayaa maanta uga hadlay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada hadalkii dhawaan ka soo yeeray wasiirka arimaha dibada kaasi oo ahaa ciidamo dheeri ah oo la keeno dalka Soomaaliya.

 

 

 

Kadib shir ay maanta xarunta madaxatooyada isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda kmg Soomaaliya oo uu shir gudoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/Rashiid Cali Shara’arke ayaa waxaa ay uga hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen hadalkii dhawaan ka soo yeeray wasiirka arimaha dibada dowaladda kmg kaasi oo ahaa hadal xasaasiyad dhaliyay oo uu ku sheegay in loo baahan yahay ciidamo dheeri ah in dalka Soomaaliya loo soo diro.

 

 

 

Kadib kulanka ay golaha wasiirada yeesheen ayaa waxaa saxaafada la hadlay ra’iisul wasaaraha dowlada kmg Cumar C/rashiid Cali,waxaana uu sheegay in ay ka cudur daaranayan arintaasi oo uu sheegay in ay tahay arin dareenka Shacabka aad u kicisay,waxaana uu sheegay in golaha wasiirada ay isla afgarteen in wasiirka arimaha dibada isaga uu shir Jaraa’id oo uu uga hadlayo arimahani uu qabto.

 

 

 

Ra’iisul wasaaraha ayaa in badan ku cel celiyay in aysan marnaba raali iyagu ka aheyn wax dhibaato u keenaya shacabka ama dareenkooda kicinaya,waxaa uu sheegay in arinta ku aadan dalbashada ciidamada ay tahay arin kicineeysa shacabka,raali galina in laga bixiyo ay mudan tahay.

 

 

 

Hadalkani maanta ka soo yeeray ra’iisul wasaaraha dowalada kmg Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili wasiirka arimaha dibada xukuumadiisa uu magaalada New York ka sheegay in loo baahan yahay ciidamo dheeri ah oo dalka Soomaaliya loo soo diro taasi oo dareenka dadka shacabka kicisay isla markaana walwal xoogan ku beertay.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Apparently, the socalled ''foreign minister'' stands alone.

 

 

As said before, no foreign troops on Somali soil.

 

Mogadishu society send a clear signal and Ina Sharmarke has understood it crystal clear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Isniin, March 23, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo maanta shir jaraa’id ku qabtay guriga uu Muqdisho ka degan yahay ayaa wuxuu sheegay in ay Xukuumaddiisa ka cudur-daaraneyso wel-wel ay shacabka Soomaaliyeed ka qaadeen hadal uu sii daayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar, kaasi oo ahaa in Dowladda Soomaaliya ay dalabatay in Ciidamada jooga Soomaaliya lagu kordhiyo seddex battalion oo hor leh.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan qorshaha ugu jirin in ay ku dhaqaaqdo wax dadka Soomaaliyeed dhibaato u keenaya, wuxuuna caddeeyay in Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar uu isna qabanayo shir jaraa’id oo uu uga hadlayo hadalkii uu sii daayay ee ay cabashada badan ka keeneen Shacabka Soomaaliyeed.

 

Waxgarad, Culumaa’udiin, Aqoonyahanno, Siyaasiyiin, Abwaanno Soomaaliyeed oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga hadlay hadalkii laga soo xigtay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, iyado dadkaasina ay ka codsadeen Dowladda Soomaaliyeed in ay hadalkaas ka laabato, isla markaana ay cudurdaar ka bixiso.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa la eegayaa sida uu u fasiro hadalkii ay ka soo xigteen Wakaaladaha Wararka Reer Galbeedka ee ahaa in uu codsaday in seddex battalion oo dheeraad ah lagu kordhiyo Ciidamada Amisom ee hadda ku sugan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Meiji:

Again, Mogadishu society will not tolerate foreign troops on
Somali soil
, particularly the capital city.

Mogadisho does not have any control over Somalia. The sooner everyone understands that, the better it will be for everyone!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Mogadishu does not have control, but it is at the centre of all events whether positive or negative.

 

 

Though I agree with you on:

 

Somalis should all focus on the development of their region and de-emphasize Mogadishu politically and economically.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu is the probably the most important part of the South in many peoples eyes and you can see how the Ethiopians were focused on it and how the only place that the AMISOM troops are located is Xamar. It is the captial and the business capitol.

 

As far as the other regions...the current government doesn't even govern one complete city. They used to have Baidoa and now they only have parts of Xamar.

 

Now in other areas like Kismayo and Shabelle hoose, marko and barawa etc, and Baidoa and many other areas, the somali people are enjoying safety, freedom, justice, equality, peace, and Shariah.

 

Rather than bringing the chaos and corruption of the government to other parts of Somalia. We should focus on bringing what is being experienced in the rest of the South to the heart of Banadir.

 

ps Ties of faith are stronger than ties of kinship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this