Sign in to follow this  
Cowke

Col Sabaray Responds To Silanyo.(AUDIO)

Recommended Posts

Cowke   

Hogaanka SSC: “Nin dhafoorka xabad lagaga hayo wadahadal magalo” [Dhegayso]

July 29, 2010

 

 

Guddoomiye ku xigeenka Ururka Midnimada iyo Badbaada SSC Col. Cali Xasan Axmed Sabarey oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa ka hadlay aragtida ay ka qabaan hogaankoodu hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo,kaasi oo ku wajahnaa in ay wadaan waan waan ay ku dhamyn doonaan arrimaha gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

 

 

Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa sheegay in wadahadal ay la galaan maamulka Somaliland ay ku xiran tahay iyadoo uu marka hore maamulkaasi uu qaado talaabooyin ay ka mid yihiin:

 

1. In xabada uu joojiyo

2. In Ciidamadooda ay kala baxaan goboladda SSC laysku yiraaho.

 

….”Nin dhafoorka xabad lagaga hayo wadahadal magalo…”ayuu yiri.

 

Wuxuu intaasi ku daray Cali Xasan Axmed in hogaamiye dhaqameedka SSC iyo hogaankoodu ay isku hadaf yihiin,waxaana uu xusay in odoyaasha dhaqanku ay yihiin hay’addii dhidibada u aastay Ururka midnimada iyo badbaadada SSC.

 

Mar ay Horseed Media ay weydiisay haddii ay jiraan wax xiriir ah oo dhax maray hogaanka SSC iyo Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Siilaanyo ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin wax xiriir ah oo ay labada dhinac ay wada yesheen.

 

Col.Sabarey ayaa shegay in hogaanka SSC uusan u cadayn hadafka dhabta ah ee uu damacsan yahay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

 

Ugu danbeyntii waxa uu ugu baaqay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland in Ciidamadiisa uu kala baxo gobolada uu iminka gacanta ku hayo.

 

Si kastaba arrintaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xili Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo uu shalay uu ku dhawaaqay in ay wadahadal la geli doonaan beelaha dega gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

 

Horseed Media

 

AUDIO

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Great message from the deputy Saberay.. Talk is welcome but under the right terms and conditions.. First SNM needs move her militia from ssc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by AfricaOwn:

^^ So when the "snm militia" is moved from the ssc area, what will they talk about?

Ask that your so called madaxweyne he is the one said who will talk to ssc..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this