Sign in to follow this  
General Duke

Race to be the next speaker..

Recommended Posts

source

 

 

shaati-gaduud_0.jpg

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed: Yaa U Qalma Xilkaas?

 

Xassan Maxamednuur 'Shaati-Guduud'. Xaggee Baad Uga Soo Tagtey SouthWest State?

 

kiishbuur2047wirethumb.jpg

Kiishbuur. Cilmi Kooban, Dambi Yar Iyo Waaya-Aragnimo Gaaban.

 

 

baydhabo.JPG

Baydhabo. Magaalada Baydhabo Waxaay Noqotey Caasimaddii Soomaaliya Ka Dib Markii Dowladdu Ay Ku Soo Guurtey.

 

Ku Soo Guurtey.01/21/07

Eng. Abdulkadir Khalif

 

Waxaan aad iyo aad iiga farxiyey in ugu dambayntii xilkii Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed laga qaadey ninkii mudada dheer caqabad ku ahaa nabadda iyo diimoqaraatiyada Soomaaliya (Shariif Xassan Sheekh Aadan). Waxaa iminka muhiim ah in si xilkasnimo ah loo guda galo qofkii lugu bedeli lahaa Shariifka, qofkaas oo beesha uu ka soo jeedo ka sokoow loo eegayo wadaninimadiisa, culuuntiisa, war-tarkiisa iyo weliba waaya-aragnimadiisa.

 

Waxaa muhiim ah in markii ugu horeeyso la ogaado in u-tartamayaasha xilkaasi ay ogyihiin micnihii jagadaas iyo wixii looga baahanyahay in uu qabto qofka xilka loo dooran doona. Waxaa lagama-maarmaan ah in qofkaas uu ogaado in Guddoomiyanimada Baarlamaanka ay eheen jago la barbar dhigi karo tan Madaxweynaha ama Ra’iisul-Wazaaraha oo xilkii qofkaas uu ku egyahay oo keli ah Aqalka Baarlamaanka oo markii uu ka soo baxo Aqalkaasina uu yahay Mudane caadi ah. Waxaa muhiim ah in lakala ilaaliyo howlaha Dowladda iyo tan Baarlamaanka si ay u dhicin mar kale in qof kasta oo xil loo dhiibaa uusan meeshii uu doono ka yeero.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Camir

I give all my support to ShatiGudud, the man who helped the TFG in its entire existance. He hails from the region and has the full support of his people. He is also considered to be the man who freed Bay and Bakool from the status of captive society.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MKA-YOONIS

Aden Madoobe would be good for the job but he filled the vacuum of the late Deerow I guess so he's content at the moment with his current job as constitutional minister, I guess although he was the 'original man' that was supported by the SRRC group in the run to the speaker of Parliament but he lost!

 

So shaatiguduud or kishbuur, I would guess! I think it will be more likely Ibraahim kishbuur!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tartanka G.Barlamanka DF oo bilowdey

 

22 Jan 22, 2007, 08:59

 

Waxaa maanta magacyadooda gudbiyay sadax musharax oo la hadal hayo in ay u tartami doonaan xilka guddoomiyenimo ee Barlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.

 

Mas’uuliyiinta maanta guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka u gudbiyay magacyadooda ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan Ibraahim Kiish-Buur, AVV.Axed Ibraahim iyo Wasiirul Dowlaha Qorsheynta iyo Iskaashiga Sh. Aadan Madeer, xubnahan ayaa rajo ka qaba in ay helaan codka kalsoonida xildhibaanada Somaliyeed inkastoo ay jiraan musharaxiin kale oo weli aan gudbin magacyadooda.

 

Xubnaha la hadal hayo oo aan magacyadooda weli gudbin maanta ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Aadan Madoobe.

 

Madoobe ayaa ka haya DFKMG ah xil wasiirnimo oo muhiim ah iyada oo la filayo hadii magaciisa gudbiyo uu iska casili doono xilalkaas.

 

Cali Muxayadiin Cali,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

Originally posted by me:

I vote Sheikh Shariif

Waar yaa ma budhcadii/warlord/criminals/traitors/dabadhirifka ah ayaad ku dartey Sheikhii sharafta badnaa. :mad:

Xaal baa ku qaban doona. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

SO the Speaker is automatically handed to RRA clans? And isn't this hypocritical in it itself seeing how this is meant to stop them short of entertaining the president/prime minister positions?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its because of the system which we are in now. It will not be fair if someone from another clan replaces Sharif Xasan.In the future they will be able to run for any seat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Fanisa xaal qaado, hasa yeeshee budhcada waa in wax lala qaybsadaa in dowlada loogaga cararo maaha. waa in nafta lookeena. Hadii dowlada loo daayo, meesha oo dhan ayee la tagayaan. waa in dhinac walba lagala dagaalamaa,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^The sister is still angry..Calm down love.

--------------------------------------------------------------------------------

 

So derogatory ...

CG how so? :rolleyes:

 

ME, that was a nice one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

SO the Speaker is automatically handed to RRA clans? And isn't this hypocritical in it itself seeing how this is meant to stop them short of entertaining the president/prime minister positions?

Shocked? Wasn't Kismaayo the same way? From JVA headed by Hiiraale to TFG headed by Hiiraale & Fartaag?

 

I could care less the clan so long they appoint a civilian with a clean plate and not a ruthless warlord.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Jimcaale, Kismaayo is one city in the republic and is in the control of the government. Era of individual control is over.

 

There is no association between what I have addressed and what you are ran with. Get a grip on yourself mi'boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this