Sign in to follow this  
General Duke

Abdiqasin Salad Xasan war criminal no 1

Recommended Posts

Abdiqasin might think he is made up of teflon.

 

But the attrocities commited against the people of Mudug & North West were under his watch.

Thus Siyad Barre's crimes are his as well.

 

Carta Chief:

 

He was a key player in the attack on Kismayu and crimes commited against civilians. Barre Hiiraale has taken most of the blame but this man was a tool for Abdiqasin and his clan agenda.

 

TFG:

 

He is the brains behind Al Shabaab and he should share their war crimes against civilians and people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by General Duke:

 

TFG:

 

He is the brains behind Al Shabaab and he should share their war crimes against civilians and people.

He should share the war crimes against civilians with your Adeero Yeey do you mean?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer we know who bombs, Cinemas, civilians in markets, who use homes and women and children as human shields and weapons.

Who made threats against the internationally supported reconciliation conference.

 

Who behead and shot prisoners even in Buaale.

The Al Shabaab & Mr Abdiqasin is the brains, they should target him and bring him to train inside Somalia.

 

A profile of an *****, Siyad Barres foot cleaner to Al Shabaab..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxay dowladda federaalka ah ay u daawanaysaa dibindaabyada uu cabdiqaasim ku hayo shacabka soomaaliyeed ?

Posted to the MOL May 27, 2008, 4:59 pm

 

Akhristow sidaa la socotaan C/qaasim waxa uu ka mid ahaa ragii in badan la soo shaqeeyay dowladdii milatariga ahayd ee burburtay. 19 sanadood waqti gaaraya

 

 

Ayuu ahaa wasiir C/Qaasim waxa uu ku dhashay gobolka galgaduud ee degmada dhuuso bareeb wuxuuna ahaa nin ay isku haystaan laba nin oo lakala yiraahdo haaji hashi iyo salad hasan cilmi dadka intiisa bandanna waxa ay oranjireen waa ina haaji haasshi dugsiga hoosana waxa uu kaga baxay degmada dhuuso mareeb ka dibna waxaa uu waxbarasho u aaday dalkii midowga sofiyeet la oran jiray isagoo soo bartay falsifaddii shuuciyadda .

 

Wuxuuna ahaa nin wax laga waydiiyo shuuciyadda xilligii dowladdii milatariga intii uu shaqeenayay waxaa lagu xamanjiray inuu ahaa nin qabiilka aad ugu ololeeya mararka qaarkoodna waxaa dhici jirtayba inuu qof shaqaale ah oo soomaaliyeed uu shaqada uga caydhiyo qabiil awgiid booskiisiina uu keeno qof isaga la qabiil ah sidii dhacday sannadkii 1982dii . waxaana tusaale u ah Mohamed siyaad barre baa isagoo la hadlaya golihiisa wasiirada ayuu waxa uu ku yidhi qabiilka iska daaya ama sida cabdiqaasim ku waji dhaqda .

 

Dowladdu markay burburtay c/qaasim waxa uu joogay magaalada qaahira ee dalka masar waxaana waraysi la yeeshay wargays talyaani ah oo magaciisa la yiraahdo kor -yeeri della sera wariyihii ayaa waxa uu ku yidhi waxaan aad uga xumahay dowladdii aad madaxda ka ahayd inay burburtay waxa uuna ugu jawaabay aniga ayaa burburshay wariyihiina waxa uu u sheegay inuu yahay nin aad u xun oo munaafaq ah waayo lama arag nin dowladdii uu wasiirka u ahaa oo cadaysta inuu isaga burburshay taasuna waxa ay kuu cadeenaysaa inuusan c/qaasim istaahilin masuuliyadda uu hayay ,haddaba waxa uu jaaniskaan helay markuu geeriyooday janeraal Mohamed faarax caydiid naxariistii janno allaha ka waraabshee waxa uuna soo caan baxay markii uu shirkii carte bilowday shirkaasoo aanu la soconno inuu ahaa mid dano ganacsi iyo burburin umadda iyo dalka soomaaliyeed ba iyadoo loo qaybiyay shan qaybood waxaana loo doortay inuu madaxweyne noqdo iyadoo lagu heshiiyay inay dowladdu degto magaalada baydhabo wanaa uu ku xadgudbay heshiiskaa waxa uuna dowladdii keenay magaalada muqadishu taasoo ay ka caraysiisay gudoomiyihii baarlamaanka mudane cabdaale deerow ***** alaaha u naxariistee iyo madax kale oo faro badan waxa uu laayay dhamaan wax alle iyo wixii uu u arkayay inay ka soo horjeedo fikradihiisa gurracan si kastaba ha haatee waxaynu ognahay markii laga soo bilaabo 1999kii ilaa iyo 2004kii inuu cabdiqaasim sheeganayay madaxweyne waqtiyadaasna waxaa abuurmay ururadii argagxiso ee ka howlgala soomaaliya oo kala ah maxaakimiin alshabaab muqaawimo wax iska cabin dhamaantoodna waxay ay hoosyimaadaan alqaaida waxayna laayaan oo ay dhib ku hayaan dadka aqoonyahanka ah ee soomaaliyeed culumaau diinka ganacsatada iyagoo maskaxda ka xada d’a yarta soomaaliyeed oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool dadkaa ay laayeen waxaa ka mid ah janeraal jilcow jeneraal yusuf tala janeraal suguulle ,janeraal cabdikaahiye ,yusuf nageeye ,wasiirkii dastuurka ee dowladda federaalka ah cabdalle deerow isxaaq ,waxay kaloo isku dayeen inay dilaan madaxweynaha dowladda federaalka ah mudane cabdulaahi yusuf iyadoo ay ku nafwaayeen isku daygaa saraakiil istaafkiisa ahaa .

 

Haddaba aanu dib ugu soo noqonno maqalkaa halkudhigiisa dowladda soomaaliyeed iyo caalamkaba waxaa la gudboon in talaabo geesinimo leh laga qato c/qaasim iyo kuwa la midka ah lana soo saaro maxkamad caalami ah laguna amaalmariyo waxa uu mutaystay haddii aan taa la helina waxay noqon doontaa in ay umadda dhib badan la kulanto waayo intuu qarandumiye c/qaasim uu shacabka ku dhexjiro wax xal ah oo la gaarayo ma jirto waa in la raadiyaa meelahaa uu dhaqaalaha dhigtay iyo meelahaa uu ka helo dhaqaale talaabana laga qadaa

 

 

Waxaa qoraalkaan diyaarshay

 

 

Mohamed Hussein Osman

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Ayuu ahaa wasiir C/Qaasim waxa uu ku dhashay gobolka galgaduud ee degmada dhuuso bareeb
wuxuuna ahaa nin ay isku haystaan laba nin oo lakala yiraahdo haaji hashi iyo salad hasan cilmi dadka intiisa bandanna waxa ay oranjireen waa ina haaji haasshi
.

Subxaanallah, Duke ina adeer you are taking it too far. It was Yeey who publicly in Garowe said something about A/Qasim's wife and now this.... :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer that was low blow I know the author seems to be taking his cue from the latest Somali fashion of ake belive, we have seen even the UK media following suit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Gen Dhuumaal of the TFG Police now says no one will ever trespass on Abdiqaasim's privacy.

 

Gen. Dhuumaal oo Raaligalin ka Baxshay Xadgudubkii C/qaasim

 

 

General Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha Baarista Dambiyada Ciidanka Poilce-ka Soomaaliyeed oo dhawaan ka hadlay Xadgudubkii loo geystay Madaxeynihii hore Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ciidammo Itoobiyaan iyo kuwa DFKG ay si khilaafsan sharuucda calaamka iyo kan Dowladda jirta ku dhisan tahay.

 

Generaalka oo ka hadlayeey masuuliyadda Ciidanka Police-ka Soomaaliyeed ayaa si carro leh raaligalin uga baxshay sidii fool-xumada ahayd ee loola dhaqmay Madaxeyne C/qaasim, isagoo intaa ku daray in Ciidanka Police-ku ay qorshaynayaan in ammaanka Madaxweynaha iyo gurigiisa ay illaalin doonnaan.

 

Xadgudubka loo gaysanayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo gurigiisa waa markii labbaad.

 

Haddaba maxay tahay saamaynta xadgudubkan iyo sababta loo sameeyeey?

 

Sababta loo yeelay waa saddax arrimood: Midda hore, qolooyinka xadgudubka sammeeyeey waxay u arkaan in C/qaasim uu yahay ninka hoggaamiya kooxaha la dagaalama Ciidammada Itoobiya iyo kuwa DFKG, sida Ururka Dib u Xoreynta, golaha Midnimada Beelaha ****** iyo waliba aqoonyahanno iyo siyaasiyiin soomaali oo dhan ka kooban.

 

Midda labaad, qolooyinka xadgudubka sammeeyeey waxay is leeyihiin halkii aad ka dili lahaydeen C/qaasim bahdil ku sameeya.

 

Midda ugu danbaysa, waxay isleeyihiin haddii bahdilka Madaxweynihii hore ay arkaan ummadda dagalamysa way baqi doonnaan.

Saamaynta Bahdilka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

 

Saamynta arrintani waa mid meello badan taabanaysa, tan ugu mihiimsan, waxay bahdil ku tahay sharafta iyo madax-bannaanida Wadanka Soomaaliya.

 

Marka xiga waxay bahdil iyo sharaf dhac ku tahay qof kasta oo Soomaali ah, maxaa yeelay Madaxweynihii hore iyo Madaxweynaha jooga, waxay leeyihiin xurmo iyo qadarin isku mid ah, waxa kaliya ee ay ku kala duwan yihiin waa maamulka.

 

Mar kale, waxay bahdil ku tahay qof kasta oo Dowladda FKG xil ka haya sida Madaxweynaha, wasiirada, xildhibaanada, taliyeyaasha ciimmada (polic-ka, Xoogga, iyo Nabad-sugudda) iwm, oo ilaa hadda aysan jirin cid ka hadashay Gen. Dhuumaal iyo Xildhibaan Caasha Cabdalla mooyee!!! Arrintani waa arrin qaran, mana ahan in loo eego figrada laga qabo C/qaasim ee ku saabsan wanaagiisa ama xumaantiisa. Sidaas daraateedna, shaqsiyaadka xilalka qaran sheeganya in ay hayaan waa masuuliyadooda in ay ka hadlaan hadii aysan wax ka qaban Karin.

 

Dhinaca kale, ammusnaanta adduunku uu ka aamusan yahay xadgudubyada Soomaaliya ka dhaca oo ay tani ka mid tahay waxay muujinaysaa in ay luntay sharuucdii lugu kala danbayn jirey. Haddii ay sharuucdii caalamku wali tixgalin leedahay, waa danbi dhacay oo maxkamad sugaya.

 

Dambiyada laga gallo sharafta iyo madaxbannaanida Wadanka Soomaaliya, iyo tacadiyada loo gaysto dadka rayidk ah ayaa noqday kuwo qof waliba meel ka eego oo aan lahayn sharci ay ka baqaan kuwa sameeya dunuubtaas.

 

Ugu danbayntii General Dhuumaal iyo Xildhibaan Caasha Cabdalla, waa ku mahadsan yihiin sida ay u muujiyeen dareenkooda shaqsiyadeed, laakiin waxaa ceeb weyn ah in ay la shaqeeyaan qolo dowlad sheeganaysa oo aan tixgalinayn haba yaratee xuquuqda bani aadamka, sharuucda aadamka, sharafta iyo madax-bannaanida Wadanka Soomaaliya.

 

 

 

A. Gurato

 

 

Allgedo News Media Network

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Dhubad:

quote:Ayuu ahaa wasiir C/Qaasim waxa uu ku dhashay gobolka galgaduud ee degmada dhuuso bareeb
wuxuuna ahaa nin ay isku haystaan laba nin oo lakala yiraahdo haaji hashi iyo salad hasan cilmi dadka intiisa bandanna waxa ay oranjireen waa ina haaji haasshi
.

Subxaanallah, Duke ina adeer you are taking it too far. It was Yeey who publicly in Garowe said something about A/Qasim's wife and now this.... :confused:
:eek: A/qasim is a *****? The old man is playing it low-down real dirty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

No one knows of this guys. I had to google his name to find about him. One thing for sure is that your uncle is going down as the biggest criminal the former Somalia ever had...

 

Now reply back with but but, Riyale makes $$$...blah blah rant lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ok no one knows who Abdiqasin is. The SNM should as he was Deputy PM when the Siyad Regime bombed Hargaysa.

 

As for the rest who cares what you think, you aint that important adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

I am always taken aback by how deep and irreversible the clan sickness damages people's mind and psyche. How can one expect Somalia to recover from its self-inflicted pain when you got thousands of people who wake up, behave and act like this?

 

I bet the guy who posted this filthy and obnoxious hate-filled drivel wakes up every morning with such ugly mentality.

 

Just an advice to the clan obsessed fellas; take time out of the ugly tribal bashing and maybe meditate, join the mosque, recite some Quranic verses, read books, watch sports, play ball, jog or join a gym, give charity, travel, etc...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer it seems some people here want to attack the messinger without addressing the issue.

 

1. Abdiqasin was a top official under the 21 years of the dictatorship. He never once acknowledged the crimes commited against the Somali people.

 

2. As head of TFG he allowd his sub clan to rape the fertile south, including the city of Kismayu.

 

3. Under the courts time he took out his weapon and said he was part of the fight, thus encouraging children to be sent to their deaths while he was safe in his house.

 

4. What happened to the money donated by the world under his tenure as TNG LEADER?

 

These are points, if you want to address them by all means. But lets not hide from the fact this man played a key role in the rise of Warlords IndaCade, goobanle, Seeraar, Cirfo. Not to mention the Al Shabaab clowns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this