Sign in to follow this  
Fiqikhayre

The plot deepens as Faroole meets Swedish Ambassador and PM+former PM Gheedi

Recommended Posts

Puntland presidents hold talks with Somali PM and foreign envoys.

 

15 Nov 15, 2009 - 2:25:43 AM

 

Ilka___Fraole_1.jpg

 

The president of Somalia's Puntland State government has held talks with Somalia’s Prime Minster Omar Abdirashid Sharmarke, Somali lawmakers and foreign envoys in the Kenyan capital Nairobi.

 

The talks were based on the recent disagreement between Somali Federal government and Puntland over a harmonised accord that would allow the two governments to work together under a federal umbrella

 

President Abdirahman Mohammed Farole received a delegation for Sweden and Italy who paid him a visit in his Hotel in Nairobi.

 

The president handed over a report on the accord to the Swedish Ambassador whose country holds the rotating European Union chairmanship.

 

On the other hand, President Farole received Somali PM who visited him in his hotel where they discussed about the disagreement.

 

President Farole underscored his full commitments to the accord, vowing not to back down of his government and people demands.

 

The meetings come after representatives of both sides failed to agree on certain issues about the accord which its first phase was signed by Somali PM and Puntland President on August 23 in central Somali town of Galkayo.

 

On Thursday, Puntland President Abdirahman Mohammed Farole held talks with his counterpart President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in Nairobi’s Panari Hotel where they both agreed to form a committee to harmonise the accord.

 

However, the next day, Somali Embassy in Nairobi hosted a meeting between the groups but they differed over certain issues, which Puntland regards as very important in reaching a consensus.

 

Puntland, a collection of seven Somali regions that declared itself as an autonomous state in 1998, maintains to remain in a federal Somalia.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

M. Puntland oo la kulmey R. Wasaare Cumar C/rashid

 

Madaxweyne_Farole___Ra_isal_wasaare_.jpg

 

15 Nov 15, 2009 - 1:01:21 AM

 

Kadib markii khilaaf xoogan soo kala dhexgaley Dowladda Puntland iyo DFKMG ah ayaa Madaxweynaha Farole kulamo kala duwan uu la leeyahay Diplomasiyiinta wadamada beesha caalamka ka jooga Nairobi iyo siyaasiyiin kale.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmey Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFKMG ah kuwaasoo ka xumaadey diidamada waftiga Madaxweyne Sheekh Shariif hogaaminayey in heshiis laga gaaro sidii mashaariic hurumarineed looga hirgalin lahaa Somalia inteeda nabadda ah gaar ahaan Puntland.

 

Mud.Farole ayaa Hotelka uu ka dagan yahay Nairobi xaley kula kulmey safiirka Sweden iyo Talyaaniga isaga oo kala hadley sababaha keeney is-fahan la’aanta soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u dhiibey safiirka Sweden oo xilgaan haya madax-timinada midowga Yurub qoraalkii la isku khilaafey.

 

Dhinaca kale Raisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashid ayaa Hotelka kusoo booqdey Madaxweynaha Puntland isaga oo kala hadley khilaafkii dhowaan soo ifbaxey.

 

Labada mas’uul ayaa ka hadley sidii xal looga gaari lahaa khilaafkaan iyada Puntland hoos ka xariiqdey iney marna tanasulaad ka bixineyn hurumarka dadkeeda iyo dalka.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u sheegey Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashid in hehsiiskaan ay diidanayeen xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadiisa.

 

Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Garowe,Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo la kumey Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashid & Diplomaasiyiin.

 

November 15, 2009 filed under NEWS IN SOMALI ·

 

Farole-Ilkajir-oo-la-kulamya-EU-w620-h46

President Faroole meeting with PM Ali Sharmarke and foreign diplomats.

 

Kadib markii khilaaf xoogan soo kala dhexgaley Dowladda Puntland iyo DFKMG ah ayaa Madaxweynaha Farole kulamo kala duwan uu la leeyahay Diplomasiyiinta wadamada beesha caalamka ka jooga Nairobi iyo siyaasiyiin kale.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmey Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFKMG ah kuwaasoo ka xumaadey diidamada waftiga Madaxweyne Sheekh Shariif hogaaminayey in heshiis laga gaaro sidii mashaariic hurumarineed looga hirgalin lahaa Somalia inteeda nabadda ah gaar ahaan Puntland.

 

Mud.Farole ayaa Hotelka uu ka dagan yahay Nairobi xaley kula kulmey safiirka Sweden iyo Talyaaniga isaga oo kala hadley sababaha keeney is-fahan la’aanta soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u dhiibey safiirka Sweden oo xilgaan haya madax-timinada midowga Yuurb qoraalkii la isku khilaafey.

 

Dhinaca kale Raisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashid ayaa Hotelka kusoo booqdey Madaxweynaha Puntland isaga oo kala hadley khilaafkii dhowaan soo ifbaxey.

 

abada mas’uul ayaa ka hadley sidii xal looga gaari lahaa khilaafkaan iyada Puntland hoos ka xariiqdey iney marna tanasulaad ka bixineyn hurumarka dadkeeda iyo dalka.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u sheegey Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashid in hehsiiskaan ay diidanayeen xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadiisa.

 

Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Garowe,Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farole-Ilkajir-oo-la-kulamya-EU-w620-h46

 

President Faroole meeting TFG parliamentarians, current PM Omar Abdirashid Ali Sharmaarke and former PM who headed the TFG parliamentarians group attending the meeting former PM of Somalia Ali Mohamed Gheddi.

 

Madaxweyne-Farole-Xuno-ka-tirsan-Barlama

Madaxweyne-Farole-Raisal-wasaare-Cumar-C

safiirka-Talyaniga-Sweden-w620-h460.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Ra`iisal Wasaaraha Federalka oo Nairobi ku kulmay.

 

15/11/2009

 

Nairobbi: Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdirahman Faroole iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa waxaa uga socda Magaalada Nairobi Kulan aan kala go`a lahayn oo ay la yeelanaaan Madax kala duwan .

 

Weftiga Madaxweynaha ayaa xalay waxa ay la galeen kulan saacado qaatay Ra`iisala Wasaaraha Dowlada Federalka Omar Abdi rashiid o soo gaaray magaalada Nairobo maalinimadii shalayto,

 

Kulankaan ayaan si fiican loo ogayn waxa ay ka wada hadlayn labada masuul , waxaase jirta in heshiis uu horay u wada saxiixdeeen uu ka hor yimid Madaxweynaha dowlada federalka Sheikh Sharif.

 

Weftiga madaxweynaha aayaa waxa kale oo ay la kulmeen Labada safiir ee u fadhiya Dowlada talyaniga iyo Sweden, Dowlada sweden ayaa hada waxaa ay ku fadhidaa Xukunka Wareega ah ee midowga Yurub oo ay haynaso ilaa sanadkaan dhamaadkiisa.

 

Weftiga madaxweynaha iyo Wasiirada ayaa Kulamadooodu waxaa ay yihiin Kuwa aan kala joogsi Lahayn , waxaana xusid mudan in weftiga Dowlada puntland ay Kulan fool ka fool ah ay la yeesheen Beesha ****** oo dhawaanahn ba ka cabanaysay Dowlada Puntland oo ay ku eedeyaan in dad walaalahood ah u dhiibaan cadooowga .

 

 

Kulankaa dhex maray Beesha iyo Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku dhamaaday Guul iyo Afgarad beehsuna waa ku qanceen waana la xaal mariyey, waxaa na la cadeeyey in Kulankaa mid la mid ah uu ka dhici doono bilaha fooda nagu soo haya Magaalada boosaaso.

 

 

Masuuliyiinta kale oo la kulmay Weftiga waxaa ka mid xildhibaano ku sugan magaalada Nairobo, oo ay ka wada hadleen xaalada uu wadanku ku sugan yahay,waxaa ka mid ahaa Xildhibaanada qaabilay Madaxweynaha Ra`iisal Wasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi.

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntlland Dr Faroole iyo R/wasaaraha DFKM Dr Cumar Cabdirashiid oo ku kulmay Nairobi.

 

Posted to the Web Nov 15, 12:57

 

Nairobi:-Madaxweynaha Puntland iyo R/wasaaraha DFKM Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo dublamaasiyiin reer Galbeed ah ayaa waxaa ay kulan ku wada qaateen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

 

 

Kulankaan ayaa daba socda ka dib markii Madaxweynaha DFKM Sh Shariif uu diiday hishiis dhawaan Raiisul wasaara DFKM iyo xubno wasiiro ah ay kula soo galeen magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntlland Cabdiraxmaan Faroole.

 

 

Kulankaan saaka dhexmaray Raiisul Wasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan beesha caalamka ayaa waxaa lagu eegayey hishiiskii dhawaan ay ku wada galeen magaalada Gaalakacyo iyo siddii hishiiskaas khilaafkaka dhashay loo soo afjari lahaa.

 

 

Hishiiska ayaa waxaa uu salka ku hayaa mashaariic la doonayo in laga fuliyo goobaha nabad ah ee Soomaaliya sida Puntlland taas oo wasiiro ka tirsann DFKM aysan ogolyan iyagoo raba waxqabadaka beesha caalamka in ay u wareejiyaan dalka Jabuuti arinkaas oo ay ka biyo diideen madaxda Puntlland oo iyagu isku arka in ay laf dhabar u yihiin DFKM yihiin meesha kaliya ee aqoonsan DFKM.

 

 

Dublamaasiyiinta ay la kulmeen Raiisul wasaaraha DFKM Dr Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Puntlland Dr Faroole ayaa waxaa ka mid ah safiirka dalka Sweden iyo Talyaaniga waxaan kulankaan lagu qaadaa dhigay mashaariic dhowr ah oo ay isku hayaan DFKM iyo Puntlland.

 

 

Safiirka dalka Swedan ayaa waxaa qoraal u gudbiyey madaxweynaha Puntlland maadaan xiligaan dowlada Swedan ay madax ka tahay Midowga Yurub,qoraalka uu madaxweynaha Puntlland Dr Faroole uu gudbiyery ayaa la sheegayaa in ay ku jirto hishiiskii Gaalkacyo ku dhexmaray DFKM iyo Puntlland

 

 

Maxamed Cali

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo la kumey Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashid & Didlomaasiyiin.

 

 

Nairobi (WNT)-Kadib markii khilaaf xooggan soo kala dhexgaley Dowladda Puntland iyo DFKMG ah ayaa Madaxweynaha Farole kulamo kala duwan uu la leeyahay Didlomasiyiinta wadamada beesha caalamka ka jooga Nairobi iyo siyaasiyiin kale.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmey Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFKMG ah kuwaasoo ka xumaadey diidamada waftiga Madaxweyne Sheekh Shariif hogaaminayey in heshiis laga gaaro sidii mashaariic hurumarineed looga hirgalin lahaa Soomaaliya inteeda nabadda ah gaar ahaan Puntland.

 

Mud.Farole ayaa Hotelka uu ka dagan yahay Nairobi xaley kula kulmey safiirka Sweden iyo Talyaaniga isaga oo kala hadley sababaha keeney is-fahan la’aanta soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u dhiibey safiirka Sweden oo xilgaan haya madax-timinada midowga Yurub qoraalkii la isku khilaafey.

 

Dhinaca kale Raisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashid ayaa Hotelka kusoo booqdey Madaxweynaha Puntland isaga oo kala hadley khilaafkii dhowaan soo ifbaxey.

 

Labada mas’uul ayaa ka hadley sidii xal looga gaari lahaa khilaafkaan iyada Puntland hoos ka xariiqdey ineysan marna tanasulaad ka bixineyn hurumarka dadkeeda iyo dalka.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa u sheegey Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashid in hehsiiskaan ay diidanayeen xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadiisa.

 

Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

 

Daabacaadda Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lengthy report by Allpuntland.com

 

Nayrobi: Deeq bixiyaasha Caalamka oo muujiyey sida ay uga xun yihiin Horumarka Puntland oo laga hor yimaado iyo Kulamadii Madaxweynaha Puntland ee Nairobi.

 

15. november 2009

 

APL

 

Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya Dr, C/rixmaan Sheekh Maxamed oo hada booqasho ku jooga magaalada Nayroobi, ayaa tan iyo markii uu bilowday khilaafkii soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxweynaha dawladda KMG ah, wuxuu la kulmay dalalka deeqaha bixiya iyo Qaramada Midowbay oo ay kala hadleen xaalado kala gedisan.

 

Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa la kulmay Danjirayaasha dalalka Reer galbeedka ee magaalada Nayroobi, wuxuuna kala hadlay arrimaha Siyaasadeed iyo xiisadaha ucusub ee soo kala dhexgalay dawladda Puntland & dawladda KMG ah, oo uu sheegay in aysan diyaar uaheyn nabad ka dhacda Soomaaliya.

 

Ka qeybgalayaashii wada hadaladaas ayaa usheegay APL in ay usheegeen dalalka Caalamka, in aysan marnaba taageersaneyn sida ay dawladda KMG ah wax uwado, isla markaasna waxa ay sheegeen in ay usheegeen dalalka Caalamka sida loogu baahan yahay in Soomaalida oo dhan ay uqeybsato kheyraadka iyo awoodaha dalka.

 

Safiirka dawladda Sweden ufadhiya dalka Kenya, ayaa xalay ugu tagay wafdiga dawladda Puntland hotelka ay ka degan yihiin magaalada Nayroobi, wuxuuna kala hadlay Mashaariicda horumarineed ee ay bixinayaan dalalka Reer Yurub iyo qorshaha wax looga qabanayo arrimaha Burcad Badeeda.

 

Dawladda Sweden oo hada haysa hogaamiye-nimada Midowga Yurub ayaa sheegtay in aysan marnaba aqbali doonin, in hor istaag lugu sameeyo, wuxuuna Safiirkeeda Kenya sheegay in ay Hay’ada Midowga Yurub ay hada shaqo wanaagsan ka hayaan deegaanada Puntland ay sannadka soo socda iyo bisha sannadkan ka dhiman ka fulin doonaan mashaariic badan oo horumarineed.

 

Dawladda Puntland ayaa usheegtay Safiirka Sweden in aysan marnaba wada hadal kagaleyn horumarkeeda, ayadoo tustay Safiirka Sweden-na qodobada laga diiday in laga wada hadlo oo ay ka biyo dideen Madaxda dawladda KMG ah, gaar ahaana Madaxweynaha dawladda Shariif Sheekh Axmed.

 

Safiirka dawladda Talyaaniga ujooga Kenya ayaa isna utagay Wafdiga dawladda Puntland, wuxuuna umuujiyey sida ay uga xun yihiin xaaladaha dhacay, isagoo balan qaaday in ay dawladda Talyaanigu door muuqda ka qaadan lahayd horumarinta Puntland, wuxuuna cadeeyey in aysan dawladda Talyaanigu yeelayn in cid gaar ah hesho horumarka Soomaaliya.

 

Safiirka ayaa rajo beel ku sheegay qorshayaal badan oo ay horay uga sugayen dawladda KMG ah, wuxuuna ugu baaqay Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed in uu la yimaado dadaal ku saabsan arrimaha Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, ka taagan gaar ahaana la xaajoodka Mucaaradyada ka soo horjeda, arrimaha ay ku jiraan baahinta Maamulka iyo ka shaqeynta dibu dhiska dalka, oo gaara guud ahaan Soomaaliya.

 

Wada xaajoodyada wafdiga dawladda Puntland ka socda ee uu hogaaminayo Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya Dr, C/rixmaan Sheekh Maxamed ayna ka mid yihiin Wasiirka arrimah gudah, dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyigu Gen. C/laahi Axmed Jaamac ay ku joogaan dalka Kenya, ayaa maalmahan socon doona, waxaana lafilayaa in ay todobaadkan dhamaadkiisa ku soo laabtaan Caasumada Puntland.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

From another ankle on the meeting with the PM and also the other meeting with the parliamentarians led by the former PM of the TFG.

 

Nayrobi: Madaxweyne Farole oo la kulmay Raysalwasaaraha DF iyo Raysalwasaarihii hore Cali Maxamed Geedi.

 

15. november 2009

 

APL

Tool

 

Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha Puntland Dr, C/rixmaan Sheekh Maxamed iyo Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar C/rishiid Cali Sharmaake ayaa wada hadalo qaatay saacado kooban ku yeeshay magaalada Nayroobi, markii uu halkaas galinkii dambe ee shalay garay Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid oo ku sii jeeday dalka Talyaaniga.

 

Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa uga sheekeeyey Raysalwasaar Sharmaake waxyaabihii dhexmaray Madaxweynaha dawladda KMG ah iyo wafdigii la socday, wuxuuna usheegay in laga soo horjeestay heshiiskii uu ku saxiixay magaalada Gaalkacyo, taasoo uu sheegay in aysan manta ka dhowreyn Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed.

 

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in aysan dawladda KMG ah ka biyo diidi Karin Madaxdeedu heshiiskii lugu saxiixay magaalada Gaalkacy 23- Ogoosto, wuxuuna sheegay in ay heystaan Madaxda dawladda KMG ah, isagoo sheegay in ay hada ku howlan yihiin sidii loo sixi lahaa qaladaadyadii dhacay oo dhan.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa usheegay Raysalwasaare Sharmaake in aysan haba yaraatee wax wada hadal ah ka yeelan doonin arrimaha horumarka ee Puntland, isla markaasna ay uga fadhiyaan dawladda KMG ah in ay qalinka ku duugto markale heshiiskii ay isaga iyo Madaxweynaha dawladda KMG ah isku ogaayeen.

 

Dr, C/rixmaan ayaa ku eedeeyey Wasiiro ka tirsan dawladda KMG ah in aysan raali ka aheyn horumarka Puntland, wuxuuse sheegay in ay Puntland gaari doonto horumar weyn, isagoo cadeeyey in ay hada joogaan meel wanaagsan oo horumar ah, wuxuuna ugu baaqay Wasaaradiisa in ay iska daayaan arrimahaas oo uu ku sheegay kuwa Alle ay uga fogaanayaan.

 

Dhinaca kalena Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa qaabilay Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee dalka Soomaaliya, oo uu hogaaminayay Raysalwasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Prof, Cali Maxamed Geedi, oo ugu tagay Hotelka uu ka dagan yahay Madaxweynaha Puntland magaalada Nayroobi.

 

Xildhibaanadan ayaa umuujiyey wafdigan Puntland sida ay uga xun yihiin talaabooyinkii ay qaadeen Madaxda dawladda KMG ah ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Madaxweynaha dawladda KMG ah oo ay ku sheegeen kuwa laga fiican yahay, ayagoo sheegay in horumarka Puntland uu yahay Soomaaliya oo horumar gaartay.

 

Mudanayaashan oo ay ku jiraan Mudanayaal dawladda KMG ah ka soo gala dhinaca gobalada Puntland, ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin arrimahaasi, waxa ayna ugu baaqeen Madaxweynaha dawladda KMG ah in uu hirgaliyo heshiiskii uu saxiixay Raysalwasaaraha dawladda KMG ah ee dalka Soomaaliya Cumar C/rishiid oo lasaxiixay waqti laga joogo 3 bilood ka hor.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allidamaale reports the Sharif led government TFG episode II (forget the PM) is heading the way of its predecessor namely the TFG episode I on the way of collapse.

 

DOWLAD ASHARIIF OO KU SOCOTA WADADIID AY KU BUR BURTAY DOWLADII CABDULAHII YUSUUF.

 

Allidamaale

15. November 2009

 

Ra’iisal Wasaaraha DFKMG ee Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Ayaa habeenimadii xalay ku booqday Hotelkiisa Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamud.

 

Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa ka wada hadlay Khilaaf dhowaan soo kala dhexgalay Shariif Sheekh Axmed Iyo Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed.

 

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa u sheegay Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid in Heshiiska ay diidanayeen Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada, Waxana u ka dalbay inu raggaasi wax ka qabto, maadama ay hortaagan yihiin Heshiiskii u saxiixay qudhiisa, ayana wax u dhimayaan awooda sharciyeed ee Ra'isulwasaaraha.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa la sheegay inu Aqbalay Arrinkaasi, balan qaadayan inuu sida ugu dhakhsaha badan wax ka qabanyo, xubnahaan cabashadooda ay soo noq noqatay.

 

Lama Oga Aqbalada Ra’iisal Wasaaraha ee Fikiradahii Faroole waxa aay ka bedeli doonto Xaalada Cakiran iyo weliba Sidaa arrinkaasi Sameyn ugu yeelan doonto Xiriirka Ra’iisal Wasaaraha Iyo Madaxweyne Shariif, waxaase ukurgalashu ay tilaameen in arinku u egyahay tii kol hore dhex martay Madaxweynihii hore Cabdulahi Yusuuf iyo Ra'isul wasaarihiisi Nuur Cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DOWLAD ASHARIIF OO KU SOCOTA WADADIID AY KU BUR BURTAY DOWLADII CABDULAHII YUSUUF.

 

15. November 2009

 

Ra’iisal Wasaaraha DFKMG ee Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Ayaa habeenimadii xalay ku booqday Hotelkiisa Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamud.

 

Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa ka wada hadlay Khilaaf dhowaan soo kala dhexgalay Shariif Sheekh Axmed Iyo Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed.

 

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa u sheegay Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid in Heshiiska ay diidanayeen Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada, Waxana u ka dalbay inu raggaasi wax ka qabto, maadama ay hortaagan yihiin Heshiiskii u saxiixay qudhiisa, ayana wax u dhimayaan awooda sharciyeed ee Ra'isulwasaaraha.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa la sheegay inu Aqbalay Arrinkaasi, balan qaadayan inuu sida ugu dhakhsaha badan wax ka qabanyo, xubnahaan cabashadooda ay soo noq noqatay.

 

Lama Oga Aqbalada Ra’iisal Wasaaraha ee Fikiradahii Faroole waxa aay ka bedeli doonto Xaalada Cakiran iyo weliba Sidaa arrinkaasi Sameyn ugu yeelan doonto Xiriirka Ra’iisal Wasaaraha Iyo Madaxweyne Shariif, waxaase ukurgalashu ay tilaameen in arinku u egyahay tii kol hore dhex martay Madaxweynihii hore Cabdulahi Yusuuf iyo Ra'isul wasaarihiisi Nuur Cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

See ?? ,, I told u guys ,,, He can Meet Ina Sharmaarke but not Sh. Sharif ,,,
:D

It was a bonus for him to meet President Sharif. However that would not be necessary anymore. Anymore grievances would have to be taken up with the PM and senior ministers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this