Sign in to follow this  
Abwaan

Ila fiiriya waxqabadka Geedi, C/laahi iyo TFG

Recommended Posts

Abwaan   

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo la sheegey in ay qabaan cudurka AIDS

Posted to the Web Dec 02, 06:21

 

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamada Itoobiyaan ee tirada badan kuna sugan Magaaladaasi ay intooda badan ay qabaan Cudurka AIDS-ka, Ciidamadaan oo haatan ku dhexmilmay Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay keeni karta halis Cudurka AIDS-ka uu si Ba’an ugu faafo Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed ayaa horay uga digay in haddii Soomaaliya la keeno Ciidamo shisheeye ay imaan karto in Soomaaliya ay hoy u noqoto Dadka qaba Cudurka AIDS-ka.

 

 

Ciidamada Itoobiaya ee soo galay Soomaaiya ayaa waxaa si Aad ah u cabaan Khamrada, iyo Maandooriyaasha kale ayadoo Magaalada Baydhabo Ciidamada Xabashida ee ku sugan aysan la gamban cabista Khamrada waxaana Magaalada Baydhabo haatan laga furay Dukaamo lagu Iibiyo Khamradaasi, waxaana Magaalada Baydhabo ku qul-qulay intii cuni jirtay qaadka iyo kuwa ka ganacsada Maandooriyaasha waxayna Dadka qaarkii ay sheegeen in haddii ay is biirsadaan Ciidamada Itoobiya iyo Dadkaan ee keeni karto halis aad u balaaran oo ku dhacda Shacabka Soomaaliyeed.

 

 

Maalintii shalay waxay ku beegneyd maalinta Cudurka AIDS-ka waxayna ku soo beegmatay xilli ay Soomaaliya ay ku soo qul-qulayaan Ciidamo shisheeye oo intooda badan qaba Cudurka AIDS-ka ayadoo Dowladaha dariska la’ah Soomaaliya uu si aad u dilooday Cudurka AIDS-ka ayadoo la ‘ogyahay in Soomaaliya Xudduudaheeda ay yihiin kuwa iska furan oo cidkasta ay iska soo gali karto.

 

 

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan qaar ka mid ah Gobalada Dalka ay yihiin kuwa si xun ula dhaqma Shacabka Soomaaliyeed, waxayna waxgaradka iyo Culumada ugu baaqay in aysan u dhawaanin goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxaa Shacabka Soomaaliya loo soo jeediyey in ay ku dhagmaan Diintooda taasoo ay sheegeen in ay kaga badbaadi karaan halista Cudurka AIDS-ka.

 

 

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 2, 2006

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaahoow hanna cadaabin ma hadday foolxumadaan iyo AIDS dalkeennii iyo dadkeennii u horkaceen.

 

Kuwa labadaan iyo waxa la midka ah qabiilka ku taageerayoow waad gablanteen.@lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this