Sign in to follow this  
djibsomali

THE SOMALI STORY OF A ROTTEN MIRQAN SOCIETY!!

Recommended Posts

The bellow article will shed some light to the extend of deep hatred and qabiil management in what some people call Somaliland.

A barren land that their so called leader are known as demagogue

A Demagogue as "one who will preach doctrines he knows to be untrue to men he knows to be ******."

Who are the ******?? Obviously those hallucinated mirquan infected not fit to progress called Somaliland or mirqanland.

 

 

Somaliland ayaa sida la ogyahay waxay maraysaa marxalad ka duwan tii haysatay laba bilood ka hor, isla markaana dadweynaha, dawladda, golayaasha iyo xisbiyada mucaaradkuba welwel ka muujinayeen aayaha Somaliland, Kadib waanwaan caalami ah oo ay ka qayb qaateen dalalka saaxiibada iyo qaadhaan bixiyeyaasha oo lagu soo afjaray khilaafkii taagnaa, ayaa durba la dareemay qabow siyaasadeed oo leh mustaqbal wanaagsan, balse bilaha ama wiigaga soo socda la fili karo isbeddel jiho kale u socda oo mar kale kaga qaylisiiya Somaliland oo dhan.

 

Sida la ogyahay waxa durba la gudogalay qaar ka mid ah lixdii qodob ee loo soo jeediyey dhinacyada Somaliland siyaasaddeeda isku hayaa inay fuliyaan, kuwaas oo ay ugu horeeyaan Komishanka muranka badani ka taagnaa iyo in doorashadu ku dhacdo diiwaangelin.

 

Saddex garab ee siyaasadda Somaliland maanta looga dambeeyo ayaa dhinaca kale ku faraxsan sida uu ku dhaamaaday khilaafkii, balse mid kastaba u siyaasado kale iyo xeelado kale oo kaga guulaysan karo mid kastaaba ku hamiyayo.

 

Haddaba marka loo dhabogalo qodobada heshiiskaasi ayaa waxa ugu xasaasisanaa qodobka Komishanka doorashooyinka Qaranka oo la beddelo, mid kalena la sameeyo.

 

Komishankii xoogga badnaa ee uu hor kacayey Jaamac Isweden ayaa qaar kalena intaan looba iman ama baneeya meesha la odhan horeba ugasii kacay, isla markaana iska casilay xubnimaddii Komishankaasi, halka nin keliya weli sii fadhiyo, inkastoo la sheegayo inuu xalay fiidkii isna ku dhawaaqay inuu iska xasilay mansabkii uu ka hayey Komishanka.

 

Waxa la ogyahay dhibaatadii iyo dib u dhicii ka dhacay Komishanka haatan ee isaga laftiisa xisbiyada, shicibka iyo xukuumadduba ciilka badeen bilo fara badan.

 

Komishankan oo isaga laftiisu aan isku roonayn ayaa aakhirataankii siddii ay ku yimaaddeen si ka duwan meesha u banaynaya.

 

Siddii lagu soo magacaabay Komishankaasi ayaa reer Somaliland oo dhami ogaayeen wixii ka dhacay, waxaase muddan in la xusuusto in Komishankani ay soo kala magacaabeen saddex qaybood oo kala aha Madaxweynaha, Guurtida iyo Xisbiyada mucaaradka.

 

Inkastoo saddexdaa dhinac mid kastaaba jecel yahay inuu Komishanka u magacawdo nin wax ka celin kara dhinaca siyaasadda iyo guusha doorashooyinka, waxayna saddexdaa dhinac ku kala duwan yihiin qaabka loo magacaabo.

 

Sida la ogyahay Somaliland way ka gudubtay nidaam beeleed, waxaanay ku dhaqantaa nidaamka xisbiyada badan oo lagu galo doorashooyin kastoo dhaca. Madaxweyne Rayaale ayaa komishankaasi u magacaaba saddex xubnood oo uu isleeyahay waxbay kaa celin karaan, laakiin kasoo jeeda beelaha dhexe, halka xisbiyada mucaaradkuna dib ugu noqdaan beelaha ay kasoo jeedaan.

 

Ilaa shalay oo uu albaabka sii dhaafayo komishankii hore ayaa waxa durba soo baxaya in xisbiyada mucaaridku durba ay dib ugu laabteen beelkhii ay kasoo jeedeen si ay usoo raadiyaan nin shaqo ay kasiiyaan komishanka oo haybtooda ah, hore ayaa loo ogaa raggii xisbiyadaasi qaranka ee mucaaradka ah kaga jiray Komishankaasi, inkastoo aya islahaayeen, waxay idiinka hiilinayaan dawladda Rayaale, haddana la arkay xubnihii ay magacaabeen oo iyaga warmo kala horyimi, sida Biikolo oo kale.

 

Waxa ilaa shalay la hadalhayaa in xisbiyada mucaaradku soo magacaabeen xubno kasoo jeeda beelaha ay kasoo jeedaan, halka madaxweyne Rayaale-na uu mar kale soo magacaabi doono xubno kasoo jeeda beelaha dhexe.

 

Haddaba markaad isbarbardhigto horumarka dimuqraadiyadda Somaliland iyo habdhaqanka u hooseeya xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Kulmiye ayaad moodda in faraqweyni u dhexeeyo.

 

Axmed Siillaanyo ayaa badi reer Somaliland qaybo ka mid ahi u arkeen inuu shirweynihii xisbiga Burco kula gurya noqday, cudud beeleedna ku meelmarsaday hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE ee maanta jira, waxaanay dad badani isweydiinayaan mar haddii xisbiyada mucaaradku weli daba joogaan nidaaam beeleed siday u ekaan doontaa dawladda ay dhisi doonaan haddii ay ku guuleystaan doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan ? ma dawladd beeleedbaa, ciidan beeleed leh bay noqon doontaa, mise mid qaran.

 

Dhinaca kale markaad eegto madaxweyne Rayaale yaa u diiday inuu saddexda xubnood ee uu magacaabi karo dhamaantood ka dhigo xubno reer Boorama ah ama reer qulujeed ah? muxuu xeerinayaa marka uu xubno reer Burco ah u magacaabanayo komishan isaga difaaca, sidaa darteedna laga quruxbadan yahay in Axmed Siilaanyo iyo Faysal Cali waraabe, shacbiga Somaliland u arkaan mucaarad, iskuna haleeyaan beelaha aya kasoo jeedaan.

 

Xisbiga Kulmiye oo ugu weyn xisbiyada mucaaradka dalka ayaa looga fadhiyaa guusha uu ka gaadho kalsoonidarada uu ka qabo bulshada ku nool gobolada kale ee Somaliland iyo sida uu u maarayn doono xisbiga Kulmiye ee loo baahnaa inuu ka fogaado aragti beeleed oo uu guul ku hanan karo.

 

Ugu dambayntiina dad badan oo reer Somaliland ah ayaa isweydiin karaya saamaynta ay arrimaha noocan ah oo kala ahi u yeelana karaan xisbi la doonayo inuu beddelo maamulka haatan ee ay xisbiyada mucaaradku ka sheegayaan dib u dhaca dalka, horumar la'aanta, busaaradda iyo shaqo laanta, mar haddii siyaasadiisu ku qotonto arrimo beeleed oo aanay ku qotomin arrimo qaran.

 

http://www.haatuf.net/2009files/14202.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

reality is catching up fast the rotten and hallucinated society in north west somalia.

 

 

I am not reporting, i am just passing the message.

so instead of creating an other thread here what is brewing in the mirqan infested people of northwest somalia.

 

from hatuf.

 

Wararka ka imanaya deegaanka Ceelberdaale oo kala hoos yimaadda maamulada Awdal iyo Gebilay ayaa mar kale lagasoo sheegayaa xaalad dagaal iyo abaabul hor leh oo dhinacyada isku deegaanka ah looga baqayo inay foodda isku daraan.

 

Wararkan oo ilaa shantii maalmood ee ugu dambaysayba kusoo qilqulayey Boorama ayaa sidoo kale la kawsaday abaabul dagaal oo laga dareemayo Boorama, Dila iyo deegaanka Ruqi ee degmada Baki, halkaas oo sida la sheegayo abaabul la mid ah kan ka socda Gobolka Awdal isna laga soo sheegayo deegaanka Gebilay.

 

Wararkii ugu dambeeyey oo ka imanaya jiidaasi ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleedyada u diyaargaroobaya dagaal mar kale ka qarxa jiidaasi haatan ka tiro badan yihiin kuwii hore iskugu haleeyey dhulkaasi, isla markaana laga baqayo in khasaare ka xoog badan kuwii hore uu dhulkaasi ka dhaco.

 

Aabaabulka colaadeed ee mar kale ka hilaacaya deegaanka Ceelbberdaale iyo deegaanada ku dhaw ayaa wararka ka imanaya dhinaca maamulka Awdal sheegayaan in waayadan dambe, gaar ahaan tobankii cisho ee ugu dambeeyey la arkayey dhaqdhaqaaqa maleeshiyo beeleedka kasoo jeeda deegaanka Gebilay, una diyaargaroobayaan duulaan ay kusoo qaadaan dhinaca kale.

 

Inkastoo aanay jirin dedaal dawladeed iyo hadal ku saabsan xaaladda dhulkaasi oo kasoo baxaya dawladda iyo dhinacyada isku haya deegaanka Ceelbardaale, balse warar ka madax banaan labadaa dhinac ayaa sheegaya in dagaal mar kale halkaasi ka dhacaa uu yahay wax la baajin Karin haddii degdeg loo arki waayo cid ka hawlgasha.

 

Warar laga helay dhinaca meelshiyo beeleedka reer Awdal ayaa sheegaya in ciidankii qaranka ee halkaasi u joogay ilaalinta amniga ay iska dhago-tireen maleeshiyo beeleedka Gebilay, sidaa darteedna ay u diyaar garoobayaan daafaca dulaan kaga yimaadda dhinaca kale.

 

Si kastaba ha ahaatee jawiga colaadeed ee ka soo laba kacaleeyey deegaankaasi ayaa laga yaabaa inay galaafato amniga iyo midnimada reer Somaliland ku doonayaan inay ku galaan doorashooyin dalka ka dhaca, kaas oo kusoo beegmaya wakhti ay Somaliland ka baxday qalalaase siyaasadeed oo caalamku uga soo gurmadeen.

 

Reer Awdal ayaa aaminsan in dagaalka Ceelbardaale yahay xaalad amaandaro ah oo dawladda Somaliland waxaba ka qaban kari weyday haduu sii daba dheeraadana uu saamayn ku yeelan doono guud ahaanba amniga dalka iyo qaranimada Somaliland.

 

Qaybo ka mid ah dadweynaha reer Awdal ayaa si cad iigu sheegay in dagaalkani yahay mid ay ka dambeeyaan culimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beelaha dhexe, kuwaas oo odayaashoodii iyo waxgaradkoodiiba soo qaban waayeen dadkii, lana safteen dadkii geystay falkii jidgooyada ahaa ee lagu laayey dadkii rakaabka ahaa, kuwaas oo ay sheegeen inay si xor ah iskaga mushaaxayaan deegaankii ay wax ku laayeen ciidamada dawladduna iska ag joogaan

 

Haatuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

As much as I like to mock secessionist, the term rotten mirqan society is demeaning and wrong in every sense of the word, you could make your stance without insulting an entire people!

Share this post


Link to post
Share on other sites

if rotten society is not a society that condemn slaugthering of innocent travellers and mutilating their body.

 

then could you please advise what is then rotten??

 

If holding the strongest confiction (as in my case) rotten is when when part of a society plan and execute an act that has never happen in somali history which in this case is setting road block, catch innocent travellers, slaugther them and then mutilate them just because they happen to share a same embrella name.

tommorow people will kill innocent travellers just because they happen to be humain.

 

And in here some are advocating not to call this society as rotten as in their mind it is ok to kill innocent travellers

Share this post


Link to post
Share on other sites

djibsomali, I must agree with Che, the secessionist should be mocked, but the people of the NW should not be your target. There is a stark difference, thus highlght the weakness and ********* of the secessionist cause and how it hurts the interest of our people in NW Somalia as a whole.

 

Otherwise you will not get your point across.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I wonder if Djibouti ever made one single toy helicopter. :D

 

Don't worry. I hear the boys are in negotations with Dahabshiil to set up a helicopter production line and will soon be exporting them to the rest of the world. Djibouti will get a discount.

Share this post


Link to post
Share on other sites

to me the people of somali north west are the wickedness and epitome of cruelty walking in my forefather land which they call it somaliland.

 

My target is those that are hidding the true face of mirqanland which you guys migth call it somaliland.

 

I have only post article showing how wicked a somali society migth turn to advance their greedy vision which only emcompass a triangle made from hargeisa-berbera-burco.

 

If that it a country then so be it.

but if that vision entail as well killing innocent people and adding injury (in this case death) to insult by slaugthering them those travellers then to me altough english is my 3rd language it is a society more rotten than 7 month old tomatoes

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Well adeer you are wrong and will get no where, you are coming from a position of weakness and not of strength. These people are your people. Nothing more, nothing less.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne...With you as the head of the herd, there's enough room and sturdy ground for perpetual beating, but personality bashing aside the rationale for secessionism is absurd and only has the feeblest arguments on its side.

 

Good to see you back!

 

Djib..The tragedy here is there's actually case to be made for the murders of the innocent folks from Borame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this