MoonLight1 Posted June 14, 2009 Yuusuf Indhacade “Dad Islaam ah ayaan nahay, dawladda Sheekh Shariifna waa dawlad Islaam ah, ma ahan dawlad lagu jihaadayo” Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ahaa saraakiishii garab ka mid ahaa ururka xisbul Islaam ee dhowaan ku biiray DF Somalia oo shalay la hadlayay ciidamo loo tababarayo inay noqdaan ciidamada mariineeska Soomaaliya ee ku sugan dekeddii hore ee magaalad Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dawladda federalka ay jihaad la geli doonto xoogagga Mucaaradka ee ka soo horjeeda dawladda federalka oo uu ku tilmaamay inay yihiin khawaarijta, haddii ay gacanta ku dhigaan ciidamadoodana aysan dili doonin oo ay ku samayn doonaan dhaqan gelin. “Dad Islaam ah ayaan nahay, dawladda uu hoggaaminayo Sheekh Shariifna waa dawlad Islaam ah, ma ahan dawlad lagu jihaadayo oo shuhada laga helyo, balse cidda la dagaalamaysa ayaa mudan in lala jihaado, cidda Islaamka difaacaysa ayaa Mujaahidka dhabta ah” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ugu baaqay dhamaan ciidamada dawladda federalka inay u diayar garoobaan difaaca dawladda Islaamka ah. “Rasuulka (CSW) ayaa horay noogu sheegay in la gaari doono waqti fowdo oo ay soo bixi doonan dhallinyaro yaryar oo dadka Muslimiinta ah gaalaysiiya oo dhiiggooda, maalkooda iyo sharaftooda bannaysto, hadda ayaa la joogaa waqtigaasi oo ay soo baxeen rag Al-shabaab la baxay oo dadka laynaya, waxa wax dila waxaa ugu kheyr badan ninka iyaga dila iyo ninkii ay dilaan” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Maxamed Indhacadde oo intaasi ku daray in kooxahan uu ku tilmaamay khawaarijta aysan daqiiqado la dagaalami karin ciidamada Itoobiya, Uganda ama Burundi oo ay cararayaan, balse markii ay la dagaalamayaan iyaga aan la jeedin karin. Dayniil.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 14, 2009 wallee dadka uu indhacade muftiga u yahay waa dad ba'ay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 14, 2009 Sheikh Mawlana and Scholar Inda'ade quoting the Hadith of the prophet and giving Fatwa[/b, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 14, 2009 imissa aff buu ku hadla yusuf indha cadde horta mar wa alshabaab mar wa sh hotel dawladiisa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 14, 2009 War waxaan maqli jiray marka la yirahdo (Xaabil iyo naabil baa isku darsamay), qashinkii iyo quruxdii baaba la kala garan la'yahay hada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 14, 2009 Did he change his title horta ?? ,,, "General Indhacade" to "Sheikh Indhacade" .. ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 14, 2009 This is a bad gangster movie happening in Mogadishu acted and led by Sheikh Shariir and Dahir Aweeys (former two friends) masked under the veil of Islam, both sides.... They are all bunch of killers no different each claiming to be right, religious and liberators... Subhanallah. Sadly, people and innocents are dieing for nothing... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 14, 2009 ^^^^^^ sounds like 90s all over again Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 14, 2009 Originally posted by MoonLight1: wallee dadka uu indhacade muftiga u yahay waa dad ba'ay. lol...malla yaabtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 14, 2009 He should be sitting in the Masjid Jaamaca and give a daily Fatwa now ,,,,,, instead of hanging around the villa somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted June 15, 2009 Let me get this straight. In just about every politics related topic, Sh. Shariif is berated as being naive man who can't even convince his old pals in the ICU to join his side. Here is an incontrovertible evidence of sh. shariif winning over one of the most implacable critics of his government. It wasn't too long ago when Indhacade was the most vociferous opponent of Sh. Shariif's government. He was on the radio every week rejecting even the very existence of Somali government led by sh. shariif. And here he is today as Sh. Shariif most vocal supporter and defender. Ladies and gentlemen, this settles the debate over the leadership credentials of sh. shariif. The man is officially certified as "fit for president." And why not, he convinced most of the ICU rank and file as well as their leaders to join his side. Instead of giving sh. shariif his due, his vindictive critics attack the straw man that is the persona of Indhacade. Who cares about Indhacade's history? There are no saints in Somali politics. You think the terrorist organization Alshabaab who terrorize innocent people are led by more decent leaders then Indhacade? Think again! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 15, 2009 You're just protesting too much sxb. Indhacade is nothing and since the raise of the ICU in 2006 he was powerless kind of ..... Shariifku need to convince the big players like Aweys and/or Alshabab leaders if he is certified as "fit for president" ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites